Thursday, May 17th, 2012

Heesta Caawa Waa’JIHAAD GALA’ Dhagaysi Wacan.

Published on May 21, 2011 by   ·   44 Comments  ·   9,082 views

Heesta Caawa magaceedu Waa JIHAAD GALA, Waxaana qadaya Kooxda Heegan, Erayada Iyo Musikada Waa Cabdi bashiir Indha Buur, Waxaa loo qabtay Keydka hadalka Radio Muqdisho sanadkii 1977.

Dhagaysi Wacan.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Readers Comments (44)

  1. Asc dhamaan umada somaliyed wan idin salamay qas ahaan shaqalaha adka u fir fircon ee radiyaha qaranka radio muqdisho marka hore wad mahadsantihin sida marwalibo ad ino so xasusisaan wadaninimada lkn mp3 in ad ka so dhegtaan ayaan ad u jeclaanlahen wana idinka sugenaa

  2. Abdul says:

    Waa hees qiiro leh oo ku haboon xaalada lagu jiro. Waad mahadsantihiin Radio Muqdisho.

    • Abdul says:

      walaalaha Raadio muqdisho, waad ku mahadsantihiin heesaha wadaniga ah ee aad boorka ka jafteen.

      Heestii la oran jiray “DHULKA SOW ANIGU MA LIHI” soo raadiya fadlan.

      Taariikhda ayaa idin xusi doonta shaqada aad ummada u haysaan,waxaadna la mid tihiin askarta furinta ku jirta.

  3. xaaji dheere says:

    asc dhamaan umadeenaay waanna salamaya bahda radiyaha iyo wasarada warfaafinta waad ku mahadsantihiin wcyi galintiina sidaas kuwada mida kale heestaan waxey ka hadleysa wa xaq jihaadka markan wa dad lasoo weraray oo is difacayo allow jabi kuwa dhibka wado aamiin

  4. ahmed ceyrow says:

    walle marmararka qaar rajaad mooda ineey soo iftimayso lakiin un dadkiiban nahay labadashariif usheega waqtiga lagujiro un

  5. diidaaye says:

    alla radio muqdisho kher ka dherga argigixisadii baad meel af nooga saari rabtaan kuwaas waa na dhibeen ee meel saara moosiin waaye terrorist ah iyo nuts people

  6. Asc wad mahad san tihin dhaman shaqalaha radio muqadisho fad laban laba dadal kina una shega 2da sharif hanonaxaristen siba hatana sulo waqtigan dorasho surtagal mahan

  7. Asc salan kadib qawarijtu waxay jogan isracinti e fadlan ha laisraciyo wajaben alow jabi shartodana nagadul qad qore farxan c/lahi m.nuur

  8. Mr.yaaya says:

    Asc dhamaan umada somaaliyed gaar ahan bahda Radio muqdisho waad ku mahad santihin dadaalka aad wadan iyo sida aad naftina ugu hurten wax u qabadka umada somaliyed maalin uun bey tariqdu idin xusi doontaa ama alle ayaa idinka abaal marin doono in sha allah

  9. Abdikadir says:

    Soomaali ha is raacdo, cadawgeedana ha jabo.

  10. xoriya says:

    radio mogadishu waa mahadsantahiin
    guuleysta oo shabaab iyo kuwa xun alaha idinka xijaabo

  11. c/shakur says:

    asc walayaal dhamaan inta samaha iyo wanaga jecel wan idin salamaay qas ahaan wariya yaasha radiomuqdisho oo aan dhihi karo waa muwadinin udhiidhiye wadankoda una huray naftoda run ahaantina aan dhihi karno waa gesiyaal dalkoda tariq bal dahab ah lagu qoridoono walalayal ogada umada inay abaal badan idin hayso sidad ushaqey sana sii laba laba oo walayal umda waxay ubaahan tahya baraarujin iyo wax fahaam sin marka shaqadina aad ayan ugu helnay hadan nahay umada soomaaliyed qas ahaan qurba jogta iyo sidaan filaayo kuwa dalkaba kunol ilaah ha idinka abaal mariyo shaqada aad uhaysaan umada ee waxan idinku soo gaba gaben lahaa guul guuul guul u.s.a chicago il

  12. xoriya says:

    Heestaan waa caloolxumo meeshaan aan taaganahay maanta xoriyadeenii ka dib , waa farxad guusha dowlada ey gaartay bur burkii qaranimadeena ka dib.Deeqo axmed cod dheeraa oo macaan anoo yar baan jeclaa talow ma nooshahay

