Wednesday, May 22nd, 2013

“Daawo Sawirrda”Ciidamada dowlada oo Howlgal ku dhawaad 500 oo ruux lagu soo qabtay ka sameeyay degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa

Published on January 14, 2013 by   ·   9 Comments  ·   5,085 views


Ciidamada qalabka sida ayaa xalay iyo maanta howlgal lagu sugayo amaanka ka sameeyay dagmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ee magaalada Muqdisho iyagoo gacanta ku soo dhigay ku dhawaad 500 qof.

Howlgalkan oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Milatariga, Nabad Sugida iyo Booliska ayaa intii uu socday waxaa gacanta lagu soo dhigay 477 ruux kuwaas oo siyaaba kala duwan looga soo qabtay xaafadaha dagmooyinkii laga fuliyay howlgalka.

Taliyaha ciidamada hay’adda nabad sugida gobolka Banaadir Khaliif Axmed Erag oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in howlgalkan uu bilaawday xalay, ayna ka gaareen u jeedkii ay u fuliyeen waxa uuna intaasi ku daray in dadkii lagu soo qabtay howlgalka lagu sameyn doono baaritaano maadama u jeedka howlgalkoodu uu ahaa 137 ruux kuwa kalane ay u soo celinayaan xoriyadooda.

Sidoo kale General Axmed Xasan Maalin oo la hadlay warfidiyeenada ayaa qeexay in la sii daayay dadkii lagu waayay dambiyada isagoona kula dardaarmay in ay la shaqeeyaan ciidamada dowladda si loo sugo amaankooda.

Hay’adda nabad sugida Qaranka ayaa fuliso howlgalo lagu sugayo amaanka si shacabka ku dhaqan gobollada iyo caasimada ay ugu noolaadaan nabad galyo, waxaana howlgalka lagu soo qabtaa maleeshiyaad iyo horjoogeyaal ka tirsan kooxda awoodooda la wiiqay ee Al-Shabaab.

 

Readers Comments (9)

  1. Asc inta muslika ah kadib wlhi waa wax lagu farxo sida amniga lagu sugayo hadana haweyn iyo maalin amniga sidas oo kala loo sugin nabad ma jirey waa ciidamo jacal in ee wadan kowda xasi lownid ku so dabalo jacal soomaaliya nabad soomaaliya gool

  2. Asad says:

    waa Arin aad loogufarxo in Qaswadayaasha Al-qaacida kuryahooda loogutago kadibna xabsiga ladhigo iyagoo maxkamad sugayaal ah.

  3. Kulmiye says:

    Waxaan aad usamaalmayaa madaxda qarankeena waxaan soo jeedin lahaa in loosameeyo gobalka banaadir ciidan ugaar ah oo badan si ay isu ba badalaan habeen iyo maalin roondo aan joogsi leheen lasameyo hadii an sharaxaad ka bixiyo fikirkeega waxaa loosameenayaa dagmo kasto ciidan u gaar ah oo laga warqabo tusaale ahaan dagmada yaaqshid ayaa ladoonayaa in la adkeeyo amaan keeda yaaqshid aad beey u ween tahay waxaa loosamena ciidan kufilan oo isugu jira nabadsugid ama dharcad si ay habeen iyo maalin ugu roondeeyaan meelaha muhiimka ahna si saa id ah loo saaro koontarool lagu baro baabuur iyo dadka hadii dagmo kasto saas layeelo waxaa adkaaneesa in wax lasameeyo waxaa kaloo sii muhiim ah ciidan nadiif ah in laga dhigo ku caasimada oo aan balwad kumashquuleen xiliyada ay shaqeenayaan iyo in ay amaan galinayaan shacabka maalkooda iyo naftooda iyo in ay yihiin kuwa cadaalada ku hugaamiya deegaanka ay amaanka kasugaayaan

  4. abdullahi haji says:

    haaaa sidaas ayaa la doonayaa in ugaarsiga shayaadhiinta shaabab inuu usii socdo.nabad sugida,booliska iyo militiriga soomaliyeed waxan idiin rajeeynaa GUUL.

  5. kuwii lagu qabto denbi sida xaabada ushida waayo bil aadamku cabsi ayuu waxku leeyahay qofaan cabsan xal ma ogotaato qofka aan laheyn danbina xuquuqdiisa muwaadinimo yaan lagu ciyaarin

  6. wiil Qardho says:

    Waaaaw dowlada walee awood ayey heshay hadee so qabaneyso 500 dhalin yaro halmar taas waxey caden utahay wadan dadkiisa aya nabad kadhigo horay usocda guusha wa so dhawdahay walee Reer muqdisho dantoda wey garteen dacadnimada iney wanagsan tahay wa taas

  7. badri jaamac says:

    Dadkan La sooqab qabatay waa fiicantahay Lakaiin dhagar Qabyaasha allshabaab iyo allqaacida Muslimka uma eka Ishoodu afarta dhinac Bay ee gaysaa wajiyadood cadho daran baa ka muuqata xanaaqoodi waa dhowyahay markasta Ciilbay qabaan umada soomaaliyeed

  8. cabdala says:

    wlh way ficantahay in la sameyo sidan oo kale maxa yele aminiga magalada iyo xasilonida aa kujirto lkn waxaa haboon in la kala bixiyo dadkan maxa yele intan oo qof al shabab oo dhan xitaa ma garayaan marka dhalin yarada somaliyed yaa sixun loo galin oo hala ilaliyo xaquudoda in sha alh wanu ka gulesan donah kuwa shar wadaaysha ah;; wadan kann waxaa u hari doono shacabka iyo waxii nabada ka talinaya kuwa kale waxey mari donan meshi ay maren hogamiya koxdkii insha alh anaga hadan nahay jaliyada somaliyed ee kuwait waan tagerenah boqolkibab boqol dowlada somaliyed somalia guul

  9. aweys says:

    kuwa umada nafta u keenay meel kasto eey galaa waa ku dhuuman waa yeen oo umaddii waa farta ku fiiqday intii galaa meel alle badri waan arkaa qoraalkaga cabsida jooji al bahaab kaa cabsi badan guuuuuuuuuuuuuul boliska nss




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*