Khilaaf Soo Kala Dhaxgalay Horjoogeyaal Ka Tirsan Kooxda Shabaab
Published on July 9, 2012 by Canab · 5 Comments · 3,596 views
Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaaf u dhexeeya Horjoogeyaasha Kooxda Shabaab ee ku sugan deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan kaas oo salka ku haya qaabka dadweynaha looga qaadayo lacago aan sharci aheyn
Qilaafka soo kala dhaxgalay horjoogeyaasha maleeshiyadda shabaab ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa ah mid salka ku haya qaadista lacago aan sharici aheen oo ay ka qaadaan baabuurta u kala gooshta gobollada koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.
Qaar ka mid ah horjoogeyaasha shabaab ayaa soo jeediyay in la yareeyo lacagaha laga qaadayo gawaarida halka kuwa kalane ay ku gacanseyseer.
Sidoo kale dadka ku dhaqan dagmada Buulabarte ayaa sheegay in qilaafka u dhaxeeyo shabaab ay ka cabsi qabaan in uu ka dhax dhasho dagaal waxaana wararku ay intaa ku darayaan in dagmada Buulabarte ay joogaan horjoogeyaal ka yimid gobolada Sh/dhexe si ay u xaliyaan qilaafka ka dhax oloosan kooxda.
Haddii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Hore ayaa waxa loo yiri “Labo xaqdarro ku heshiisaa xaqqa ayay ku diriraan”.
awal ayay xaqdaro ku heshiyeen Ilaah ayaa ayagana xaqa kasoo saara Ilaah hanaga qabto qas wadayaasha muslim isku sheegaah muslim ma ladhihi karee wcs
Alla haisku diro kuwaas waana dhibeene
al shabaab ilaahay ha isku diro qurunka
Hhhhhhhhhh ashabaaaq waxtaageero waaan waaayay ileeeen dhacab hadiiis kaaaa horyimaaaado waaaas ahaaatay ilaaahay hakaqabto umadasoomaliyeeeed ashabaaaaq hadhacdo hhhhhhhhhh