Wednesday, June 19th, 2013

Jaalliyadda Soomaaliyeed Ee Dalalka Canada Iyo UK Oo Deeq Soo Gaarsiiyey Hooyooyin Ku Dhibaateysan Gudaha Dalka

Published on October 17, 2012 by   ·   4 Comments  ·   1,784 views

Warbaahinta Qaranka ayaa maanta deeqo lacageed oo kala duwan gaarsiisay hooyooyin Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan gudaha magaalada Muqdisho ayadoo deeqahaasi lacageedna ay soo dhiibeen Jaalliyadaha Soomaaliyeed ee ku kala nool dalalka Canada iyo Britain.

Deeqahan lacageed oo ay Jaalliyadaha Soomaaliyeed usoo marsiiyeen haweenkan dhibanayaasha ah Warbaahinta Qaranka ayaa waxa maanta gaarsiiyay hooyooyinkan dhiban Agaasimaha Warbaahinta Mudane C/raxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala waxaana deeqdii ugu horeysay uu gaarsiiyey Raaliyo Sheekh Abuukar oo iyadu ah gabar la xanuunsan dab ay ku gubatay.

Ugu horeyn waxaa la gudoonsiiyey Raaliyo Sheekh Abuukar oo ah gabadha la xanuunsaneysa dhibaatada kasoo gaartay dabka lacag cadadeedu gaareyso 15,00$ (Kun iyo Shab Boqol Doollar) taasi oo ay soo dhiibeen gabdho Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Leister ee dalka Ingiriiska.

Agaasimaha Warbaahinta Mudane C/raxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala oo lacagtaasi gacantiisa ku gudoonsiiyey Raaliyo Sheekh Abuukar ayaa tilmaamay in lacagtan gabdhaha soo dhiibay ay dhibka Raaliyo ka dambqadeen markii ay ka arkeen dhibkeeda Warbaahinta Qaranka islamarkaana uu uga mahad celinayo sida ay walaashooda ugu damqadeen,Allena waxa uu uga baryey bedel ka qeyr badan.

Agaasime Al-Cadaala ayaa dhanka kale tilmaamay in gabadhan Raaliyo ay la xanuunsaneyso dhibaato soo gaartay Laba sano ka hor balse dhibka heysta ama baahideeda ugu daran ay tahay Caafimaad dhanka dibadda ah oo loo qaado waxaana uu dadka Soomaaliyeed ee awooda ka codsaday iney gacan ka geystaan sidii Raaliyo dalka dibadiisa loogu qaadi lahaa caafimaad ahaan.

Raaliyo Sheekh Abuukar oo ah gabadha dhibanaha ah ee deeqda lacageed ay soo gaarsiiyeen gabdhaha Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leister ee dalka Britian ayaa u mahad celisay gabdhaha walaalaheeda ah ee u damqaday iyo Warbaahinta Qaranka oo isku xirtay waxaana ay Alle uga barisay inuu siiyo lacagtaasi bedelkeeda ayadoo sidoo kalena baaq ku aadan in loo qaado caafimaad dibadda ah u dirtay dhammaanba dadka Soomaaliyeed.

Dhinaca Warbaahinta Qaranka ayaa isla maanta waxey deeq lacageed gaarsiisay Xaliimo Maxamed Cabdi oo ah hooyo Soomaaliyeed oo dhowaan magaalada Muqdisho ku dhashay Afar Carruur oo mataano ah islamarkaana uu mid ka mid ah ka saqiiray.

Agaasimaha Warbaahinta C/raxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaalla ayaa ku wareejiyey Shariifo Rooboow Maalin oo ah hooyada dhashay Xaliimo Maxamed Cabdi lacag gaareysa 720$ (Todobo Boqol iyo Labaatan Doollar) taasi oo ay soo dhiibeen Jaalliyadda Soomaaliyeed ee Canada waxaana uu Agaasimuhu u mahad celiyey walaalihii gabadhaasi u damqaday.

Shariifo Rooboow Maalin oo ah Hooyada dhashay Xaliimo oo gudoontay lacagtan deeqda ah ee Jaalliyadda Canada usoo dhiibeen gabadheeda ayaa u mahad celisay Jaalliyadda waxaana ay Alle uga barisay in lacagtaasi uu Ajir ka siiyo.

Warbaahinta Qaranka ayaa sidan oo kale todobaadkii hore deeqo lacageed oo ay soo dhiibeen jaaliyaddo Soomaaliyeed oo dalka dibadiisa ku nool gaarsiisay Raaliyo waxaana arintan ay muujineysaa sida ay dadka Soomaaliyeed isugu damqanayaan xiligan oo ay dhexdooda iskugu gargaarayaan.

