Monday, May 20th, 2013

Horyaalka Soomaalida Jiddah oo soo gaaray wareega 8-da “SAWIRRO”

Published on July 14, 2012 by   ·   1 Comment  ·   2,689 views

Horyaalka jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga ayaa soo gaaray wareega 8-da waxaana kooxaha soo baxay ay kala yihiin: Jubba Airways, Banaadir, Goley, Blue Star, Iftin Star , Sharbatle, Xiddigaha Ruweys,  iyo Batroolka.

Kadib markii ciyaaro adag ay dhexmareen kooxaha Iftin iyo Boondheere  – Jubba Airways iyo Jiin wabi, Banaadir iyo Janaale, Goley iyo Blue Stars aya akooxaha kor ku xusan waxaan u suuragashay in ay soo gudbaan..

Aan ku horeyno Ciyaartii dhexmartey Kooxaha Jubba Airways iyo Jiin wabi ciyaartaasoo aheyd mid la wada sugaayey si loo ogaado kooxda xaqiijineysa ina booskeeda wareega 8aad ciyaartaasoo ku bilaawatey mid weerar iyo weerar celin ayaa waxaa 2gool oo is daba joog ah dhaliyey kooxda Jiin wabi intaasi ka dib waxaa isna gool dhaliyey kooxda Jubba Airways waxey socotaba waxaan hada goolkoodii sadexaad dhaliyey kooxda Jiin wabi ciyaartiina wey ka sii kululaatey oo waxaa hal mar isbedeley jawiga ciyaarta iyadoo kooxda jubba airways ay iyana markoodii dhaliyeen laba gool oo isdaba joog ah sidaasina ay ku noqotey 3 : 3 oo ay isku mari waayeen  sidaasina waxaa kaalinta koowaad  group kusoo baxey Kooxda Jubba Aiways ka dib markii ay uruursatey 14 dhibcood  waxaana kaalinta labaad kusoo baxey kooxda banaadir ka dib markii ay 1 : 0 ugu badisey kooxda Janaale sidaasina ay ku uruursatey 13 dhibcood halka ay kooxda Jiinwebi ay yeelatey 12 dhibcood. Waxaan group “ B “ soo gaarey wareega Sideedaad Kooxaha Jubba Airways iyo Banaadir .

Group  “A’ waxaa kaalinta koowaad kusoo baxey Kooxda Goley ka dib markii 2 : 0 ay kaga badisey kooxda Blue Stars halka ay kaalinta labaad kusoo baxeen Kooxda Blue Stars .

Groupka “ C “ waxaa kaalinta koowaad kusoo baxey kooxda Iftin Star ka dib markii 1 : 0 ay ku suul daareen Kooxda Boondheere .

Group “ D “ waxaa kaalinta Koowaad ku soo baxey kooxda Xiddigaha Ruweys halka ay kaalinta labaad kusoo baxeen Kooxda Batroolka .

Waxeyna isku arkayaan sida soo socota :

1-      Kooxaha Goley iyo Banaadir – Kooxaha Jubba Airways iyo Blue Stars

2-      Kooxaha Xiddigaha Ruweys iyo Sharbatle – Kooxaha Iftin Stars iyo Batroolka

Ciyaarahaasi waxaa la ciyaari doonaa haddii alle idmo bisha ramadaan ka dib waayo  inta  lagu gudo jira waxaa bilaawanaya koobkii Ramadaank .

Hadaba waxaa is weydiin leh kooxdee ku guuleysan doontaa koobka Horyaalka ee jaaliyadda soomaaliyeed Magaalada Jidda ? laakin jawaabta la ogaan doonee marka fooda la is daro .

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                +442035190460

USA & CANADA                             +17124327760

Readers Comments (1)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka subaxnimo ee Radiomuqdisho

Warka Subaxnimo Isniin 20-05-2013   Warka Subaxnimo Isniin 20-05-2013
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.05.2013
k.gacanta doorasho (11)

Gudoonka cusub ee xiriirka kubadda gacanta oo lagu doortey Muqdisho “SAWIRRO”

Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
daaru shifa

Isbitalka Daarul-shifa oo laga bilaabay qaliimo lacag la’aan ah “sawirro”

Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
General Bashiir Goobe

Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka Oo Beenisay In Ciidammo Ka Tirsan Ay Xildhibaanno Ka Hor Istaageen Shir

Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
madaxweyne xasan

Halkan ka daawo baaqii Madaxweynaha jamhuuriyada ee arimaha Jubooyinka iyo gobalada Waqooyi VIDEO

Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
DSC_2708

Mowqifka DFS Ee Ku Aadan Joojinta Duulimaadyada QM Ee Berbera & Hargeysa…WARSAXAAFADEED

  Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso  
booliiska

Booliiska Galmudug oo faahfaahin ka bixiyay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen Gaalkacyo

Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
howlgal ciidamada xds

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo soo bandhigay dhoolatus melateri

Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Sawir Kismaayo Ah

Dibadbax looga soo horjeedo natiijada shirkii Jubbooyinka oo maanta ka dhacay Kismaayo

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
DSC09914

R/wasaare ku xu xigeen ahna wasiirka arrimaha dibadda oo maanta dalka dib ugu soo laabtay”Sawirro”

R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
DSC09899

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta ee booqanayay Muqdisho oo dalka ka ambabaxay”Sawirro”

Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
caabudwaaq

Maamulka degmada Caabudwaaq oo soo bandhigay qiimeyn lagu sameeyay daadad kusoo rogmaday degmadaasi.

Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo awaamiir kasoo saaray qaabka loo qaadayo imtixaanadka dugsiyada.

Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso warka subax ee Radiomuqdisho

Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Magaalada Baledweyne oo ay ka socdaan howlo lagu dariseynayo xaafadaheeda.

Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
astaanta-maamulka-gobolka-banaadir

Maamulka gobolka Banaadir oo ugu baaqay dadka reer Muqdisho inay ka faa’iideystaan mashaariicda laga hirgelinayo caasimada

Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
DSC00193

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo sheegay in la joogo xiligii uu dalku ka bixi lahaa dib u dhaca.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
tiiceey

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo nasiib daro ku tilmaamay is qabqabsiga dhinaca maamulka ah ee ka taagan magaalada Kismaayo.

Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
ciyaartoy

Ciyaartooyda ciidanka XDS iyo ciyaartooy ka socotay ciidanka Burundi oo kuwada ciyaaray Muqdisho iyadoo ay guusha raacday ciyaartoyda ciidanka XDS

Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 18 05 2013
DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*