Thursday, May 17th, 2012

Khudbad Xasaasi ah oo Madaxwayne Shiikh Shariif u jeediyay Golaah Wasiirada. DHAGAYSO

Published on April 30, 2011 by   ·   12 Comments  ·   2,773 views

Madaxwayanah Jamhuuriyadda Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa khudbad Dhinacyo badan taabanaysa waxa uu u jeediyay Xubnaha Golaha Wasiirada xukumadda kaddib markii uu qado sharaf ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada.

Madaxwayanaha ayaa waxa uu ka hadlay xilliga kala guurka ah, Sida looga gudbi karo, arinka doorashooyinka, iyo sida lagu xallin karo khilaafaadka jira.

Ugu horreyna wuxuu xukuumada ku ammaanay shaqada wanaagsan o ay qabteen iyo dadaalka adag oo ay wadaan, wxuuna sheegay in uu uga mahad celinaayo.

Sidoo akle wuxuu kahadlay arrinka doorashooyinka oo qayb ka mid ah Baarlamaanku ay qabaan, wuxuuna sheegay in xaaladda dalka ka jirta hadda ay keeneyso in waqti la siiyo xukuumadda, wuxuuna sheegay in abaabul loo galo doorashooyin iyo xifiltan ay dhaawac ku keeni karto howlha iyo guuulaha muuqda oo maalin kasta ay keenayaan ciidamada Dalka gudaha Muqdisho iyo gobaalda Dalka.

ugu dambayn wuxuu sheegay in sharci darro ay tahay in Guddoomiyaha baarlaamaanku uu magacaabo gudi doorasho.

‘Waxaan dareemeynaa in Guddoomiyaha uu ku jiro damac in uu isu sharaxo Xilka guddoomiyaha iyo wax kale ee sidee macquul ku tahay in musharax uu magacaabo guddiigii doorashada u maamuli lahaa,’ sidaa ayuu yiri madaxwaynaha jamhuuriyadda Mudane shiikh shariif Shiikh Axmed.

Khudbadda oo faah faahsan halkaan hoose ka dhagayso.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Readers Comments (12)

  1. xassan says:

    500 oo xildhibaan???
    waa wax laga naxo wallahi, khilaafka dhan meesha oo ka imaado waa meeshaas.mareykanka iyo ruushka oo 300miliyan oo qof degan xattaa malahan intaas!!

  2. sharif says:

    Cimrigii jiriyoow jiriyow jiriyow ceynaanka haay haay haay waligaa haay === Waa inaan taageernaa qorshaha madaxweynaha iyo wasiiradiisa si wadanka iyo shacabka dhibka ay wadaan kuwa nabad diidka ah looga dulqaadi lahaa Runtii dadka fara kutiriska ah ee barlamaanka ku jira waa in talaabo sharci ah laga qaadaa Teeda kale wabka radiyo muqdisho waxaan ka codsanaayaa in ay cod ka qaadaan dadka waxaa hubaal ah in ay badindoonaan inta rabta in dowlada hal sano loo kordhiyo WAA MAHADSANTIHIIN

  3. ordaaye says:

    ASALAMU CALAEY KUM
    BAHDA RADIOMUGADISHU WAXAN IDINKA CODSAN LAHAA IN AD NOOSODEYSAN QUDBADA MADAXWAYNAH OO MUUQAAL AH PLEASE
    WALAHI ILMA IGU SOO ISTAAGTEY, WAXAAN XUSUSTEY MALIN U KASOO LAABTEY JABUTI INTUUNA M,WEYNAHA NOQON OO UU WADA TASHI UYIMID MUGADISHU, MALINTAAS CUNUG YAR O AN KU QIYAASEY 10 JIR HADUSAN KA YAREYN AYAA UGU DUCEYEY [SHEEQ SHARIIF KOR ALLAHA KA DHIGO] AMIN, MARKA DUCADII SAQIIRKA AYAA ILAAHEY U AQBALEY.
    waxan idinka sunaa waa qudbadii u m,weynuhu u jeediyey geesiyaasheena wasiirada ah garabkiina ilaah ha galee
    amiin.
    THANKS

  4. c/aqadir says:

    qodbo qiimo leh uu jeedidey maxadwayne xaji shiikh shariif shikh axmed

  5. kamaal says:

    madaxwaynaha aad ayaan ugu mahadcelinaynaa sida sharafta leh ee u amaanay golaha wasiirada oo ah kuwo soo celin kara sharafteena iyo qaranimadeena madaxwaynaha somaliya sheekh shariif hadaad naga tagto waa noo dhamatay fadlan kuwa cadowga nagu ah hanooga tagin ee shaqadaada wado.

