Heesta Caawa Waa’JACEYL MA HILMAAMI KARO’
Published on May 20, 2011 by admin · 14 Comments · 4,689 views
Caawa Waa habeen Jimco, magaceeda waxaa la yiraahdaa JACEYL MA HILMAAMI KARO waxaan idiin soo gudbinaynaa hays jacayl ah, waxaana qaadaya C/qaadir Macallin Jubba iyo Khadra Daahir Cige, Miraha waxaa Iska leh Xassan C/llaahi Cali (Xasan Ganey)
Dhagaysi Wacan.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
woow waa saafi waana asal thanks RM. Waxan jeclaan lahayd in kaydka oo dhami saafi noqdo.
Waa idin salaamay akhiyaarta Radiyo Muqdisho.
Waxbaa ka dhacay waa ruwaayadii C/qaadir Jubba ku soo caanbaxay.
Hadaanan khaldanayd waxay ahayd ruwaayadii abuur waano la yaab oo xilligaa aad looga daba dhacay waana xasuustaa ciyaalnimadii.
Waa heesihii la yaqaanay lix jeer ayan ku daawaday Boorama iyo hal mar aan Burco kugalay. Waa laysku jaray ruwaayadan iyo xidig yar oo cusbaa markaa Cabdulqaadir Jubba.
Mp3 ayay ku fiicnayd. Waa mahadsan tihiin Radiyo Muqdisho.
Saaxiibayaal waxaan filayaa in Heestaan uu curiyay Abwaankii weynaa ee Cismaan Aadan Askari (naxariistii janno Allaha Siiyee) isagaan Laxankana iyo Miyuusigga ku daray hadaanan Khaldamin, Iska hubiya kolleey Saaxiibkeey Jubba oo aan reer Canada Isla nahy waan warsan karaa
¨waw raadiyaheena salaan sare mahadsanidiin guushana waa aragteen cml ay gaaren cxd caadi ma ahan hore u socda hana soo jeesanina ilaa kan ugu dambeeyo laga soo qabto
caadi maahan waxeey ixasuusisay waaya waayo iyo dhalin yaro nimadeeydi waxaan kutixnaa jiray barnaamij lagu furi jiray heeskan radio moqdisho oo ladhihi jiray barbaarta
waaw koley somaliya afkeda aa lug galiyee kedkan le hala hayo
sey u arkan ilma ha na dhal nay
illahoow dadka dalka diinta iyo dhaqanka inta ba noo dhowr Soomaaliya wan ku dhashay una dhashay Kuna Una dhimandonaa
Xeestan oo ah mid xasuus gaar ah ii leh raadiyo muqdisho waad mahadsantihiin sida soomaalinimada aad horumarka iyo dib u nooleynta qarankeena dadaalka aad ugu jirtaan shaqaalaha raadiyo muqdisho waa geesiyaal dahsoon oo hawl adag oo muhiim ah u haya gayiga soomaaliyeed mahadsanidiin xeestaan wallaahi si khaas ah ayay ii taabatay oo runti xasuusta bari-samaadka aan u ilmeeyay.
Jubba iyo Khadra .Yaaaaaaa Salaam . Waxaan soo xasuustay intaan Mooryaantu iyo SUNDAY PEOPLE Dalka iyo Dadkaba Burburin.Waa Casrigii Dahabiga ahaa ee Soomaaliya.Allow Nabad nagu soo celi.Aaaamiiiiin.
Asc dhaman asxbta? Runtii hadey fahmen hestan dadka waa wen bal ma fahmen da. Da. Hada soo bexey so?