Islaamka iyo Xuquuqul Insaanka “dhageyso”
Published on December 10, 2012 by Canab · No Comments · 1,712 views
10-ka bisha December ayaa loo aqoonsaday in ay tahay maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadadnaha.
Sanad kasta maanta oo kale, waxaa la is xusuusiyaa xadgudubyada xuquuqul insaanka ka dhanka ah ee ay galaan kooxo ama dowlado dunida ka jira.
Dalal badan oo Soomaaliya ka mid tahay waxaa laga geystay gabood fallo ay adagtahay in la soo koobo oo ka dhan ah bani’aadminimada.
Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa dalkan ka geystay xadgudubyadii ugu xumaa ee soo mara taariikhda Soomaalida.
Waxay soo kordhiyeen qaraxyada ismiidaaminta ah ee maatida lagu gumaado, Bambooyinka iyo gawaarida miineysan ee la dhex dhigo goobaha dadku ku badan yihiin, gowraca dadka rayidka ah iyadoo waliba sawirro laga qaadayo ciqaabtooda, askareynta carruurta iyo falal kale oo laga xanuunsado.
Sanadkan oo kaliya tacaddiyada waxshinimo ee Shabaab galeen waxaa laga xusi karaa qarixii hooyooyinka ee ay ku xasuuqeen dad biri mageydo ah iyo weerarro gaadmo ah oo ay ku dileen oday dhaqameedyo, saxafiyiin iyo dad badan oo bulshada magac ku lahaa.
Shareecada Islaamku si weyn ayay u dhowrtay dhiigga, Sharafta iyo Hantida muslimiinta iyo guud ahaan aadanaha ciddii aan dambi gelin.
Islaamka iyo sida uu u dhowray xuquuqda aadanaha, waa mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan, oo uu marti noogu yahay Sheikh Cabdullaahi Axmed Garruun.
BAR TUBTA TOOSAN 10.12.2012
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...