Thursday, February 23rd, 2012

Isku Shaandheen Lagu Sameeyay Wasiir Ku Xigeeno Iyo Wasiiru Dowlayaal

Published on January 27, 2012 by   ·   No Comments  ·   1,829 views

War saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, isla markaasna uu ansixiyey Madaxweynaha dowladda KMG ah ayaa lagu soo bandhigay isku shaandheyn lagu sameeyey Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya.

Laga billaabo marka uu Madaxweynuhu saxiixo degreetaden waxaa loo magacaabay wasiiro dowlayaal iyo wasiiro ku xigeeno xukuumadda federaalka KMG ah ee J.S, waxaana wasiirada hoos ku qoran loo magacaabay wasiir walba wasaaradda ku hoos qoran magaciisa.

1 Mudane C/kariim Cabdi Abiikar, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha xafiiska Madaxweyna.

2 Mudane Cali Nuur Ducaale, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul wasaaraha.

3 Mudane Cabdi Cali Xuseen waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka.

4  Mudane Ibraahiim Suleeymaan Xaaji Nuur, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga.

5 Mudane Axmed Xasan Aadan, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda kalluumeysiga qeyraadka Badda iyo Bay’adda.

6  Mudane Axmed C/llaahi Xuseen {Fanax] waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta.

7 Mudane Max’ed Cumar Max’ud, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda caafimaadka.

8 Mudane Xirsi Aadan Rooble waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda beeraha iyo xanaadada Xoolaha.

9 Mudane C/qaadir Maxamed Barre, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaarada waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sarre.

10 Mudane Axmed Maxamuud Axmed, {Yaaqshiid}, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha xiriirka Baarlamanka iyo xukuumadda.

11 Marwo Luul Cabdi Aadan, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska.

12 Mudane C/llaahi Sheekh Cali [Qaloocoow] waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda shaqada Dhalinyarada iyo isboortiga.

13 Mudane Xasan Maxamuud Jimcaale, waxaa loo magacaabay wasiiru dowlaha  wasaaradda dastuurka federaalka iyo dib u heshiisiinta.

14  Mudane Macalin Cali Aadan Cabdi waxaa loo magacaalay wasiiru dowlaha wasaaradda Macdanta Biyaha iyo Tamarta.

15  Mudane C/kariim Xaaji Cabdi [Buux] waxaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaaradda dastuurka federaalka iyo dib u heshiisiinta.

16 Mudane C/nuur Sheekh Ibraahin Rooble waxaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha dibada.

17 Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah.

18 Marwo Muna Ibraahim Abiikar, waxaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka wasaarada haweenka iyo arrimaha qoyska.

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

IMG_4392

DAAWO SAWIRRADA:-Qeybta Seddexaad Ee Nolosha Iyo Waxbarashada Ardayda Cusub Ee Turkiga

Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Bandhiga Wareysiyada Oo Caawa Intiisa Badan Looga Hadlay Howlgalkii Lagu Xoreeyey Baydhabo”Dhageeyso”

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo habeen walba ka baxa ...
Fiqi

Wasiirkii Hore Ee Gaashaandhigga Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Janaay”Dhageeyso”

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’isulwasaaraha Oo Ciidammada Ugu Hambalyeeyey Xoreynta Baydhabo Sheegayna In Howlgalka Uusan Hakan Doonin”Dhageyso”

Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu hambalyeeyey Ciidammada ...
Baydhabo

Dadka Baydhabo Janaay Oo Caawa Xoriyad Ku Hoyanaya Iyo Howlgalka Lagu Baacsanayo Al-Qaeda Oo Gobollada Koonfureed Xowli Uga Sii Soconaya”Dhageyso”

Xaalada magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ...
x2

DAAWO SAWIRRADA:-R/wasaaraha Soomaaliya iyo kulamadiii uu la yeeshay madaxda Midowga Yurub

R/wasaaraha Soomaaliya Prof. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 22-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
ciidamada_som_jubooyinka

Faah faahinno ku aadan la wareegitaanka Baydhabo ee ciidammada dowladda

Faah faahinno dheeraad ah ayaa  ka soo baxaya ...
war-deg-deg-ah1-150x150114211

Ciidamada XDS Oo Si Buuxda Ula Wareegay Magaalada Baydhabo

Ciidamada XDS ayaa la wareegay magaalada Beydhabo iyadoo ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WAR DUHUR 22 02 12
UN somal

Q.M.Oo Liiska Xannibaadda Ka Saartay Shaqsiyaad Iyo Shirkado Soomaali Ah

Qaraar ka soo baxay golaha amaanka ee qaramada ...
Ciidamada_Qaranka

Ciidmada Dowladda Oo Sii Wada Howlgallada Ay Ku Sugayan Amniga Muqdisho

Ciidamaad qalabka sida ayaa maanta howlgallo ballaaran oo ...
Baydhabo

Shabaab Oo Ka Qaxay Baydhabo Iyo Ciidamada Oo Ku Sii Siqaya

Malleeshiyaadja Shabaab ayaa billaabay in ay maanta ka ...
Sequence 56.Still001

Agaasimaha W/Warfaafinta Boostada Iyo Isgaarsiinta Oo Kormeeray Dhismiha Hotelkii SYL Oo La Dayactirayo

Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ...
xabsiga1

Munaasabad Lagu Maamuusayay Aas’aaska Ciidamada Asluubta Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Munaasabad lagu maamuusayay xuska 42 guuradii ka soo ...
ciidamada_som_jubooyinka

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Baydhaba

Wararkii ugu danbeeyay ee aynu  ka heleyno magaalada ...
Dr.Cabdiweli-Gaas1

Ra’iisul wasaaraha dalka oo faah faahiyay kulammadii Brussels uu kula qaatay madaxda Yurub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo soo gabagabeeyay socdaal ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 22.2.2012 Janaury               Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Madaxweynaha London

Madaxweyne Shariif oo xalay gaaray magaalada London

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo uu ...
Bardaale

Ciidammada dowladda oo kaabiga ku haya Bardaale

Malleeshiyaadka kooxda Al-Qaacidda ayaa isaga baxay degmada Bardaale ...
DSC09983

DAAWO SAWIRRADA:-Hub Iyo Maxaabiis Maanta Lasoo Bandhigay Kuwaasi Oo Ciidammada Qalabka Sida Kusoo Qabteen Howlgallo Caasimadda Ka Socda

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Ahmed El-Tayeb

Baaq Imamka Al Azhar uu ku taageerayo Shirka London.AKHRISO

Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-February-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Isqarxinta Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa?

Sanadahan  dambe waxaa dalkeenna Soomaaliya ku soo kordhay ...
tubta-toosan1-150x150151

Mas’uuliyadda Bulsho Dhegeyso

Qof kasta oo ka mid ah bulshada Waxaa ...
MSF

Maxay Shareecada Islaamku ka qabtaa afduubka samafalayaasha?

Falalka Afduubka Shaqaalaha Gargaarka ee Soomaaliya u yimid ...