Kulan Looga Hadlayay Amaanka Oo Lagu Qabtay Afgooye
Published on July 9, 2012 by Canab · No Comments · 1,279 views
Kulan ay soo qaban qaabisay hay’adda wada hadalka Bulshada ee CCD kaa oo looga arrinsanayay sidii shacabka ku nool dagmada Afgooye ay ciidanka kala shaqeyn lahaayeen amaanka ayaa lagu qabtay gudaha dagmadaasi.
Kulankan manta ay wada qaateen Maamulka degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose, saraakiisha ciidanka xoogga dalka iyo shacabka degmada ku nool ayaa looga hadlay sidii ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya loogu caawin lahaa in ay ka hortagaan falalka ay shacabka u maleegayaan maleeshiyada Al-Shabaab.
Furitaanka kulanka ayaa waxaa ka hadlay General Ibraahin Aadan Yarow oo ka mid ah saraakiisha ciidanka ee degmada Afgooye waxa uuna ka dalbaday Shacabka degmada in ciidanka Nabad geliyada degmada ay kala shaqeeyaan ka hortaga dhibaatada shabaab ee haraadigooda ku dhuumaaleysanay xaafaddo ka mid ah degmada si loo badbaadiyo dhibaatada ay u geystaan ummadda Soomaaliyeed.
Guddoomiyaha degmada Afgooye ee Gobolka shabeelaha hoose C/llaahi Cabdi oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in hay’adda wada hadalka bulshada meel isugu keento shacabka ka dibna dareensiiso in ay yihiin dad xaq u leh nabad in ay ku noolaan karan kana arinsan karaan aayahooda isagoo sidoo kale uu sheegay in maamulka uu ka shaqeyn doono hormarka Degmada iyo amnigeeda.
Kulanka ayaa ah kii ugu horeeyay oo loo qabto shacabka ku nool degmada Afgooye tan iyo markii laga saaray maleeshiyada kooxda Al-qaacidda oo shacabka u adeegsan jiray dhibaateynata shacabka, iyadoo shacabkuna uu balan qaaday in ay ka hortagi doonaan qof walba oo isku daya in uu dib ugu celiyo Gumeysigii shabaab.
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...