Thursday, May 17th, 2012

Horjoogayaasha Shabaab Oo Ka Fekeraya Qaabkii Ay Ku Badbaadi Lahaayeen ‘Dhageyso’

Published on October 31, 2011 by   ·   8 Comments  ·   4,417 views

Horjoogayaasha Malleeshiyada alshabaab ayaa isku raacay qaabab cusub oo ay ku doonayaan in ay ku badbaadiyaan horjoogayaasha Soomalida iyo kuwa ajaanibta ah xilli fariisimada maleeshiyadaasi ee gobollada dalka  ay jaho  weliba uga siqayaan ciidamada dowladda.

Welwel iyo walaac ku qotama baqdin xaddhaaf ah ayaa soo wajahay xilligaan Horjoogayaasha malleeshiyaadka Khawaarijta ah ee shabaab kadib markii ciidamada dowladdu ay jaho walba kaga soo durkeen isla markaana ay muuqatay rajo beel ku adaan in aysan u jilib dhigi karin howlagallada ciidamada qaranku ka wadaan Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka ayaa horjoogayaasha kooxda waxa ay yeesheen shir ay uga hadlayeen halkii ay qaban lahaayeen marka dalka laga saaro.

Mar hadii horjoogayaasha kooxdu aysan shacabka Soomaaliyeed ka sugeeyn soo dhaweyn iyo in ay ku dhex dhuuntaan ayaa waxaa kulankoodan taagwaayga ah  ka soo baxay go’aanno muujinaya in aysan heynin tab iyo xeelad kale oo ay ku sii joogan dalkanna oo ay in muddo ah ku cirba taagleeynayeen dadkiisiina ay gumaadeen .

Horjoogayaasha madow ee ka soo jeeda qaarada Africa ayaa lagula taliyay in ay dhex galaan oo ay ku dhuumaaleystaan qadamada Africa maadaama ay Madowyihiin halka kuwa caddaanka ahna la sheegay in ay ka tallaabayaan badda cas iyagoo u gudbaya dalka Yeman si ay uga mid noqdaan dhaqdhaqaaqa Alqaacidda taabacsan ee halkaasi ka jira,  laakiin horjoogayaash Soomaalida ayaan heysan meel ay u baqoolaan waxaana heysata oraahdii aheyd “Dawacadi waxaa looga tagay meel dakano taall”

Halkan hoose ka dhageeyso warbixinta

Dgageeyso warbinta oo dhan

Si Aad U Heshid Wararkale Oo Soomaaliya Ku Saabsan Islamarkaana ku qoran Luqadaha Somali,Arabic iyo English ka doono Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONA

http://sonnanews.net/

 

Readers Comments (8)

  1. jamal007 says:

    Wa warbixin dhabta ka haalaysa dowlada waxaan ka codsanay horjogayasha waweyn iso so dhibo ama laqabto maxkamad laso taago waxay mutaystana la marsiyo diltogasha

  2. K k k shabab wax badan ayad dadka ka ohisen marka xage kabaxa mel alla ayad ku jirta horta axmad godane iyo cali dhere hala qabto hana ladaldalo wayo wa labada ugu arxan daran abarta xata wey diden indadka laga kalmeyo

  3. Warsame990 says:

    Walahi waa layab hadi aan arki lahen horjoga yasha shabab oo haley qariyo leh yasa qaraa wayabe qaraabo goys* qoor gos* qeeyr goos*qabri qode*qalaaye nin ku qoolaa laa ilaha ila lahu muxamadu rasulu lah .hadanahay shacabka somaliyed qaris iska daaye qabtaay qabtaay aanaga diyara sidi qadafi loo qabtaa loo qabaa insha alah mahad sanidin radio muqdisho subac yadi iyo digrigey jaren qawarijta soo celiya by

    • Abdirahman says:

      Shabaab waa kuwii Rasuulka yiri‏ طو بأ لمن قتلهم أو قتلو ه‎ laanta janaad waxay iska leh ninki dila ama ay dilan seen u qarinaynaa waa un ii qaba ama aan kuu qabto

  4. CilmiSabce says:

    Aniga waxaan u maleynayaa in ragga ka soo jeeda waqooyi galbeed & waqooyi bari, ay iyaguna sii diyaarsadeen meelihii ay ku dhuuman lahaayeen iyo dadkii qarin lahaa & xitaa dhaqaalihii & hubkii ay adeegsan lahaayeen. Waxaase ay dhibaato fara badan haysataa qolyaha ka soo jeeda koonfurta kuwaan oo iyagu lagu gumaaday dadkoodii ayna u muuqato in laga faa’iidaystay oo laga tagayo. Si haddaba aysan u baxsan qolyaha waqooyiga waa in loo diyaariyaa kooxo daba gala oo soo qabta ama soo dila isla markaana kooxdu waa inay dhan walba ka dheeli tiran tahay. CXDS ha guuleysto.

  5. hah hah ar sugaayayaa jabkaan oo kale inteenkabaxaa meel alah inta maan kabaxaa meel alah, taariikhdu waa mid matiranto ah
    eithiopia oo libaax isku magacawday waxaa bisad kadhigay cxds shawaab hadey xasuusan anigaa xusuusinaaya cidwalboo libaax iska dhigta CXDS ayaa bisad kadhiga shawaabeey warmoogeey gabalkiin dhac soomaaliya buuro lagu dhuuntaahi majiraan ordohoo aada tooraa buura ileen meel kaloo idin qaado helimeysaane jaba shawaaboow jaliilkaan idiintuugaye jawa waji madoobayaal

  6. Hahahahahahaha ALL0W I Tus Horjoogayaasha Xarakatul Gowrac Wal Kufsi Ayago0 La Qabtay Hahahaha Maanta Waan Q0slaaya Lkn Maalintii La Qabto Ninka Shukada Magaalo0yinga Ku Wareega Mufsid Axmed Godane ‘ & Shaydaanka Xabadka Weyn Ee Aad U M0oda Jeertii Wabiga ku Jirtay Ayaan Si Fcn Usii Q0sli Lahaa hahahahaha




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...