Jaamacada jobkey Oo Siminaar U Qabatay Arday Ka Qalinjabisay Jaamacadaha Iyo Dugsiyada Sare
Published on August 17, 2012 by Canab · 2 Comments · 1,615 views
Siminaar lagu baranayay wax qoriska iyo aqrinta englishka ayna soo qaban qaabisay jaamacada Jobkey ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka qeyb galeen ardayda ka qalin jabisay jaamacadaha iyo duqsiyada sare ee dalka.
Siminaarka ayaa waxaa ka faa’ideystay arday gaareysay 200 isla markaana ka soo jalin jibisay jaamacadaha iyo dugsiyada sare ee dalka waxaana u jeedkiisa ahaa sidii ay ku baran lahaayeen qaabka aqrinta iyo qorista Englishka loo sameeyo waxaana siminaarka ka qeyb galay mas’uuliyiinta Jaamacada Jobkey.
Agaasimaha jaamacada jobkey C/casiis Caagane oo ka hadlay siminaarka ayaa sheegay ahmiyada ay ardaydaani u leedahay siminaarkaani iyo cashiradii ay ka faa’ideysteen intii uu socday siminarka waxa uuna uga mahad celiyay ardayda sida wanaagsan ay uga faa’ideysteen cashiradii la siiyay.
Qaar ka mid ah ardaydii ka qeyb gashay siminaarka oo sidoo kale la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay wax badan ka faa’ideysteen siminaarkii ay soo qaban qaabisay jaamacada Jobkey kana faa’ideen wax badan.
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
mashaa allaah walaaji jaamacada is xilqaanaatay waaye JOBKEY allaha daaysto
maasha Allah jamacadae jobkey waa tubta guusha mustaqbalka hadaba waxan u sheegi lahaa dhamaan in ala intii rabto jamacada tayo leh oolaga aqoon san yahay dunida dacaladeyda hadaba horay ugara jamacada jobkey