Iska hor imaad lagu dilay mid ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay duleedka degmada Jowhar
Published on January 24, 2013 by Gaani · 1 Comment · 2,333 views
Taliyaha guutada 1aad ee ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Gen.Maxamed Maxamuud Saneey oo Isagoo kusugan magaalada jowhare e xarunta g/Sh/Dhexe lahadlay maanta Radiomuqdisho ayaa Sheegay in dagaal kooban ay xalay saqdii dhexe kooxda Al-Shabaab kusoo qaadeen duleedka degmada Jowhar gaar ahaan halka lagu magacaabo Bayaxaaw oo gobolkaasi katirsan
Waxa uu taliyuhu sheegay ineysan u suuragelin damacoodii islamarkaan ay ciidamadu ka warheleen Kadibna ay ku celiyeen halkii ay ka yimaadeen.maraan weydiinay qasaaraha uu dagaalkani geystay ayuu Tilmaamay in mid kamid ah maleeshiyaadkii weerarka soo qaaday goobta lagu dilay islmarkaana ay Kooxdu jiidatay dhaawac farabadan oo dagaalka kasoo gaaray.
Sidoo kale taliyaha guutada 1aad ee ciidamada xooga dalka Gen.Saneey ayaa intaa ku daray in Ciidamadu saaka howlgalo ka sameeyeeyn goobtii weerarka laga soo qaaday halkaasoo ay kasoo Xirxireen dad uu sheegay inay kooxda Al-Shabaab xiriir la leeyihiin islamarkaana qeyb ka qaatay in Deegaankooda ciidamada laga soo weeraron.
Dhinaca kale Gen.Maxamed Maxamuud Saney waxa uu sheegay in isbedel weyn laga dareemayo Xaalada amaanka magaalada Jowhar kadib markii laga suuliyay maleeshiyaad isku dayay inay si Dhuumaaleysi ah dhibaato ugu geystaan dadka shicibka ah iaydoo 2 habeen kahorna uu dhagar qabe Naftii halige ah ku fashilmay qarax uu doonayay inuu ka geysto masjid kuyaala degmadaasi
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Asc bahda warbaahinta qaranka iyo madaxda dalka iyo Ganeral m.m.sanay waan idiin salaamay salaan mida ugu qaalisan ee ah asalaamu caleykum waana ku faraxsanahay kooxda gabalkeedo dhacay jabka soo gaaray ciidanka xooga hambalyo hambalyo hambalyo ayaan idiin leehay