Maamulka dagmada Boondheere oo ka warbixiyay madaafiicdii xalay ku soo dhacday dagmadaasi
Published on December 5, 2012 by Canab · 6 Comments · 1,704 views
Maamulka dagmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa faahfaahin ka bixiyay madaafiic xalay ku soo dhacday qeybo ka mid ah dagmadaasi taas oo dhalisay dhaawac soo gaaro dad rayid ah.
Guddoomiyaha dagmada Boondheere C/llaahi Xirsi Wardheere “Istakiin” iyo ku xigeenkiisa oo si wadjir ah ula hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in madaafiicdii ku soo dhacday dagmadaasi ay ku dhaawacmeen Shan Qofood kuwaas oo dhamaantood ahaa hal qoys.
Guddoomiyaha ayaa hay’addaha amaanka ugu baaqay in wax laga qabto amaan darida jirta si ay shacabka u soo gaarin waxyeelo, waxa uuna intaasi ku daray in maamulka dagmada uu gurmad cafimaad u fidiyay dadkii ay xalay waxyeelada soo gaartay.
Sidoo kale guddoomiye ku xigeenka dagmada Boondheere Cali Hilowle Cumar ayaa tilmaamay in maamulka uu caawinayo dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay madaafiicdii xalay.
Goobihii xalay ay ku dhaceen madaafiicda ayaa waxaa ka mid ahaa dagmada Warta Nabadda waxaana ku dhaawacmay wiil yar kaas oo dhaawac ka gaaray garabka.
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
asc radiomuqdisho & dhamaan ummada somaliyeed warkaan ku saabsan madaafiicda lagu weeraray goobo u dhaw madaxtooyada qaranka wa war aan la qaadan karin aaway hay,adihii lahaa amaanka muqdisho wa suganay ? runti wa niyad jab & walwal in sanad iyo sadax bil kadib in somalimemo webka teegaro shaab ku fanaan in weerareen madaxtooyo dowlad federalka wa in ay si deg deg ah wax uga qabato arintaan……….
asc waa anigii oo marla baad kusoo noqday caro darteed saaka xaala deyda caadima ahan saaka markaan soo kacay aqbaarta aan furay dareen keyga magaranayo sidaan noqday waxaan kunoo lahay dhul qaboobe ah heerka qaboowgana saaka uu marayo 37 waxaan iska hilmaa maamay gacmaha qabowga laga gashto iyo waliba dharka hooslaga qaato oo aan carodarteed ku xasuu san waayay waxaan isku malee yaya inaan boon dheere joogo walaala yaal kii aad fal ku qaba taan asagoo faraha kula jiro suqaar halaga dhigo miidiyahana noo soo galiya ayagaba markeey gabdhaha ama wiilasha soo maali yeed amaba culimada soo maaliyeed laa yaan weyku faa naan arxan malaha kuwaan jaa hiliin ayey ubadan yihiin iyo cayaal reebaadiyo ah marka hala xanuu jiyo nimanka yaanan laga harin inta gabar ama wiil soo maaliyeed ay qow racayaan ama
Arrintaan Waa Arrin Dhabar Jab ku ah Hey’adaha Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxaa yeelay Maalin kasta waxaan maqalnaa Shabaab Magaalada waa laga saaray!, Haddaba Su’aashu waxey tahay, XAGGEE LAGA SOO TUURAY MADAAFIICDAN MADAXTOOYADI QARANKA LAGU WEERARAYO?, Sow lama dhihi karo qaar ka mid ah Hey’adaha Ammaanka ayaa la shaqeeya raggaas?, {HASHU MAANKEYGA GADDAYE, MA MASAAR BEY LAQDAY?.}
maxaa isku beegay, isbaarooyiinkii
La qaaday iyo madfaca xalay la soo riday?
shaki kuma jiro aniga aragtidayda inay
Inay yihiin qolyahii isbaarooyinka ku shaqaysan kiray, oo doonaayo inay qas hor leh bilaabaan.
Wa haragii alsheydaan naflacaari waye wey dhiman rabaan insha,alah wala dhameystiraa ee hala dadajiyo ciidanka qaaska ah ee muqdisho loo sameynaayo alaahu akbar
waxaan u aragnaa dadka madaafiicda ku riday xalay magalada,dadkii isbaaradu u tiil magaalada xamar,isla markaasna waxaan qabaa in xog badan laga hayo dadkaas marka waxaan lee yahay waa in dadkaas la sheega isla markaasna lala shaqeeyaa ciidamada dawlada.isha alaah waa la qaban doonaa dabilaha.