Koowda Luulyo Oo Laga Xusay Magaalada Wuhan ee Dalka shiinaha”DAAWO SAWIRRADA”
Published on July 3, 2012 by Jayte · 10 Comments · 18,047 views
Xaflad balaaran oo lagu xusiyey 52 guradii kasoo wareegatay markii ay xuriyada ka qateen gobolada konfurta iyo midowgii gobolada waqooyi iyo konfur ayaa ka dhacday magaalda wuhan ee dalka shiinaha .
Xafladani ayaa waxaa kasoo qayb galay safiirka somaliya u fadhiya ee china yusuf xasan ibrahim yusuf dheeg iyo ardayda somaliyeed ee ka kala yimi gobolada shinaha , walidiin iyo marti sharaf kale oo badan.
Hadaba xaflada sungurada 1 luulyo ayaa lagu soo bandhigay ruwaayado , ciyaaraha hidaha dhaqanka iyo hadalo qiiro badan kaasi oo taabtay ardaydii somaliyeed .
Safiirka somaliya ee shiinaha yusuf dheeg ayaa madasha xafladaasi kaga warbixiyey marxaladihi la so maray iyo waxbaqabadkii uu u soo qabtay umada somaliyeed , iyadoo uu safiirka so qabtay jagadani laba jeer , ayaa dardaaran u jeediyey ardayda somaliyeed ee waxkabarta china oo ku jira marxaldii iftiinka mustaqbalkooda .
Abdulkadir Said Ali Gaani Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
我们有良好的组织 waxey aheed habeen aan aad uga soo shaqeynay dhamaan umada soomaaliyeedna kuwada faraxsanaayeen thanks axbta radio muqdisho waxaan rajeynaa in aan sanadka danbe daklkeena oo nabad ah aan si fcn ugu wada dabaal degnmo
Asc dhamaan aad ayaan ugu farxay sida fiican ee dhalinyarada soomaaliyeed ee china ugu dabaaldegeen maalintii xoryadeenee ibecame so emotional thanks for radio muqdisho waa abdulnasir karlshamn sweden
B R A V O.Somali hanoolaato.
Masha Allah. Soomalidu runtii waa dad wadaniyiin ah lakin waxaad moodaa in wadaninimadu aaan muujino kaliya maalmaha 26ka Juun iyo kowda Luulyo. Waxaan ubaahanahay in dareenka wadaninimo aan muujino maalin kasta. Ma’aha inaad xaflad weyn maalin kasta dhigtid lakin siyaabo kale ayaad wadanimadaada umuujin kartaa. Sida adoo qabiileysiga ka fogaado, taariikha dalkaada oo aad ubadkaada bartid, ururada wadaniga inaad kaqeyb gashid intaad kuwa qabiilka aadi laheyd iyo iwm.
masha,allah ilaahay ha idin dhowro walee soomali meel kasta waa laga helaa masha,allah kuwii is gargaaro ilahay hanaga dhigo amin
HAMBALYO… WAN KU FARAXSANAHAY SIDA MEEL WALBO LOGA XUSAY XORNIMADA WADDANKA <3 PEACE PEACE .. SPECIAL THANKS RADIO MUQDISHO
我们有良好的组织 waxey aheed habeen aan aad uga soo shaqeynay dhamaan umada soomaaliyeedna kuwada faraxsanaayeen thanks axbta radio muqdisho waxaan rajeynaa in aan sanadka danbe daklkeena oo nabad ah aan si fcn ugu wada dabaal degnmo
aad ayaad umahadsantiin soomaalidaiina kunool dalka shiinaha sidaad umuujiseen soomaalinimadiina iyo kowda julay aadana ubaraysaan dadka aadla nooshihiin ee aan ogeyn ayagu maalintaas qiimaha ay noogu fadhido ku dhinta oo difaaca soo maalinimadiina waligiin thans soomaali china waana umahad celinaynaa dalka shiinaha siday noogu xanaaneeyeen dadkeena qaxootiga ku ah wadankeeda
masaha allah masha allah maasha alaah iloow somalida isku wada keen wadankeenana nabad nooga dhig rabiyow amin
tankale waxaan halkaan kasamaa sxbkeey ahmed wali oo aan sawirkiisa halkaan ku arko caawadaan macanta
Mashalaa.ilahaw.wadankena.nabad.kadhig
masha alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah alow soomaliya ayagoo nabad qawa isku wada keeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeen
Asc dhamaan aad ayaan ugu farxay sida fiican ee dhalinyarada soomaaliyeed ee china ugu dabaaldegeen maalintii xoryadeenee ibecame so emotional thanks for radio muqdisho waa abdulnasir karlshamn sweden