Maamulka degmada Cabuudwaaq oo dalbaday in la gargaaro dadka ku tabaaleysan degmadaasi
Published on January 16, 2013 by Mowliid · No Comments · 547 views
Maamulka degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa ku baaqay in gurmad la soo gaarsiiyo dad danyar ah uu ku dhibaateysan degmadaasi.
Mudane Xasan Cabdi Calas ‘’Xasan Cabuudwaaq’’ gudoomiyaha degmadaasi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan kumanaan dad ah oo ku dhibaateysan degmadaasi kuwaas oo ay la soo deristay xaalad nolo xumo.
Gudoomiyaha degmadaasi ayaa ka codsaday hey’adaha gargaarka iyo dadka Soomaaliyeed ee wax heysta in ay gurmad la soo gaaraan dadka ku dhibaateysan Degmadaasi, isagoo dhinaca kalena tilmaamay in sanadkan cusub aysan jirin wax hey’ado ah oo ka howlgala degmadaasi.
Dhanka kale guddoomiyaha ayaa raja xumo ka muujiyay xaalada nololeed ee Dadkaasi, isagoo ka digay in hadii aan loo gurman ay halis ku jirto noloshooda.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...