Saturday, November 22nd, 2014

Kooxda Elman Oo Ka Qeybgeleysa Ciyaaraha Bariga Iyo Bartanaha Oo Bareejeeysay Kooxda Fitalow ee Dalka Burundi

Published on June 22, 2013 by   ·   1 Comment  ·   2,751 views

Kooxda Kubadda Cagta Elman oo ka qeybgalaya ciyaaraha CECAFA ee Bariga iyo Bartamaha Afrika ayaa shalay  bar bar dhac la gashay kooxda Kubadda cagta Fitalow ee ka dhisan dalka Burundi kadib ciyaar xiiso badan oo ku dhex martay Magaalada Alfashir ee galbeedka wadanka sudan.

Guddomiyaha Kooxda Elman C/laahi Maxamed Guure oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay sida ciyaartu u dhacday,  isagoo sheegay in kooxda Elman ay la ciyaartay kooxda fitalow ee dalka Brundi,  wuxuuna intaa ku daray in kooxda Burundi ay hal gool la hormartay ka dibna kooxda Elman ay heshay Rigoore sidaana ay ciyaartii kusoo dhamaatay hal iyo hal.

‘’Ciyaarani waa koobka CECAFa Chambion waaye,  gool hayaha Axmed C/lla ayaa dhaawac yar soo gaaray hadana wuu fiicantyahay,  ciyaartaasina Hal iyo Hal ayeey ku dhamaatay’’Sidaasi waxaa yiri gudoomiyaha kooxda Elman C/llaahi Maxamed Guure.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaa ku daray in 23-ka bishan ay la dheeli doonaan kooxda ALmariiq oo ka dhisan dalka Sudan, kuwaas oo sida uu sheegay leh hal dhibac halka kooxda Elman ay leedahay Hal Dhibac.

Gudoomiyaha kooxda ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay iney kooxda Elman soo bixi doono,  haddii ay sidan ku sii socdaan wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in kooxdu ay guulo taariikhi ah ka soo hooy doonto tartankaasi.

 

Readers Comments (1)

  1. hanbalyo hanbalyo Elman Gallas kasi wad




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-22.11.2014.mp3"][/audio]
DSC_2846

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay ...
210

Kooxda Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda xasuuq ka dhacay duleedka Mandheera

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda xasuuq lagu laayay ...
10679_807721645952600_1793617226884276116_n

Muugaab “Nadaafadda iyo naleynta caasimadda waa mudnaanta Kooobaad”+Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhawaan  dar dar galin ...
DSC_0149

Maalinta Macalinka Soomaaliya oo Kuwait laga xusay ”SAWIRO”

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyo 40 guuradeeda munaasabad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-22.11.2014.mp3"][/audio]
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Lars 147

Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay Dugsiyo ku yaalla Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Dr. Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada ...
Howlgal-boolis-490x326

Maandooriye iyo rag ka ganacsanayay oo la soo qabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Ciidamada Booliska degmada Dharkeenleey ayaa howlgallo ay ka ...
xuska macalinka

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO MUUQAAL)

[caption id="attachment_217763" align="aligncenter" width="580"] xuska macalinka[/caption] Munaasabadan lagu xusayay ...
DSC00288

Howlgallo lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo laga sameeyay G/SH/Hoose “SAWIRRO+MUUQAAL”

Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa ...
DSCF6075

Tartan isboorti oo ka furmay Degmada Shangaani “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Shangaani ee maamulka Gobolka Benaadir ayaa ...
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweynaha “Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO MUUQAAL)

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
maxkamad2

Shirka Wasiirrada Garsoorka Carabta oo looga hadlay Garsoorka Soomaaliya

Shir sanadeedkii wasiirrada Caddaalada dalalka Carabta ay ku ...
South-Africa

Koonfur Afrika: Weerarrada burcaddu u geysanayaan Soomaalida oo badanaya

Weerarrada lagu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koofur ...
Beledweyn

Beledweyne: Barakacayaasha oo ay Roobabku saameeyeen

Roobabkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka ...
MUUNGAAB

MUUNGAAB: “Ciddii Xamar guri ama hanti looga heysto maamulka halla soo xiriirto”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed ...
DSC_2695

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ...
DSC_2674

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-21.11.2014.mp3"][/audio]
DSC01394

Kulan Looga hadlayay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo Galkacyo lagu qabtay “Sawiro”

Kulankani lagu qabtay Hotelka Empasy ee magaalada Gaalkacyo ...
ilkacase

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-21.11.2014.mp3"][/audio]
Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
dhuxuloow

Wasiirka warfaafinta oo saaka dalka dib ugu soo laabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka oo u ambabaxay dalka Jabuuti. (DAAWO MUUQAAL)

Gudoomiyaha baarlamanka ayaa saaka u ambabaxay dalka Jabuuti ...
Xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka dalka dib ugu soo laabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-21-11-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha “Qurba joogta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa ineey dalka dib ugu soo noqdaan”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...

Tubta Toosan

Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...