Hey’adda Nabad Sugidda Oo Soo Bandhigtay Dhalinyaro Ka Soo Goosatay Shabaab ‘SAWIRRO’
Published on October 31, 2011 by Mowliid · 17 Comments · 4,938 views
Hay’adda nabadsugidda qaranka ayaa maanta soo bandhigtay in ka badan 50 maleeshiyo ah oo ka soo goostay kooxda alshabaab xilli ay isa soo tarayaan horjoogayaasha iyo maleeshiyada ka soo baxsanaya kooxdaasi.
In ka badan 50 dhalinyaro ah oo ka soo goosatay maleeshiyada shabaab isla markaana ay maanta soo bandhigtay hey’aadda nabad sugidda qaranka ayaa sheegay in ay go’aansadeen in ay isaga soo tagaan Shabaab kadib markii ay u dulqaadan wayeen dhibaatada ay ku hayaan shacabka Soomaaliyeeed.
Ibraahim Cumar Aadan oo ka mid ah saraakiisha hey’adda nabad sugiidda ayaa sheegay in hey’addu ku guuleeysatay sidii ay dhalinyarada uga wacyi gelin laheyd ficillada guracan ee shabaab wuxuuna intaa ku daray in dhaqan celin loo sameeyn doono si loo hagaajiyo mustaqbalkooda.
Sidoo kale qaar ka mid ah dhalinyaradii ka soo goosatay shabaab ayaa iyaguna sharaxay waxa ay shabaabka u qaabilsanaayeen iyo hadda oo ay dowlada ku soo biireen waxa ay filan karaan iyagoo dareen farxadeed ka muujiyay sidii ay ciidamadu u soo dhaweeyeen.
Tan iyo markii muqdisho laga saaray malleeshiyaad ka shabaab ayaa waxaa isa soo tarayay dhallinyarada ka soo goosaneysa malleeshiyaadka shabaab ee u soo gelaya dhinaca dowladda.



Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
waxay kasii dari doontaa markey ku dhex daraan BS ta tasoo dhabar wareen kunoqon doonta amnigi dalka waxaeyna heli doonana fure ay kaso galaan dowlada, TALO waxn leeyahay dolwada cida kusahqad leh amniga ragan waa rag shaqo heysto adinku shaqadiina qabsada,, hadii aad askareysaan waxad qiyaanteen umadii aad meteleyseen ,,
masha allah allahu akbar haddii ayba ka soo goosteen burcad diimeedka waxa dhihi laha dadkii in marin hababshay la dagalama oo in ad xerataan uniformka cidamada xooga dalka somaliyeed ad iyo ad ayaan inku hambalyeynayaa walalayaal sigarneh waxan ugu mahad celinayaa radiyaha qaranka oo si fiican ugu shaqeeyo dadka somaliyeed asc
Waa Ilaah mahadii in ciyaalki laga bad baadiyo cadawga nolool diidka.
Hayada nabada sugida shaqo fican ayey qabteen wa in dhalinta kalana qaldeen laga so reeba
wow wow wow !!!
maasha allaaah waa wax aad iyo aad looga farxo run ahaantii waana soo dhoweyneynaa
waana wax aad iyo aad looga farxo waxaana leenahay gacmo furan ku soo dhowaada ileeheyna ha idinka aqbalo towbadiina
kuwa kale ee wali xaqa fahminna ilaahe ha soo hanuuniyo
saraakiisa dowlada ee nabad sugida waxaan ugu baaqayaa in ay ka foo jicnaadaan masaskaan iyo abriskaan ay soo dhaweesanaayaan. waxaan kula talinayaa in ay qalaan midkii ka soo goosto shabaab ee sargaal ah waayo hadii ay shabaab qabtaan saraakiisha dolada way qalaan.
