Kooxaha Burcad Badeed Ah Oo Qafaashay Markab Laga Leeyahay South Africa
Published on August 5, 2012 by Canab · No Comments · 1,833 views
Kooxaha burcadbadeedda ayaa khaarijiyay labo ka tirsan shaqaalihii saarnaa Markab laga leeyahay dalka koonfur Africa oo ay qafaasheen iyagoo dhanka kalena horay u kaxeystay Afar ka mid ah shaqaalihii ka badbaaday weerarka.
Sarkaal ka tirsan dowladda South Africa ayaa xaqiijiyay in Xilliga la afduubanayay Markabka uu maryay meel ka tirsan xeebaha dalka Nageria.
Kooxaha afduubka u geystay markabkaasi laga lahaa dalka Koonfur Africa ayaan la ogeyn halka ay ula dhaqaaqeen waxaana illaa iyo haatan la ogeyn Wadamada ay dhalasho ahaan kasoo jeedaan shaqaalihii la socday markabka ee u gacan galay kooxda burcad badeedda ah.
Sidoo kale ma jirto waxa war ah oo kasoo baxay Dowladda South afrika oo la sheegay in dalkeeda laga lahaa markabka la qafaashay.
Kooxaha burcadbadeedda ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay sii labojibaaray weerarada ay ku qafaalanayaan maraakiibta ganacsi ee isticmaasha xeebah Africa iyagoo lacago malaayiin dollar ah ka qaata Maraakiibta iyo Shaqaalaha ay afduubtaan.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...