Kulan looga hadlayay adkeynta ammaanka caasimadda oo xalay lagu qabtay Muqdisho
Published on July 19, 2012 by Mowliid · No Comments · 1,363 views
Kulan looga hadlayay ammaanka Muqdisho oo ay ka qeybgaleen wasiirrada Gaashaandhigga, arimaha gudaha, guddoomiyaha gobolka iyo saraakiil ka tirsan hey’adaha ammaanka ayaa xalay fiidkii lagu qabtay Muqdisho.
Kulankan oo socday muddo saacado ah ayaa waxaa looga hadlay sidii ay laamaha amniga iyo maamullada degmooyinka iskaga kaashan lahaayeen Amaanka degmooyinka gobolka banaadir, iyadoo kulankaasina ay goob joog ka ahaayeen R/ wasaare ku xigeen ahna wasiirka Gaashaandhigga mudane Xusseen Carab Ciise, wasiirka arrimaha gudaha iyo amaniga Qaranka C/samad Macalin Maxamuud, taliyaha ciidamada xoogga dalka Gen. C/qaadir Sh. Cali Diini taliyaha ciidamada booliska Shariif Shiiqunaa Maye, Guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo guddoomiyasha degmooyinka
Muddadii uu socday kulankasi ayaa diirradda lagu saaray sidii la iskaga kaashan lahaa sugidda ammaanka Muqdisho iyo sidii ay wadashaqeyn buuxda u yeelan lahaayeen maamulka degmooyinka iyo hey’adaha qaabilsan Ammaanka, waxaana halkaasi la isku weydaartay fikrado ku aadan sidi looga wada shaqeyn lahaa ammaanka.
Gebagebadii kulanka ayaa mas’uuliyiintii ka qeybgashay kulanka waxa ay kala qaateen awaamiir ku saabsan qaabka ugu haboon ee looga wada shaqeyn lahaa ammaanka, wuxuna kulankani qeyb ka yahay qorshaha ay dowladdu ku dardar gelineyso adkeynta ammaanka caasimadda Muqdisho.
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...