  13. ibnu mussa says:

    waan idin salamay walaalaha radio muqdisho meel kasta aad joogtaan waadna ku mahadsan tihiin sida fir fircoon aad u sahaysaan waxaan xasuustay waxa aytahay wadaniyad

  14. wadani says:

    guusha ciidanka waa wax lagu diirsado guulista khawaarijka kii nolol lagu qabto hala dilo waa cadowga umada diintay meel ugu dhaceen gododka halagu gubo

  15. osman says:

    maasha lah waa wax lo baaha yahay ,,, waxaan xasuusinaya walalka bilabay comentiga heestu waatahay walal Mp3 sidaas lasoco walal

  16. farhan says:

    aniga hada waxii ka danbeeya somaliya baan u socaa hadal waa dhamaaday,ama dhimasha ama geeri,waa markii aan sharafteenii iyo gobonimadeenii soo ceshan lahay,waxaan umahad celinayaa geesiyaasha wasaarada warfaafinta,

  17. wiil-qurbo says:

    cabdi bashiir indho-buur abwaan waan wadani ah ayuu ahaaa aloow kuu naxariiso j

  18. abdulkadir a. guled says:

    heesta waxaa qaadaysaa deeqa axmed oo ahayd fanaanad cod baxsan ee heegaan. waad ku mahadsan tihiin heesha waddaniga ah ee na xusuusinaya barisamaadkii somalia. waxaad mooddaa inay soo iftiimayso qarannimada radiomuqdisho dartiis ee halkaas ka sii wada insha’allaah.

  19. aisha says:

    aad baad u mahadsantahiin radio muqdisho waxaad tahiin wadaniyiin runtii waxaad u adeegaasaan dadkiina iyo dalkiina hore u wada dadaalka maanta ayeey tahay jihaadka runtaa ah ilahay waxaan ka baryaaa muqdisho oo sii ahaanjirtay ku soo labatay inaan aragno mar dhaw

    jecliyaa xamar cadeeeeeee

  20. maxed deeq says:

    asc:waad mahad santihiin lkn anaga waan ku qadnaa waxaas oo guubaabo ah lkn hadana waxaan ku faraxsanahay guulaha laga gaaray shayaadiinta wadanka joogta fadlan waxaan idinka codsaneynaa in aad noogaaga dhigtaan sida aad warka usoo galisaan qaab kaas ayaan aad iyo aad ula soconaa shaqaalaha idaacad iyagana alle ha xafido waana uga mahad celinaa dadaalkooda qaaligaa wwwguul horimar iyo barwaaqo

  21. Kullane says:

    Guul baanu leenahay ciidamada qaranka Soomaaliyeed, waxaad ogaataan inaan hiil iyo hooba garabkiina nahay oo aan hareerahiina joogno… Guuleysta ayaan idin leenahay… Qurbe waa na dilatee dalka noo sifeeya aan soo mar un soo jaleecnee…

  22. mohamed says:

    ciidamadii qarankiyo dalkeygan u bukaa ee duliga ka dulqaada ee shabaabka ku hayo mar uun aan ku diirsade halgankiina waana gaaresane wada baan idiin leeyahay hadan nahay shacabkii waan idiin duceynena

    • Kusocoto: SHaqalaha radio muqdisho,ASalamucaleykum shaqalaha sharaftalahow Ee Raiomuqdisho.net macdu salaan Fadalan waxala idinka donaya Bararujin jogta ah oo anlala kala harin haben iyo malin kasta sabatuna waxay tahay umadda somaliyed waxa kadhintay damirki wadaniyaded wadankina wuu burburay maska ahan danimo ahana wan uburburnay dal iyo dibadba marka fadlan waxrbahinta waxalaga donaya in ay qab weynka ciyaran sonolenta maskaxda burbursan ee umadda somaliyedku dhacday 30 sano ee lagaso gudbay fadlan hadii anu nahay Qurba jogta oo dhan in ad no so deysan Heesta ah SOMALI somali WAA KUMAH,??? fadlaan HEESTA nosara malmaha jimcaha iyo sabtiga iyo axada oo shaqada anu kanasaneyno fadlan mahadsanidin shaqalaha Radio muqdisho oo isku duban bararujintana haka dalina fadlan???

