Jeneral Indhacadde oo raashin gaarsiiyay Barakacayaal
Published on June 30, 2011 by Mowliid · 13 Comments · 2,892 views
General Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde ayaa maanta deeq isugu jirta Raashin dhar iyo Lacag u qeybiyay Barakacayaal ku sugan degmooyinka Waaberi iyo Xamarweyne.
Raashinkani ayaa loo qeybshay ilaa Boqol qoys oo ku kala sugnaa xerooyin ku yaala degmooyinka Waaberi iyo X/weyne, waxaana halkaasi ka hadlay Gudoomiyayaasha degmooyinkaasi oo u mahadceliayay General Indhacadde sida wanaagsan ee uu uga damqaday dhibaatada dadkaasi heysata.
Dadkani ayaa qeyb ka ah qoysas farabadan oo maalmihii ugu danbeeyay ku soo qulqulayay magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka soo barakacay abaaraha ka taagan qeybo ka mid ah gobollada dalkeenna.
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
YAABKA YAABKIIS JAANARAALKA WAA ISU SOO CAAAN BIXINOOYAA MAA SHA,ALAAH SIIWADO HOWSHAADA CAJIIIIIIIIIIIIIIIIIB
kkkkkkkkkkk 10 kiish oo mesego ah ood siiso waxaba u tarimesee qaranimadooda ayaa deqeysee uga horwareega adiga iyo rag kale oon garanayo
Really”’ Afkiiba juuqda gabey, maaanta indho cade ayaa tabaruc dad u sameeynaya.
masha alaah qeer alalah ku siiyo shiikh yuusuf maxame siyaad indha cade
indhacadde halkee buu ka keenay lacagta uu dadka siinayo !!!
A.ckum wr wb masha allaah wa wax fcn
Xaggee ayaa deeqdu ka timid qoraalka laguma xusine.Waana wax aasd loogu bahaan yahay kaalmadan oo kale.
Masha allah indhacade allaha kaa ajirsiyo masakinta qof walba oo wax haysta waa inuu takuleyo dadka masakinta ah waa u sadaqo ayan filaya
Wuu ku mahadsanyahay Gen indho. Wana so dhaweynena cidii somalida dhibateysan wax u qabtaan. Wana arton lagu farxo shalay dadka qoriga wax ku qasbi jiray ineey manta Oo dhibaato jiro is grty Somali ha nolaado!
WAX FIICAN WUU QABTAY MAR HADUU CAAWIYEY DAD. LAAKIN FADLAN ISKA DHAAFA RADIO MUQDISHU INAAD GENERAL TIRAAHDAAN NIN AAN DARAJADAAS LAHEYN.
ASC Aad ayuu ugu mahadsanyahay Indhacade dadka uu u kaalmeeyay waana wax waa jib ku ah inuu u gar gaaro dadka dhibaateeysan waana wax waa hore laga sugaayay inuu sameeyo, sababtoo ah qof walbo oo Soomaali ah ayeey waajib ku tahay in uu kaalmeeyo walaalkiisa dhibaateeysan, mida kale waxaan rajeeynayaa ragi asaga lamidka ahaa oo eey kamid yihiin, QANYARE, MUUSE SUUDI, CABDI QEEYBDIID, MAXAMED DHEERE, iyo rag kale oon aan hada magac yadooda xasuusan in eey ku daydaan maxaa yeelay waaya hoodii eey hubka heesteen waateey isku dayan jireen maantana waa in eey Indhacade ku daydaan ileen wax fiican buu sameeyaye..
Wabilaahi toowfiiq
wax walba waxay leeyihiin bilaaw iyo dhameestir marka indha cade hadii uu wax u qabtay dadkiisa waa sax lagu farxo maxaa yeelay Waxaad arkeysaa qof markiisii hore xumaay kadibna ilaah soo hanuunsho waxaad arkeysa mid awal wadaad ahaay hadana u dambeeyso meel xun mar aniga hadalkeyga waxaan ku soo gaabinaa qof walboow oo somali ah waxaa xuseeyso taariikhda ku dadaal dalkada iyo dadkaada iyo diintaada in aad wax u qabadid wacaykymo salaam
Aad ayu umahad san yahay jeneral indha cade wux sameyay wax lagu farxo oo ku daya sha mudan waxan leyahay mahadsanid jenal indha cade