Laba ruux oo ku geeriyootay miino ay ku aasayeen xerada Qaxootiga Xagardheer
Published on January 17, 2013 by Canab · No Comments · 995 views
Laba qof oo lagu tuhunsan yahay in ay ka tirsanaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa ku geeriyootay Miino ku qaraxday xeryaha Qaxootiga ee Xagardheer ee dalka Kenya.
Labadan qof ee ku geeriyootay miinada ay ku aasayeen dhulka ayaa la sheegayaa in ay ka tirsan yihiin maleeshiyada kooxda shabaab waxaana taliyaha ciidanka Booliska dalka Kenya uu sheegay in la garan yahay meydadka labada Ruux.
Taliyaha ayaa intaasi ku daray in labada qof ee geeriyootay ay doonayeen in ay dhibaateeyaan ciidamada iyo shacabka ku sugan xerada Qaxootiga ee Xagardheer.
Dhanka kale ciidamada amaanka gobolka Waqooyi bari ee dalka Keyna ayaa ka wado howlgalo baaritaanno ah xaafadaha magaalada Gaarisa halkaas oo ay xalay kooxo hubeysay ay rasaas ku fureen hotel ayna ku dileen Afar Ruux halka ay ku dhaawacmeen tiro intaa ka badan.
Dadka geeriyooday ayaa waxaa ka mid ahaa ilaala xabsi kaas oo ku sugnaa Hotelka xiligii ay kooxaha hubeysan ay furayeen risaasta.
Saraakiisha ciidamada magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi bari ayaa sheegay in ay ku raad joogaan kooxihii rasaasta ku furay Hotelka kuwaas oo la rumeysan yahay in ay ka kooban yahiin afar ruux.
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...