Maamulka Cisbitalka Baydhabo oo ka warbxiyay xaalada cisbitalkaasi
Published on January 27, 2013 by Mowliid · No Comments · 875 views
Maamulka Cibitaalka magaalada Baydhabo ayaa ka dalbaday dowlada iyo hay’adaha caafimaadka in ay ka caawiyaan dhinaca daawooyinka iyo qalabka caafimaadka si loola tacaalo bukaanada ku jira cisbitalkaasi, iyagoo sheegay in ay gabaabsi ku yihiin cisbitalka adeegyada caafimaadka.
Sanad ka hor markii magaalada baydhabo ee xarunta gobalka Bay laga saaray Maleeshiyaadka Alqaacidada Soomaaliya waxaa wax badan iska badaleen xaaladaha nolosha iyo amniga dadkaasi, waxaana magaalada ka bilawday ganacsi xoog leh iyo dib u dhis, iyadoo ay kusoo qul qulayaan ganacsato kasoo jeeda gobalka Bay si ay u hormariyaan gacansiga magaalada.
Waxaa kusugan Baydhabo ciidamada AMISOM gaar ahaan Burundi iyo Uganda iyo sidoo kale ciidamada dowlada, sugida amniga ayeyna si wada jir ah isaga kaashadaan, iyadoo ay jiraan ciidamo lagu magacaabo madani oo laga soo dhex saaray dadka deegaanka oo iyaguna habeenki roondooyin sameeyo.
Cisbitaalka Baydhabo waa halka Cisbitaal oo lagu daaweeyo guud ahaan dadka gobalka mana heysto daawo iyo qalab ku filan iyadoo waliba gacanta ay ku haayaan Cisbitaalka hay’ado ay ka mid tahay WHO.
Agaasimaha guud ee Cisbitaalka Baydhabo Cabdala Maxamed Buule ayaa sheegay in cisbitalku usan dabooli Karin baahida caafimaad ee bulshada ku nool isagoo ugu baaqay hey’adaha gargaarka iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda gobolkaasi in ay gacan ka geystaan horumarinta Cisbitalka.
Waxaa magaalada muqdisho goor dhow ka furmay shirweynaha ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee soomaaliya ...
Shirkii Hogaamiyaaha wadamada G8ka oo maanta ka furmay ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika iyo Haweenka ...
Wasaaradda Horumarinta iyo Adeegga Bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ...
WARKA SUBAX 17.6.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Ciimada ammaanka ee dowlada ayaa saaka howlgalo dad ...
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo ku ...
Waxaa Xalay Magaalada Denhaag ee wadanka Holland lagu ...
Ururka ay ku mideysan yihiin guddiyada Olombikada wadamada ...
Qaraxyo ah oo loo adeegsaday gawaari laga soo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshado cusub ayaa ka qarxay magaalooyinka Ankara iyo ...
WAR HABEEN 16.06.2013
Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Soomaaliyeed,Ururrada Bulshada ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Sanadkii 1963 ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta ...