Jihaadka Dhabta Ah!!! – DHAGEYSO
Published on October 10, 2012 by Canab · No Comments · 2,598 views
Diinta Islaamka waxaa ku soo arooray Jihaad oo ay dadka muslimiinta ahi galaan marka ay ku soo gardarroodaan dad kale diinta ay rabaan ha heystaane. Jihaadku wuxuu leeyahay qeybo kala duwan. Si loo fuliyana wuxuu u baahan yahay in loo raaco waddadii ay diintu na fartay.
Kooxo kala duwan ayaa duniada Islaamka ka wada dagaallo ay ku macneeyeen Jihaad oo ay si joogto ah ugu daadiyaan dhiigga dad muslimiin ah iyo kuwo kale oo birima-geydo ah, Diintuna ay fartay inaan dhiiggooda iyo maalkooda la banneysan.
Waxaa kooxahaas ka mid ah Al-Shabaab oo Jihaad ku macneeyay xasuuq ay u adeegsatay Qaraxyo naf hallignimo iyo miinooyin lala eegtay goobo shacabku ku badan yahay. Waxaana ficillada Shabaab ay ku sheegeen inay Jihaad yihiin ka mid ah in ay Masaajidka ku sugaan dadka oo ay dilaan marka ay salaadda dhameeyaan.
Haddaba macnaha dhabta ah ee Jihaadka ee ayaan uga hadleynaa barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti ku yahay Sheekh C/llaahi Axmed Garuun oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed.
TUBTA TOOSAN 08 10 12
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Warka Subaxnimo Isniin 20-05-2013
Warka Subaxnimo Isniin 20-05-2013
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...