asc wr kuwaan waa caruurtii mustaqbalka ee hala soo dhaweyo hana la dhaqaaleeyo si ay uga waan toobaan dhibaatooyinka shacabka kuhayeen iyo dowlada tan kale bahda radomuqdisho waxaan idikaga mahad celinaa sida aad ugu dhabar adeygteen shaqadiina wanaagsan
Masha allaah waa arin aad loogu farxyo , teeda kale dowladena waxaa laga rabaa in dhalintan ay ka badasho fikirada khawarijnimada ku saleesan , eena u shegan in waxan aysan jihad ahen , dadkan khawarjita ahna ay ahayen kuwa waligodba so jiray . Guul ciidamada xoga dalka somaliyed . waan umahad celina inta nabada iyo horumarka jecel mel kasta oo ay jogan iyo radio muqdisho sida wacan oo uu noola soo socodsiyo aqbaartii ugu dambesay .
mansha allaah waa faraxad aad u weyn oo eey sameyen dhalin yaradan wan ku farxsanahay dowalad waxan ka cusaneynaa in si wagansa lola dhaqamo caruurtan caqliga laga xaday plz xukumada ha oladhanto si wanagsan si eey ogu qusqataan kuwa kale ee hada ku sugan gacanta sheydamad
Asc dhamaan umadda Soomaaliyeed, kadib arrintaani waa farxad aad u wayn hogaamiyeyaasha Qaranka Soomaaliyeedna waxaan ka codsanaynaa inay aad ugu dadaalaan sidii dhalinyaradaan mustaqbalkooda loo hagaajin lahaa si aaney mardambe ugu laaban wazyaabaha anshax xumada ah ee ay kasoo laabteen . Maashaa Allaah wbt
waala fahmay shabaab inee been hayaan inta kuhartay allaha kasoo kaxeeyo masiiba waaye alsheeydaan
NIMANKAAN WAA IN AAN LAHUDARIN CIIDAMADA NOOCKASTA HA AHAADEEN WAA IN LOOSAMEEYAA DHAQAN CELIN IYO XIRFADO SHAQO OO MUSTAQBALKA AH OGAADA HA DII LAGU DARO CIIDA MADA DHIB AYAA IMAANAAYO WAXAAN LEEYAHAY
HADUU DUR DUR IYO DABAAL GALO DOOFAAR WALIGII MADAAHIRO.
Wa arrin fiican wana arin la filayay laga so bilaabo 4-ti october marki ay xasuuqa ka sameeyen xarunti hargaha iyo saamaha wayna iska cadahay inay jiraan dhalinyaro badan o waayay meel ay so maraan ama cabsanaya marka dawladu ha raadiso sidi dhalinyarada ku hartay lo so badbaadin lahaa. laakin yaan dhalinyaradan ciidamada lagu darin waayo da’doodu ad ayay u yar tahay intoda badan umadana yan lagu si dhex daynin e dhaqan celin ha lo sameyo meel gaar ahna ha lagu hayo.
asc maxuma inlasoo dhaweeyo dhalinyarada soomaaliyeed, laakin waxaa xusid mudanin la xasuusto kuwii isku dhiibay ahlusuna oo soo dirsaday xasan daahir in ay isku dayeen iney dilaaan hogaamiyaha ahlusuna ayna qaataan gawaaridii xasan daahir laga qabsaday marka waa in ilgaarah lagu fiiriyaa caruurtan oona laxumeyn hadii ay wanagsanaadaan waatii larabay hadey xumaadaana in abaalkooda lamariyo wabilaahi toowfiiq waasida toosan
sax abaayo farxiyo beenta mahin
masha,allah waa wax lagu farxo, allaha weyn ayaa ka soo badbaadiyey khawaarijta,Dowlada waxa looga baahanyahay iney daryeesho caruurtan islamarkaana siiso nolol iyo waxbarasho
waxaan dhihi lahaa waa kansar nimankii shalay dadka naga laayay yaan lasoo dhaween waxey mudanyihiin tiirka toogashada waxay muteesteen na halaga abaalmariyo.