      • Asalamu caleykum bacdu salaan shaqalaha radio muqdisho iyo shaqalaha Talefishinka Qaranka fadlan waxa idinka doneyna in ad Qebweyn ka Qadatan bararujinta Heesa ha wadnimada kudhehan ina nosodeysan, mararujinta umadda waa in baga ugu horeysa Ee radiya Qeb weyn ka ciyara iyo telefishinka Qaranka somalinimadana waa in bararujinteda qeb weyn laga ciyara iyo wadaniyada Qimiga ayledahay IWM oo wangsan waa in laga qeb qata fadlaan wadaniyinta hanoladan somalidiidka hadhaco sharwadayasha hadhacan dowladd diidka hadacan wanaga didayasha hadhacan kuwaa diinta ku Qarabta hadhacan kuwaa barlamanka ku jira Gumestaha sida dadban ugu shaqeya hadhacan somaliya hanolato wadaniyinta hanoladan kuwaa hoganka dalka dacada u ah hanoladan somalinimada hanolato shaqalaha radio muqdisho hanoladan shaqalahatelefishinka qaranka hanoladan wadanimada Qimigeda haka hadlan hana ku mash qulan har iyo habenba somalinimadana waa wax ad uQimibadan ninki darenlehbadaremikara Qabyalda anka taqalusno nin iyo nagba caruur iyo cirole

  23. wan in salaamay holwadeenada codka jamuurida sooomaaliya siiwada halganka aad ku xoreesaan u mada soomaaliyeed wey is kacadahay in ay haatan jabeen carabtii soo shaqatagtay waana gooleesta ciidamada qabka sida

  24. anwar says:

    radio muqdsiho waa idacada hool weeyn u hayso umada somaliyed oo runti u dhabar adeegte hoosha ay wado inshalaah waxa rajiina in ay guulo badan ay ka soo hoyidoonto waa idacada mudan in la gudoonsiyo bilad

  25. jaamac hirsi qaalib.. jamac wadani says:

    rag la sheegay iney ahaayeen saraakiishii ugu sareeyay shabaab ayaa hada taleefon layguugu sheegay in madfac ku dul habsaday gaari ay saaraayeen iyaga oo naray agagaarka baar caasho

  26. Abshir X Teynax says:

    waa xiligi kala baxa, waana loo baahan yahay heesaha noocaan ah ee niyada kor u qaadaayo, waa idiin la jirnaa ciidamada qaranka soomaaliyeed waa idiin dhinac taaganahay, guushana anakaa leh sababtuna waa very easy, anagu waxaan u dagaalameynaa wax sharciyeysan

  27. somali gurl says:

    WOWWWWW WAA HEES LOO BAAHANYAHEY WAQTIGAN XAADIRKA. CIIDANKA DOWLADOW JIHAADKA GALA.JILIBKA DHIGA SHABAABKA DALKA KUSOO DUULEY…….GUUUUUL DOWLADA SOOMALIYED.THNKS RADIOMUQDISHO.

  28. dzeko says:

    jihaad gala cidama qaran-ka Lana JIHAADA qawaarijta

  29. caaisha says:

    WOOOOW, THANKS RADIO MUQDISHO. BROTHERS WILI MAN ARKIN HES SIDAN OO KALE BARARUJIS AH, WAD KU MAHADASAN TIHIN GUULAHANA ILLAHEY INTAS & KABADAN O LOOGA SARO WADAN KUWA QAWARIJTA DADKI DHAMEYAY ALLAH KENO INSHALAH. DOWLADANA QILAFKAN E MADAXA NAGA XANUNJIYAY HANAGA DAYAN. DIBADA WAN KU DHIBANAHY WALLAH.
    THANKS AGAIN WALALAHA RADIOMUQDISHO

  30. Naciima says:

    Waan idin salaamay umada soomaliyeed meel walba ey ku noolyihiin asc waxaan u madah celinayaa bahda radiyow muqdisho waxaan idin leeyahay shaqada wadiin waa mid shacabka somaaliyeed dhiiri kalineyso sookor dhiya heesaha guubaabintee oo dhiri galinaayo shacabka mahadsanidiin radio muqdisho

  31. osman aden says:

    waxaan idin kaga mahad celinaynaa sida fiican ee xaalada wadanka & wacyiga uu hadba ku jiro aad umadda ugu soo bandhigtaa.
    sb : ha ka caajisinina waligiin , horumarka wadanka , raadinta nabada waayo waa aragteen meeshu uu na dhigay qabiil.
    taageera waligiin wadaiyada
    ha noolaato somaliya. ku guubaabiya dhalin yarada heesaha madaniga ah
    by osman .

