Jen. Maalin ” Xaafada Gubta ayaa laga soo tuuray madaafiicdii habeen hore”
Published on December 6, 2012 by Mowliid · 1 Comment · 2,018 views
Taliska Booliska gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay hayaan kooxihii habeen hore madaafiicda ku soo tuuray qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho, isla markaana uu helay raadadka meelihii Madaafiicda looga soo tuuray.
Kadib howlgal ay ciidamadu wadeen shalay ilaa xalay ayaa taliyaha Booliiska Gobolka banaadir Jen. Axmed xasan Maalin uu Radio Muqdisho u sheegay in xaafada Gubta oo ka tirsan degmada Dayniile ay aheyd meelihii madaafiicda laga soo tuuray.
“Xaafada Gubta ayaa madaafiicdii habeen hore laga soo tuuray, waxaana soo tuuray kooxo aan banaanka imaan karin oo dhuumanaya kana tirsan nabad diidka gacanta ayaana ku soo dhigi doonaa”ayuu yiri Jen. Maalin.
Jen Maalin oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay inay heleen qolofyadii madaafiicda la tuuray habeen hore, waxaana uu carrabka ku adkeeyay iney xoojindoonaan ammaanka casimadda.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Waxaan habaraarenaa alshabaab waxaan leeyahay ukun baabur dardaray alaha idinka dhigo makiinad cajiin shiiday ookale alaha idin shiido moy iyo kal sida aya isu dhacaan meel noocaas ah alaha idin galiyo oo aan joogsi leheen caro dabeelu bitisay ookale alaha idinka dhigo quluubtiina argagax aan dhamaaneen alaha galiyo harka aduun iyo harka aqiro alaha idinka qaado