Iskuulka Dhagaxtuur ee dagmada Hodan oo dib loo howlgaliyay
Published on December 5, 2012 by Canab · 1 Comment · 1,678 views
Munaasabad ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo xariga looga jarayay dugsiga Dhagaxtuur ee dagmada Hodan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munasabadan xariga looga jarayay islamarkaana dib loogu hawl galinayay dugsiga hoose dhexe ee Dhagaxtuur ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay waaxda waxbarashada ee wasaaradda adeegga bulshada, maamulka degmada, madax ka socotay hay’adda waxbarashada caruurta u qaabilsan Qaramada Miboobay ee UNICEF, mas’uuliyiin ka socotay hay’adda Saacid, waalidiin iyo marti sharf kale.
Madaxa waxbarashada ee hay’adda Saacid oo aheyd hay’adda dib u howlgalisay Iskuulka Dhagaxtuur oo hadal ka jeediyay munaasbadda ayaa sheegtay in ubadka wax la baro ay tahay furaha kowaad ee lagu hanan karo dalka horumarkiisa iyadoo waalidiintana ku booriyay in ay ku dadaalaan in ay ubad kooda waxbaraan.
Madax imtixanaadka waaxda waxbarshada ahan kusimaha agaasimaha guud ee waaxdaasi Abuu Cali Axmed ayaa uga mahad celiyay hay’adda Saacid ee gacanta ka geysatay dhismaha Iskuulka waxa uuna intaasi ku daray in wax lagu farxo ay tahay hormarka waxbarasho ee ka jira Muqdisho.
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
asc asxb dhaman sln kadib waxan kufarax sanahy dugsigeya dhagax tur in dib lofuray masha alah