  32. Cabdulqadir says:

    ASC, waxaan idinka codsanaa inaad soo saartaan heesta ah XADIISYADA QAAR BAAN DHALIILAY EE MAXAAD KU DHALIISHAY. ee pls ayaan u baahan nahay soo saara. ama iigu soo dira by Email.

  33. hamdi a/kadir moh'ed says:

    waxan leeyahay ciidanka dowlada jihaadka gala oo ladagaalama qawaarijta kusoo duushay dalka dadka iyo diintaba waxan kaloo idin leeyahay mar walbo iyo markastaba xasuusnaada cadsida allaah subxaanahu watacala
    waxan hambalyo udirayaa radio muqdisho codka jamuuriyada somaliya waxan eeyahay wali xaqiiqta siiwado kana hadal markasto wararka runtaaaaaaaaaaaaaaa

  34. saida says:

    Waa ini salamayaa bahda radio Muqdisho.
    Allaylehe waa hees ku haboon waqtiga maanta ah.

  35. idow says:

    asc waxaan leeyahay bahda raadiyo muqdo ee riwaayada radiyaha waxaan idiinkaaga mahadnaqaa sida aad runta uga sheegteen marxalada wadanka kujiro oo qaswadayaasha kuhaayaan dalaalkiinana sii labalaaba

  36. Maxama istigar says:

    Dhaman waan idin salaamay shaqalaha ide cada qaranka somaliyet anigo ah dhegeste kunol dagmada shibis waxaynu jecel nahay daw lada inaay xureyso qewaha kale o ay kusugan yihi qawari jiinta al shawab eriya eriya

  37. deeqa norwey says:

    heestaan walaahay wey iga ilmaysiisay

  38. deeqa norwey says:

    WAR MAAD NAGA TAGTAAN
    tana waa inaad soo raadisaan ama heesihii wadaniga ahaa oo dhan

  39. deeqa norwey says:

    HEESO WADANI ORIGINAL AH.

  40. deeqa norwey says:

    wadankii qaaliga ahaa oo 350 laga soo bilaabo aduunka oo dhan intay isku tageen ay qabsan kari waayeen iibsana kari waayeen ayaa maanta shirkado ka dhergeen waxaan xasuustay sheeko aabahay iiga sheekeeyey oo igu yiri weliga iska ilaali caruuurtaadana uga sheekee dhulkada taako hada qof an u dhalan ka iibiso qofkaas wuu kugu badan hadhowna dhulkuu kaa sheegan sidii falastiin loo galay hada iyo dan falastiin baynu noqonay la ina iibsay dadka somaalida malyan malayan ayaa looga dhoofiyaa xeryaha loona dhoofiyaa aduunyada kale si wadanka looga dhaxlo qurbana waxa yaqaana maanta ninka ku nool ciil iyo calool xumo iyo duli weliba aan loo ogoleyn wax haba yaraatee ah horu mar aad baan uga xumahay dadka ku soo qulqulaya weli qurbe iyo meel aan la aqoon awoowayaasheen waxay uga sheekeeyeen walidkeen maanta waa wada haynaa is weydii ninkasta oo ah somaaliyoo wadankaaga maxa jeclaysiiyey rer galbeedka iyo wadamada aha deriskaada waa maxay waxay u jeclaadeen somaalia oo ah wadan gaajo ah
    hadaba anagaa kuu sheegayna wadanka somaaliya waxaa ka buuxa oil.dheman,cuper.uran,gaas,gold aduunyada oo dhan ayaa usoo kala tartaaysa turkiga waa muslim wana rer yurub laakiin markuu arkey in lakala boobayo ayuu is yiri badbaadi oo somalia xidhiidh la samayso
    aduunyadii kale ayaaba uga soo dheereysay kuna tiri turkiga somalia ma intrest baad ka doonaysaa laakiin wuxu yiri aniga waxaan raba inaan badbaadiyo somalida inta ka hadhay laakiin adinka reer galbeedoow wadamada islamka sidaa u galay
    bal eega webka hoos aan idiin dhigay
    Somalia & Oil: Will this complicate the situation further




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...