  6. yuusuf awale says:

    waxaan dhihi lahaay runti shariif iyo farmaajo hadey kadagaan xilalka ay uhayaan shacabka wuxuu ugacan gala kuwo cadow ah oo aan rabin in somaliya ay nqoto sideedii hore waan idin baryayna naga garsiiya barlamaanka inaan doonayno dowlada shariif iyo farmaajo waa dad wadaniyayaal ah runti dabcan farmaaj wuxuu so dhisya dowlad masha allah oo in aan garab siino nooga bahaan waan idin tagersanahay hadaan nahay shacabka qurbaha kunool waadna mahadsantihiin shaqalaha radio muqdisho

  7. Hubsane says:

    Dhamaan waad salaaman tihiin, salaan kadib, Madaxqeynuhu wakhtigiisa wuu dhamaadey, khilaafkana arintaas ayaa keentey asagana marabo inuu xilka ka dego, hadii aan ka hadalno arinta Guddiyaasha uu Gudoomiyaha Baarlamaanka magacaabey awoodbuu u leeyahay qofkii wax akhrin kara ha akhriyo Xeer-hoosaadka Baarlamaanka qobodkiisa 18-aad, xildhibaanadda ayagaa u codeeyey in ay sedexsano ku darsadaan xaaladda jirta aawgeed, Golaha Wasiiraddana madaxweynaha ayey raacidoonaan haku bishaareystaan. ama taksiyadooda ha iska wadaan oo qurbahooha ha u laabtaan. idaacadda dhamaan Shaqaalaha codka Xokuumaddana waan idin salaamayaa.

  8. Hussein says:

    aad iyo aad ayaad u mahadsantuhiin hataa tihii shaqaalaha waraaradda warfaafinta qudbatii sharafta laheed ee madaxweynaheena,,,laakiin waxaan idin sheegilahaay oo ila qaldan aniga ra.yieyga waayay qudbada mid dadweynaha loogu talagalay ma eheen waa mid labada gole iska leh waa i fahmeysaan meesha aan kahadlaayo xoogaa qeynuunka kuma wanaagsaneen marka bal dib u eega marka hore inta aadan soo galina webka!!waan ogahay wanaaga ayaa dadka la rabtaan waa dhageeysto jooga waqooyiga yurub finlad.

  9. ruqiyo says:

    asc qodbad dhaxal gal ah qofkii wax fahmaayo qof wax fahmay maba fahmaayo waligiis madaxweynaha qaran ka taaaaaaariiikhdaa ku qorayso insha allah sida aan u qoslay wlh sh shariif waa iga qosliyey masha allah guuuuuuuulaysta adiga iyo farmajo dhamaan wasiirada qaranka soomaaliyeed ciidanka qalabka sida inta jecel dowladnimada yaa rabbi

  10. Cabdi wadani says:

    Walaahi waa wax laka xumado qaabka udhaqmayo sharif xasan waxan umalayn jirnay nin wanagsan laakin waxaa unoqday kalgiis taliye marka waxan xasusinaynaa hadii sidaas uu sii ahado in shacabka kalsonida kala laa ban doono marka waxan kulatalnaynaa inuu jojiyo fikirka rer kalbetka wuuna qata maslaxada iyo holmarka dalka wuugarayo hada

  11. AhmedNur says:

    Run ahaantii madaxweynuhu waa shakhsi waddani ah.waa uuna fahmi karaa ujeedada ay leeyahiin hugaamiya kooxyadii dalka u afdoobnaa muddo 16sano,waa tii ay fashilmeen sanadkii 2006di waa layaqaanaa shakhsiyadooda iyo waxay taran mar kale ayay doonayaan in ay dadka iyo dalkaba qaribaan taana waa riyo maalmeed.waxay doonayaan ay ciimada dowlada niyad jabiyaan,somalia in aysan kabixin dhibaatada,waa lagu jiraa marxalad uu xalka soo dhawyahay.hadaba khaa,inu waddanka ayaa fursad la siiyin.

  12. zubeer says:

    qof wliba ra yigiis wuu ka hadli karaa waad qaldantihiin suxufiyiin xag jir ah baad tihiin ma matashiin umada islaamka ah isku laabta hadaa tihiin ridio muqdisho qof la raadiyana cilmi malhan boqolaal ayaa dhimatay ok your combulataly woring so correcting you self othr ways heeeeeeeeeeee waad garaneysaaaaaaaaaaa good byyyyyyyyyyyyyy




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...