Isusoobax Lagu Weyneynayey Xuska Dhalashada Nabigena Muxamed (CSW) Oo maanta lagu Qabatay Magalada Nairobi (sawiro)
Published on January 28, 2013 by Jayte · 1 Comment · 2,520 views
Culimada ahlu-suna waljameeca ayaa waxaa ay maanta isku soo bax ka dhigeen magalada Nairobi,kaasi oo lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed (CSW) waxaana bartamaha xaafada soomaalida dagto ee islii isku soo baxay dhamaan Shacab aad u farabadan oo ka kala yimid guud ahaan magalada Nairobi.
Socodkan ayaa waxaa ay ku soo dhex-mareen bartamaha xaafada islii,waxaana laga maqlayay dhamaan qaybaha xaafada islii digriga ay qaadayaan dhalinyarada iyo dadka kale ee isku soo baxay,waxaana socodkooda uu ahaa mid farxad iyo soo dhaweyn ay ka muujinayeen qayabaha kala duwan ee dadka ku dhaqan xaafada islii.
Markii ay socodka soo dhamaaden ayaa waxaa la iskugu yimid Xarunta qaybta maamulka ee degmada Kaamagunji waxaana halkaasi laga soo jeediyay Qudbado muhiim ah oo ku saabsan dhalashada nabigeena Muxamed (CSW) oo sanad walba hada oo kale la xuso,waxaana sanadkan ay ka badalneed sanadihii hore iyadoo ay isku yimaadeen dadkii ugu badnaa ee Abad iskugu yimid.
Meelo badan oo caalamka ah ayaa laga xusay dhalashada nabigeena Muxamed (CSW) waxaana dhamaan gobolada dalka somaliya looga xusay si weyn iyadoona bulshada soomaliyeed sanad walba sidan oo kale u soo dhaweyaan.





Mohamed Tollman
RM-Nairobi Kenya
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Maasha Allaah. Markii culunadaan wacyi galintooda ladiiday ayaa Somalia Bambo iyo Qalidaa Iyo Dhibaato ku bilaabatay