Readers Comments (4)

  1. anur says:

    qofka kheerka tusaa wuxuu la ajar egyahay kan sameeya

  2. abdulahi hasan says:

    MAASHA ALAAH inta gargaarte ALAAH gargaaro

    • faay says:

      waan idin salaamay bahda raadyo muqdisho wiilal iyo gabdho aad iyo aad ayaad ugu mahad santihiin shaqadiina aad ugudanaysaan si cajiiba ooaad uhaysaan dalkiina iyo dadkiina soomaaliyeed iyo waliba ugargaarida bulshada inteeda dhiban waan idinku farxaa markaan arko idinkoo ku shaqaynaayaya meel halisa ama fanhurida ilaahay haydin daayo idinka iyo inta bulshada wax u qabanaysa aamiin walaalayaa waxaan mudo wiiga raadinaayey sida laydiinla soo xiriiro hadaan rabo inaan qof dhiban aad wax ugu gudbisaan waayo waxaan arkaa idinkoo dad idin soo wakiisheen marka igu caawiya si aan idiinla xiriiro waliba waxaan caawa ujeedaa wiilka layiraahdo al cadaala isagoo gabadha gubatey lacag gudoon siinaaya haday suurta gal tahay gabar iyo wiilba bahda raadomuqdisho waxaan idiin doortay aamin baatihiin wabilaahi tofiiq

  3. muslim says:

    ascw aad iyo aad baad u mahad santihiin dhalinyarada wadankooda u huro naftooda qaaliga ah hamoodina inaad dhimateen ilaah xagiisa waad kanooshihiin hadad daacad u hurteen naftiina siina wada hoowsha aad heysiin intii aad guulka gaartiin anagana hadii eebo iraahdo heel iyo hooba waan idiila taaganahay qaasatan wiilsha iyo gabdhaha raadiyo muqdisho waxan idiin shiigi inaad salaada ilaah ku dadaashaan oo ayan dhimanina idinka oo taakukusalaad ah ascww




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka ee uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Bilowday“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
DSCN6079

Arday Soomaaliyeed Oo Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Dalka South Africa”Sawirro”

Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
US-Taliban

Maraykanka iyo Taliban oo Wada Hadalo Nabadeed oo Fool ka Fool ah ku yeelanaya Dalka Qadar

Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
RadioMogadishu_logo

WARGELIN:-Dhageysiga Tooska Ah Radio Muqdisho Ee Internetka Oo Dib Loosoo Celiyey

Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC01330

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Looga Hadlayo Waxbarashada Dalkeena oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi Baarlamaanka Midowga Yurub 1

Wafdi Ka Socda Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ka Qeybgalay 20 Sano Kadib Shirka ACP-EU Oo Brussels Ka Furmay “SAWIRRO”

Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Maanta Muqdisho Kulan kula Qaatay Odoyaasha Dhaqanka“SAWIRRO”

Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
DSC06024

Xaflad Loogu Dabaal Degayey Aas Aasyada Dhalinta Ubaxa Qaranka Oo Lagu Qabtay Degmada Wadajir “DAAWO SAWIRRADA”

Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Sequence 01.Still008

Hay’adda CCD oo Maanta Kulan Lagu Wacyi Galinayo Dhalinyaradda Ku Qabtaya Degmada Kaaraan“SAWIRRO”

Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Sequence 05.Still001

Kulan Looga Hadlayay Arrimaha Jubboyinka oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay“SAWIRRO”

Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 18.06.2013
MOBASA

Booliska Kenya oo Mombasa ku toogtay Laba Nin oo Argagixiso ah

Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
DSC01420

Ra’iisul Wasaaraha oo Maanta Furay Shirka Heerka Qaran ee Dib-u soo Noolaynta Waxbarashada Soomaaliya:-WARSAXAFADEED+(Sawirro)

Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Ra'iisulwasaare Saacid

Ra’iisulwasaare Saacid”Waxbarashada waxaan siin doonnaa ahmiyad ka badan gaashaandhigga”

Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
DSC01183

Daawo Sawirradda:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Dalka oo Goor Dhow Ka Furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 18.6.2013
South-Africa

Burcad Koofur Afrikan Ah Oo Boob U Geysatay Hanti Ay Lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Ciidammada Asluubta

Taliska Ciidanka Asluubta Oo Muddo Bil Ah U Qabtay Iney Uga Guuraan Dadka Deggan Dhulalkii Asluubta

Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
astaanta_qaranka13

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho

Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
wiish

Garsoore Soomaaliyeed oo qabanaya cayaarta furitaanka CECAFA “SAWIRRO”

Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
12

Soomaalida Malaysiya Oo Markii Ugu Horeysay isugu Yimid Dood Wadaag Kana Dooday Dowlad Wanaaga“Sawirro”

Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*