Wednesday, October 1st, 2014

Maamulka dagmada Walaweyn oo faah-faahin ka bixiyay bam lagu tuuray ciidamo ka tirsan dowladda

Published on May 8, 2013 by   ·   No Comments  ·   650 views

Maamulka degmada Walaweyn ee gobolka shabeelaha hoose ayaa faah faahin ka bixiyay falal ay maleegayeen maleeshiyad ka tirsan kooxda shabaab ay ku donayeen in ay ku waxyeleyaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyagoona sheegay in ay ku raad joogaan.

Guddoomiyaha dagmada Walaweyn ee dhinaca amaanka Abuukar Cabdi Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada ka tirsan dowladda ee ku sugan deegaanka Tixsiile ay banbo ku tureen maleeshiyaadka ka tirsan Kooxda shabaab kuwaas oo saarnaa Gaari isla markaana ka baxday goobta.

Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka ayaa intaasi ku daray in aysan jiran qasaaro soo gaaray ciidamada, isagoona intaasi raaciyay in ay wadaan howlgal lagu baadi goobayo kooxahii bamka ku tuuray ciidamada dowladda.

Maleeshiyada kooxda awodooda la wiiqay ee shabaab ayaa mudooyinkii dambe waxa  ay wadeen weeraro naf  lacaari ah kuwaas oo ay ku doonayaan in ay ku carqaladeyaan nabada haatan ka jirto dalka.

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

KIsmaayo

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Kismaayo

Kulan looga hadlayay doorka ay haweenku ka qaadan ...
raaga ceele

Saraakiisha ciidanka XDS oo kulamo la qaatay bulshada deegaanka Raaga-ceelle

Saraakiisha ciidanka XDS ayaa kulamo la qaatay odayaasha, ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-arbaco1-10-2014.mp3"][/audio]
2

Madaxweynaha J. F. S. oo gaaray magaalada Jidda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Somali-National-Army-1

Ciidammada Xoogga oo kaabiga ku haya Baraawe

Ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ciidammada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-30.9.2014.mp3"][/audio]
DSC03935

Ra’iisul Wasaaraha oo soo xiray shirka New Deal (Sawirro)

Muqdisho, 30, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
1

“Sawirro”Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo u amba baxay dalka Sucuudiga

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Luuq dagaal

Ciidamada dowladda iyo AMISOM oo la wareegay deegaanka Raage Ceelle

Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta ...
Agoonta Gaalkacyo 5

Deeq Lacageed oo la gaarsiiyay Agoon ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

Deeqdaan lacageed oo aheyd mid ay soo dhiibeen ...
Wasiir ku-xigenka iyo Safiirka Turkiga Olgan Bekar

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

[caption id="attachment_207430" align="aligncenter" width="360"] Wasiir ku-xigenka Arrimaha dibadda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/War-Duhur-30.09.2014.mp3"][/audio]
w_muqdisho_5

Hirgelinta nidaamka Federaalka oo maanta laga hadlay

Shirka looga hadlayo kobcinta tacliinta sare ee dalka ...
cabdiweli1

R/ wasaare Cabdiweli: “Dowladda Switzerland waxay naga caawineysaa Nidaamka Federaalka”"DAAWO VEDIO”

Wefdigan uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane ...
j7

Boqortooyada Sacuudiga oo Soomaaliya ka caawin doonto arrimaha garsoorka “SAWIRRO”

Wasiirka Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya ...
Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdullaahi Goodax (Sawir hore)

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo deeq raashin ah ka guddoomay hay’adda bisha cas ee Turkiga”DAAWO VEDIO”

[caption id="attachment_172844" align="aligncenter" width="640"] Wasiirka Arrimaha gudaha Cabdullaahi ...
TubtaToosan Logo

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-30-9-2014.mp3"][/audio]
New Deal

Shirka looga hadlayo hirgalinta New Deal oo maanta la soo gabagabeynayo

Maanta ayaa lagu wadaa in la soo gabagabeeyo ...
howlgal-ciidamada-xds-515x343

Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo ku dhow degmada Cadale

Ciidamada ammaanka iyo kuwa midowga Afrika ee AMISOM ...
IMG_4315

Madaxweynaha oo la kulmay maamulka iyo shaqaalaha gobolka Banaadir-”DAAWO VEDIO + SAWIRRO, DHAGEYSO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Sheekh Caan ah oo lagu dilay Beledweyne

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Beledweyne ku toogtay ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
gaafow

Soomaali Si Qasab Ah Looga Soo Tarxiilay Norway Oo Dib Loo Celiyay

Waaxda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa maanta muwaadiniin ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-29.09.2014.mp3"][/audio]
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Oo Kulan La Qaatay Safiirada Turkiga Iyo Q.M Ee Soomaaliya

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-29.9.2014.mp3"][/audio]
Al-Shabaab-Somali-Islamist-Group

Khilaafka iyo kala qeyb sanaanta Shabaab oo sii xoogeystay “DAAWO Warbixinta”

Khilaaf iyo kala qeyb sanaan hor leh ayaa ...
ridwan

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka oo furay shir looga hadlayo kobcinta tacliinta sare

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Awqaafta iyo Diinta ...
DSC03602

Shirka Hiigsiga cusub oo looga hadlay xalinta caqabadaha jira “SAWIRRO”

Shirka hiigsiga cusub oo galay maalintii labaad ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-29-9-2014.mp3"][/audio]
baydhabo

Dib u dayactir lagu sameeynayo waddooyinka Baydhabo

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socda mashruuc dib ...
ciyaar jecel

Abwaan Cabdi Shire “Cayaarjecel” oo Ummadda ku booriyay iney is gargaaraan

Abwaanka Soomaaliyeed ee Cabdi Shire Jaamac “Cayaar jecel” ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Mowqifka Islaamka & Is-miidaaminta

In qofku gooyo naftiisa waa dambi aad u ...
Nabad

Samaanta Nabadda & Xumaanta Colaadda Dhageyso

  Sida Shucuubta kale ee dunida ayay Shacabka Soomaaliyeed ...
Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...