Maamulka Degmada Howlwadag oo sheegay in ciidamadu ku guuleysteen xaqiijinta ammaanka degmadaasi
Published on January 28, 2013 by Mowliid · 1 Comment · 1,174 views
Maamulka Dagmada H/wadaag ayaa sheegay in amaanka degmadaasi uu yahay mid la isku haleyn karo, kadib markii ay ciidamadu ku guuleysteen sugida Ammaanka degmadaasi.
Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Xuseen Jacfar oo saxaafada kula hadlay gudaha suuqa Bakaaraha ayaa sheegay in amaanka suuqa weyn ee Bakaaraha uu yahay mid wanaagsan oo la isku haleynkaro, kadib markii ay ciidamadu xaqiijiyeen amaanka isla markaana la furay wadooyinka dhex mara suuqaasi.
Sidoo kale gudoomiyaha ayaa intaa ku daray in burburinta dhismoyinka sharcidarada aha iyo furida wadooyinka ay gacan ka geysteen sugida amaanka suuqaasi, isagoo hoosta ka xariiqay in wadooyinka dhex mara suuqaasi ay dhamaantood furanyihiin.
Dhanka kale gudoomiyaha ayaa xusay in amaanka guud ee degamada Howlwadaag uu hagaagsantahay, isagoo tibaaxay in sugida amaanka ay iska kaashadeen ciidamada amaanka iyo dadweynaha ku nool degamdaasi, wuxuuna intaa ku daray in ay socoto qorshe dib loogu howlgelinayo suuqii Ceelgerweyne oo yaala degmada Howlwadaag kaas oo ku burburay dagaaladii ka dhacay caasimada Muqdisho.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
waaw viva holwadaaag degmadii aan ku dhashay daanahay dadkaagii waan kusoo soconaaa arin wanaagsan ayaan maqleynaa allow meel lagu nafto kaadhig degmooyinka kalane sidaas iyo si lamid ah