Thursday, August 21st, 2014

Daawo’Sawirrada”Howlo dayactir ah oo maanta ka bilowday xarunta degmada Xamar Jab-Jab ee magaalada Muqdisho.

Published on January 27, 2013 by   ·   3 Comments  ·   5,378 views

Iyadoo dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho ay ka soo kabaneyso burburkii ka dhashay dagalada ka dhacay ayaa waxaa howlo dib loogu dayactirayo xarumaha danta guud uu ka biloowday degmada Xamar Jab-Jab ee gobolka Banaadir.  Howlahani dib loogu dayactirayo xarumaha danta guud ee  degmada Xamar Jab-Jab ee gobolka Banaadir ayaa waxaa hir galinaya Mashuurca loogu magac daray Dan Guud ee maamulka gobolka Banaadir. Munaasibada dib loogu dayactirayo xarumaha degmada Xamar Jab-Jab ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay xarunta degmadaasi,waxaana ka soo qeyb galay maamulka degmada,masuuliyiinta mashruuca dan Guud,odayasha,waxgaradka iyo haweenka degmadaasi. Max’ed Nuur Max’ed oo ka mid ah odayaasha degmada Jab-Jab oo ka hadlayay munaasibada lagu furayay mashruuca lagu dayactirayo xarumaha degmadaasi ayaa aad u soo dhaweyay howlaha dib loogu dayactirayo xarumaha danta guud ee degmdaasi waxaana uu tilmaamay in uu adeegaasi ka maqnaa 22-sano ee burburka dalka ka jiray.  Sidoo kale Ismahaan Xasan Cabdullaahi oo ku hadleysay magaca haweenka Degmada Jab-Jab ee gobolka Banaadir ayaa u mahad celisay masuuliyiinta isku soo xil qaantay dib u dayactirka xaruma degmadaasi sida Suuqyada,goobaha wax barasho.  Cali Safiir Xasan oo u hadlayay  Masuuliyiinta mashruuca Dan Guud ayaa sheegay in guud ahaan Masuuliyiinta gobolka ay isku raaceen,dadka deegaankana loogu dhisi doono sida ay ku qancaan.  Gudoomiyaha degmada Jab-Jab ee gobolka Banaadir Mudane Max’ed Cali Axmed oo soo xirayay munaasibada lagu furayay mashuurca Dan Guud ee lagu dayactirayo xarumaha degmadaasi ayaa sheegay in uu ku yimid mashuurcani codsi dadka deegaanka lana hir galin doono goobo Muhiim ah sida suuqii Seylaani iyo M.C.H-ka degmaasi iyo xarumo kale oo muhiim ah.     Photo by C/laahi Qoryooley

Readers Comments (3)

  1. k naan says:

    mashallah, somlia is on the right direction
    Yes we can somlia!

  2. mulla mohamed omar says:

    masha alah waa horumar aad uweyn ha lagu dee sado madaxdanada




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta.qaranka-300x228

Wargelin Jagooyin Shaqo oo ka bannaan Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya

Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed waxaa lagu wargelinayaa in Xafiiska ...
unnamed (1)

Ra’isul Wasaare C/weli Oo Khudbad Jeediyay Shirka Qaxootiga Looga Hadlayo Ee Adis Ababa “Sawirro”

Addis,Ababa, 20, August, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka  ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-20.8.2014.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

DAAWO VIDEO: Warbixin ka hadlaysa waxqabadka Wasiirka Warfaafinta 6dii bil ee la soo dhaafay

Akhristayaasheena sharafta leh waxaa halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
SAWI

Guddiga dib u eegista xeerka saxaafadda oo soo gabo gabeeyay hindise sharciyeedka xeerka “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta iyo Hunuuninta Dadweynaha Mudane Mustaf Sheekh ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dadka hay’adaha amniga gacantooda ku jira “War-saxaafadeed”

Muqdisho 20 Agoosto 2014: Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ...
Ebola-death-rate

Arday soo bandhigtay wacyi gelin ku saabsan qatarta cudurka EBOLA

Jamaacadda Hope oo ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-20.8.2014.mp3"][/audio]
DSC09330

Dhageyso barnaamij gaar ah oo kahadlaya sugidda amniga “SAWIRRO”

Saraakiisha ciidamada booliska Soomaaliyeed, iyo kuwa AMISOM ayaa ...
DSC09381

DAAWO: Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maleeshiyaad ku xakuntay dil iyo xabsi daa’in

