Thursday, May 17th, 2012

Kulan Loogu Diyaar Garoobayo Soo Dhoweynta Arday Dalka Turkiga Waxbarasho U Aadeysa Oo Ankara Ka Dhacay”DAAWO SAWIRRADA”

Published on January 31, 2012 by   ·   13 Comments  ·   4,836 views

Kulan loogu diyaar garoobayo soo dhoweynta Arday Soomaaliyeed oo dhowaan Waxbarasho u aadaya ayaa waxaa magaalada Ankara ku yeeshay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada Turkiga,Mas’uuliyiinta Safaarada Soomaaliya ee Turkiga iyo Ardayda hada waxkabarata dalkaasi.

Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Waxbarashada dalka Turkiga ayaa intii uu socday xubnihii ka qeybgalay waxa ay is dhaafsadeen aragtiyo ku aadan qaabka ugu wanaagsan ee loosoo dhaweynkaro Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga kuwaasi oo dhowaan dalkaasi aadaya.

Gebogebadii kulanka ayaa waxaa la saaray gudi loogu talagalay iney qaban qaabiyaan soo dhaweynta ayadoo guud ahaanna Ardayda hada dalkaasi ku sugan ay ka qeybqaadan doonaan iney soo dhoweeyaan Walaalahooda cusub ee wax usoo baranaya dalkooda iyo dadkooda.

Dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga ayaa waxaa ku sugan boqolaal arday Soomaaliyeed kuwaasi oo iyagu wax kabarta Jaamacadaha iyo Iskuullada ugu waaweyn dalkaasi balse Ardayda la filayo iney gaaraan Turkiga dhowaan ayaa ah kuwo ku guuleystay imtixaanaad ay u galeen deeqaha waxbarasho ee ay Walaalaha Turkigu inoogu deeqeen.

photo by: cadaawe

Readers Comments (13)

  1. aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay arinta ay wado dowladda turkiga iyo kaalmada joogtada ah ay kageeseneeso umadda somaliyeed iyo dhamaan jiilka soo garaayo
    waa mahadsantihiin abaalkiina waan ku didoonaa maash.allah maasha.allah dadaala oo wax barta

  2. asc umada somalıyeed meel walba ooo eey jooogan wan ıdın salamay kadıb waxan aad ugu faraxsanahy ardaydan cusub ee dalka sooo garı rabo hadan nahay ardayda soomalıyeed ee turkıga ku dhaqan wan sooo dhaweyneena waxana leeyahay walalaha turkıga had ıyo jeer waxeey garab taaanyıhıın yıhııın ardayda somalıyeed

  3. gacna furan says:

    maashaa allaha waanu soo dhaweyheenaa ardayda cusub waana ku faraxsannahay waxaanu leenaha soo dhawada

  4. FATIH YARE says:

    asc dhaman umada somalıyeed meel walba ooo aad dunıda uga sugantıhıın waan ıdın slmy ka dıb aıgooo ah arday ka mıd ardaydııı 4 bıl ka hor ımaatay turkıga waxan halkan dooonaya ına la dar daarma ardayda sooo baxeysa. 1=waxaan ıdınku waanınaya maadama aad tıhıın arday somlıyeed ınadan sı fudud ku dhumın fursadan eey ku sııyeen walalaha turkıga ooo aadan ku fakırın ınaad u baxsato wadanka kale ooo aan danba kaa jırın waayo maahmaahyo cusub ayaaa dheheysa MEEL LAGA JECEL YAHAY HADAAD KA TAGTO WAXAAD TAGEYSAA MEEL LAGA NECB YAHAY
    2=maadaama aa tıhıın arday somalıyeed ısla markaana kuuu soooo baxaya magaca umada sooomalıyeed ın aan la ıllooobın wadanka hoooyo ısla markaana lagu fakıro ın had ıyo jeer wadanka wax looo qabto
    3=waxaan mıda sadaxaad ıdınkula dardarmı lahaa ın daka halkaan ıdınk keenay ujeedkada ay leeyıhııın aad ka mıra dhaslısaan waayo waa mıd adsıga ku anfaceysa waana ına wax barataan
    FADLAN WALALEY INTAN WA IGA DARDARN EE HA ILOOBINA…………

  5. somssli yas says:

    Aad iyo aad baa umahadsantihiin walaalaha turkiga

  6. Rabaab Ruush says:

    Aad Ayaan ugu Farax Sanahay Kaalmada joogtada ah eey walaalaheena Turkida Mar waliba eey la garab taagan tahay shacabka Soomaliyeed.
    TEŞEKKÜLER TURKIYE,

  7. bille says:

    as/c walaalayaal soo dhawaada ardada baxaysa iyo inta joogta turkiga waad salaaman tihiin taas kabacdi walaalayaal waxaan idinku dardaarmayaa in taad ilaalisaan sumcada somalida.korna uqaadaan magaca somalia waayo hadii aad ku fakartaan in aad u baxsataan wadamo kale laguuna keenay in aad wax baraytid oo ka’faaiidaysatid waqtiga lagu siiyay hadii aad tahriib iyo dhul aadan aqoonsi ku laheyn kashid taadiina waa ku dhaaftay tan sharaftii ardadii somaliyeedna meel baad uga dhacday walaahi hada north america ayaan joogaa hadii aan jaaniska maata aad haysataan hadii aan haysan lahaa waan soo bixilahaa xaqiiqan ee please ha’ku xiyaarin thank for turkiye we never for get vive bro Turkiye

  8. garmaqate says:

    runti ad ayn ugu faraxsanahay

  9. Amatallah,, says:

    Maa shaa alaah walaalaha turkiga abaal wayan ay noo galeen mana

  10. Maasha allah aad iyo aad ayaan ugu faraxsanhay walaalaha turkiga mahadsanidiin

  11. anwar says:

    manshalaah meeshani rag badan aya uga jeeda abdiraxman, abdiqadir. abdiraxman macalin takoow, aqyar kale manshalaah

  12. farhia says:

    maasha alah fatih yare waano fiican siiyay

  13. said ali says:

    masha alah ardayda waxa leeyahay ka faa iideesta wax barashada turkigana wa mahadsan yahay waxa leyahay wiilasha iyo gabdhaha yaanan liis dhihin tahriiba maxa yelay meshan walhi dhib aya yaala xalay mahine habeen hore markay taariikhda eheed 29.01.2012 wiil aya lagu dilay wadankaan aan joogo oo ah finland gaar ahaan magaalada la dhaho oulu gurigiisa aya loogu soo galay waxana laga tuuray daaqada runtii maskaxdiisa ayaa kala dadatay wuuna dhintay alaha u naxariisto marka yurub dhib aan yareen ayaa yaala yaanan la sii ordin tartiibkiina wax barta hadii aa barataan luqada turkiga waxa heleysaan fursad aa google uga hesho translate ingilish ama carabi waxii aa dan ka yeelato marka wax barta runtii yurub cunsuiriyin aya ku soo badanowyaan yaanan lagu soo lu go in ee wax barta si aa noo anfacdaan wa idin baryaa hee ilaheyna wax barashada ha idiin fududeeyo u dhabar adeega mahadsanidiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...