Maamulka dagmada Xudur ee gobalka Bakool oo dowlada Soomaaliya ka codsaday in gurmad lala soo gaaro dadka deegaankaasi.
Published on January 25, 2013 by Raage · 3 Comments · 1,298 views

Maamulka dagmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa ka codsaday dowlada federaalka Soomaaliya iyo ha’adaha gargaarka in ay dhinacyada waxbarashada ,caafimaad iyo cunada ka caawiyaan dadka ku nool dagmadaasi .
Mar uu la hadlayay Radio Muqdisho Gudoomiyaha dagmada Xudur ee gobalka Bakool Maxamad Macalin ayaa sheegay in degmada iyo deegaanada hoos taga aysan heysan nolosha aas aasiga ah ah sida Cunada ,caafimaadka iyo wax barashada,waxaana uu dowlada Soomaaliya ka codsaday gaar ahaan hay’adaha ay quseyso baahidaasi in ay si deg deg ah wax uga qabtaan.
Sidoo kale waxaa uu xusay maadama iyagu ay yihiin masuuliyinta Xudur ay cabsho arintaasi la xiriirta kaga imaneyso dadka deegaanka.
Inta badan deegaanada hoos taga degmada Xudur waxaa ay yihiin kuwo ka soo kabanaya dhibatooyinkii ay maleeshiyaadka shabaab ku hayeen xiliyadii hore.
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
marka hore alle weydiista gar gaarka ka dib dowlada fideraalka weydiista dowlada fideraalka waxa aan karajeenayaa in ay san shacabkeeda ay wax uqabandoonto intii karaankeeda ah.
WEBKA RADIO MUQDISHO ILAA 6 BILOOD KAMA HAYNO SAWIRADII QURUXDA BADNAA EE MAGAALADA MUQDISHO IYO HEESAHA LA SOCON JIRAY …
FADLAN SOO CELIYA DADKA QURBAHA KU NOOL AAD IYO AAD AYEY UXIISEYNAYAAN
Asc dhaman umada somaliayd waxan hal ugu tacsiyeyne wallkena c/xared adan runti wn ka xumahay waxas kuwa kale waxan dhilaha war iska qabta kuwan dad ma ahan wa cadowkina ale haka ribe kuwan dadka dila wlh ila hada wn ka xumahay hadan so gala meshan waxa niyada ika so dhacey c.satar run wn ka xumahay ani wn jarjari lahaa hadan awoda inan jarjara hilhbka alshpp