Maxkamadda darajada koowaad  ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ...
RIDWAAN

Guddiga sharuucda ee Xukuumadda iyo safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo kulmay

Guddoomiyaha guddiga sharuucda ee Xukuumadda ahna ku-simaha Ra’iisul ...
caruur

Kulan looga hadlayay sameynta qorshe lagu difaacayo carruurta oo ka furmay Muqdisho

Kulankan looga hadlayay dhismaha qorsho lagu difaacayo dhibaatooyinka ...
DSC09247

Cayaartooyda Degmooyinka Kaaraan iyo C/casiis oo bar bar dhac ku kala tegay iyo kuwa degmada Shibis oo badiyay “SAWIRRO”

Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Benaadir oo ...
unnamed-37

Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmay Adis ababa

Shir looga hadlayo arrimaha barakacayaasha ayna ka qeybgalayaan ...
DSC_0791

Ciidamada XDS Oo La Wareegay Deegaano Ka Tirsan G/Hiiraan Kuna Sii Wajahan Jalalaqsi (Sawirro)

Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM, ayaa sii dar ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-20-8-2014.mp3"][/audio]
unnamed (1)

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali iyo Wafti uu hogaaminayo oo galabta gaaray magaalada Addis-Ababa

Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh ...
3

Shir looga hadlayey doorka Qurbojoogta ay ku leeyihiin dib u dhiska iyo Horumarka dalka oo Canada lagu qabtay (Sawirro)

Waxaa sharaf weyn ii ah in aan idin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC09526

Tababar ku saabsanaa Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin oo maanta ka furmay Muqdisho (Sawirro)

Tababar lagu xoojinayo Haweenka iyo xuquuqda ay leeyihiin ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/War-Habeen-Tabiye-Irshaad-19.08.2014.mp3"][/audio]
3

R.W Cabdiweli oo ka Qeyb Galay Daahfurka Ololaha Dardargalinta Yareynta Halista dhimashada Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed Xiliga Umusha “SAWIRRO”

Muqdisho, Augsut, 19 ,2014-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
cabdiweli1

Ra’iisul wasaare Cabdiweli iyo wafdi uu hogaaminayo oo Shir uga Qeyb Galaya Addis Ababa

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo ...
Kismayo1

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Kismaayo kula kulmay Maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada ...
DSCF6243

Howlgallo dad iyo hub lagu soo qabtay oo laga sameeyay Suuqa Bakaaraha “DAAWO”

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku ...
DSC09130

DAAWO VIDEO: Wasiiro xarigga ka jaray qeyb cusub oo qaliinka ah oo lagu soo kordhiyay Jaamacadda SIU

Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta sare iyo Wasiirka Warfaafinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-19.8.2014.mp3"][/audio]
Mudane Jawaari

WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GUDDIGA JOOGTADA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA SOOMAALIYA OO KU SAABSAN XAKAMAYNTA HUBKA “VIDEO”

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka kulankiisa ahaa ...
unnamed (5)

R/wasaare Cabdiwali Oo Xalay Kulan Xog Waraysi Ah La Yeeshay Agaasimayaasha Warbaahinta Madaxa Banaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi-weli Sheekh ...
110819133626_somali11-640x360

Sanadguuradıı Sadaxaad Ee Ka Soo Wareegtay Booqashadıı Erdogan Ku Yımıd Soomaalıya (Sawirro)

Sadax sano ka hor guud ahaan xaalada Soomaalıya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-19-8-2014.mp3"][/audio]
4

QABANQAABADA TARTAMADII SPORTI BISHA NOVEMBER EE ATLANTA OO BILAABATAY + SAWIRO

  Ka qeyb galka Isboortiga waxa laga hela caafimaad ...
DSC09077

Kulan Caawa Ra’isul Wasaaraha Uu La Lahaa Saxaafadda Oo Soo Gaba gaboobay Iyo Qodobo La Isku Afgartay “Sawirro”

kulanka caawa Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane ...

Tubta Toosan

Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...
Ammaan

Mas’uuliyadda Bulshada & Ammaanka Dalka Dhageyso

  Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Muqdisho ku soo ...
Dumar

Alshabaab iyo Laynta haweenka

Maleeshiyada Alshabaab ee xag jirka ahi, waxay gabood ...