Maamulka degmada Wadajir oo dadweynaha degmadaasi uga mahadceliyay sida ay ammaanka ugala shaqeeyaan ciidamada
Published on February 22, 2013 by Mowliid · 1 Comment · 1,369 views
Maamulka dagmada Wadajir ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada amni ee dagmadaasi, iyadoo dhinaca kalana maamulku u mahadceliyay shacabka dagmadaasi oo uu sheegay in ay amaanka kala shaqeeyaan ciidamada.
Guddoomiyaha degmada Wadajir Axmed Xasan Caddoow Axmed Daaci oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ammaanka degmada Wadajir uu Wanaagsanyahay, isagoo tilmaamay in taasi ay ku timid wadashaqeynta u shaxeysa ciidamada, maamulka iyo dadweynaha ku nool degmadaasi.
Axmed Daaci ayaa si gaar ah ugu mahadceliyay dadweynaha ku nool degmadaasi oo uu tilmaamay in ay ciidamada kala shaqeeyaan amaanka degmada, wuxuuna intaa ku daray in ay ciidamada la soo xiriiraan hadii ay arkaan wax ay ka shakiyaan.
Guddoomiye Axmed Daaci ayaa xusay in wadashaqeynta maamulka iyo bulshada degmadu ay lagama maarmaan u tahay sugida amaanka iyo horumarinta adeegyada kale ee bulshada, wuxuuna ugu baaqay dadweynaha reer Wadajir in ay sii kordhiyaan wadashaqeynta ay la leeyihiin maamulka iyo ciidamada amaanka isagoo.
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Masha allah waxaan ubahanahay in dagmooyinka kale ee gobolku kudaysadaan talabada ay qadeen reer wadajir insha allah taas cid gooni ah oo loogu daneynaayo mjrto lakin dagmadi sidaas sameysaa ayada iyo mustaqbalkeeda danbe ayay dani ugu jrtaa waadmahdsntihiin shaqalaha radiyaha qaranka somlied