Maamulka degmada H/wadaag oo kulan looga hadlayay xaalada ammaanka la qaatay waaxyaha degmadaasi.
Published on January 27, 2013 by Mowliid · No Comments · 1,132 views
Maamulka dagmada H/wadaag oo kulan yeeshay dhamaan masuulinta waxyaha iyo lamaha amniga iyo qar ka mid ah gudiyada xafadaha hostaga dagmadaasi ayaa diraada lugu saaray sii xoojin amniga dagmadaasi.
Kulankaan balaaran ay maanta xarunta dagmada H/wadaag ku yesheyn maamulka dagmadasi ciimada amniga iyo shacabka ku dhaqan dagmadasi ayaa ahaa mid dirada lugu saaray sidii loo xojinlahaa amniga dagmada
Kulankaan ayaa gobjogaa ahaa gudoomiyaha dagmada H/wadaag,taliye ku xigeynka dagmadaasi iyo gudiyada dhanka amniga kala shaqeya maamulka dagmaadsi waxa intabadan kulankaasi lugu lafa guray sidii shacabka ku dhaqan dagmada H/wadaag iyo mamaamulkaasi uwada shaqeyn lahaayeen
Ugu horeyn waxa kulankasi ka hadlay taliye ku xigeynka Saldhiga ciimada booliska Soomaaliya ee ka hol hagala dagmada H/wadaag ayaa sharaxaad ka bixiyay xalada amni ee dagmada waxa uu sheegay in qabka ay isaga kashan karaab shacabka ku dhaqan dagmada ay tahay in wada shaqeyn buxda la yeshaan ciidamada amniga qabilsan iyo shacabka ku dhaqan gudaha dagmaadaasi.
Sidoo kale waxaa kulankaasi isne hadal kooban ka soo jeediyay gudoomiyaha dagmada H/wadaag Max’ed Abuukar Cali Jacfar oo sheegay in marka hore loo bahan yahay shacabka ku dhaqan dagmada ay xil weyn iska saran sidii ay iskaashi iyo wada shaqeyn buxda ula sameyn lahayeen maamulka iyo dhaamn ciidamada amniga ka hol gala,waxaana uu qiray in dagmada H/wadaag ay tahay mid amnigeeda aad u sareyo.
Dhan kale gudoomiya ayaa ka warbixiyay hola nadaafaded ay ka wadaan qar ka mid ah wadooyinka gala suuqa weyn ee Bakaaraha, waxa uuna sheegay in iskooda isku abaabuleyn maamulka iyo ganacsato iskooda isku xil qaamay ay isla garteen iney bilicda dagmada sare u qadaan.
Kulankani ayaa waxaa uu ahaa mid inta badan maamulada degmooyinka gobolka Banaadir uu la qaato qeybaha iyo waxaayaha kala duwan ee degmadaasi iyo shacabka ku dhaqan is la isaga kaashado ammaanka iyo nadaafada degmo waliba
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...