Thursday, May 17th, 2012

heesta caawa Waa ‘ERYA-ERYA-ERYA. Dhagaysi Wacan.

Published on May 14, 2011 by   ·   37 Comments  ·   6,798 views

Heesta Caawa waxaa la yiraahdaa ERYA-ERYA ERYA Waxaa qaadaya kooxda Heegan, Miraha iyo Musika waxaa iska leh Cabdi Bashuur Indhabuur, Qayb ahaa waa waddani, Nuxurkeeduna waa Dagaal galin Sida aad ka fahmi karto Ereyga magaca u noqday.

Dhagaysi Wacan.

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Readers Comments (37)

  1. somali baan ahay says:

    haddii aan nahay shacabka soomaliyeed waxaan ka rabnaa xildhibaanada soomalida ah in ay labo kala doortaaaaaaan:

    1-in ay taageeraan dowladaan ay garab iyo geed hoooskiisba u noqdaan,,,qilaafka iyo hagardaamintana ka daayaan
    2- in aaanu habaar iyo inkaar ku ridno oo hoog iyo ba’ aan eebe uga barino,,waayo umadda somaliyed waa dad dulman habaarkoodan waa alle wuu aqbalayaaa labaad mid ha doortaan

    WABILLAAHI TOWFIIQ

    • doolow says:

      somali baan ahay
      saaxiib waan kugu raac sanahay waxaanse ku dari lahaa
      hadeysan dowladda taageerin waa al shabaab ee waa in sida al shabaab loola dagaalamaa.
      wabilaahi towfiiq

    • maana says:

      waan kuugu raacsanahay ra`yigaaga waa in ay xildhibaanada soomaaliyeed dhinac ka raacaan rabitaanka dadkooda. maanta soomaali inta samaha jecel waxay raacsan yihiin dowladooda.

      • Bashir says:

        cadawga qaran soomaaliyeed waa alshabaab iyo 550ka nin ee barlamaanka sheeganaya keliyana dowlada la daba taagan hagardaamo ah inay caloosha wax ku ritaan ama wax ridaan tan kale dadow ha sugina inta barlamaankaasi jiro in dowlad iyo qaran soomaaliyedeed la helo mahadsanidiin

  2. Somali says:

    Erya kuwa nabada diiday.kuwa is dhiiba dhaafa oo cafiya!Nabad ayaan u baahanahay.
    Somaliyeey Nabada Qaata.

  3. amiin yare says:

    waxaas ayaa kaa wadani ah allow idiin dhoor somaliyee

  4. ahmed says:

    a/c salan kadib mahad ilaah ba aleh ilaah kadib waxay mahd usugnatay madaxda qaranka somaliyed gar ahaan cidanka xooga dalka waxaan idinlenahay hadan qurbajognahay waxaan ubahanaay wadanka hasolabanina cibadada iyo saladana ku dadala hil iyo hoo wanila garabtaganahay

  5. ruqiyo says:

    erya khaarijta erya erya khawaarijta guuuuuuuuuulaysta ciiiiidanka qalabka sida

  6. Abdinasir says:

    Asc all somali jecel tan kale waxaan ku faraxsanahay guusha ciidanka xooga dalka soomaaliyeed walaahi qalbiga ayaan ka ilmeynayaa masha allah

  7. acs wcr radiomuqdisho.net shaqalaha mel walba joogatan wadisalamaya radio qaranka ilahey garabkina alah isii anigo ah jeylaani waxa tageeraya mohamed abdulahi farmayo iyo madaxweyne sheikh shariif ilahey garabkina allaah galo cadowkina allaah hadika qabto ilahey gool nasi umada somaliyed mel walba ku rafadsanyahay adunka tacaladisa insha allaah gooshu waxa iskale cidanka manitarika somaliyed allaah garabkina galo

  8. farhia says:

    Asc wrwb eriya eriya arxan lawayaasha illaah waxa idinkaaga barinay cidamadena xooga dalka somalia guuuuuuuuuuul khawaarijta rasuul keenii subanaa csw ayaa nosheegay waligoodba ma guuleys taan idinkaa xaqa ku dagalamaayo waadna ka guley saneynaa inshaa allaah waxa ugu baqayaa xildhibanada haday unaxayaan shacabka dulman ha tageraano dowlada maanta waa kala bax nin walbaa meeshuu ka soomuqdo ayuu ku leyahay shacabka somaliyeed wiilasha yar yar ee u tagan badbadinta qaranka,diinta iyo dadkaba dhinac istaaga walee hadaysan ayaga jirin hotelada nabad kuma hurudeene kadaaya gorgor tanka dhiiga shacabka iyo cidamada kor kooda w/b towfiiq

  9. gudomiye sharfleh ayad ka aheyd shacabka somaliyed hal sano ka hor lkn marki ay kulaxumatay horu marka dowladda ee ad so dhaweysatay hogaamiye yaal layaqan mashey ka jogan shacbiga ayad niya jebisay dadka ad ku weyned qof wow gefaye ka labo talabada xun ee shacbiga niya jabka geliyay waxad ka masultahay shacbiga

  10. Iimaan laawihii AJashaada raba looma arxamee erya alshabab.
    Horay in ay usocdaan ayaan ka sugaynaa ciidanka xooga dalka.
    Gadaal u noqosho ma jirto.

  11. Lul says:

    scwrwb r/mudisho codka daacada ee dadweynaha u hadla waxaa tihiin geesiyaasha umada soomaaliyeed oo la xasuusan doono mustaqbalka kaalinta halganka uga jirtaan .
    waxaa kale oo amaan mudan X.D.S oo marna la iloowi karin illaaheyna waxaa uga baryaaya kuwa dhinta janno kuwa noolna ajir iyo xasanaad iyo kuwo guushooda lag baraaro in illaahay ka dhigo amiin xildhibaanada kuwa gumeystaha u kala carara maalin walba waa rag tiro yar inta wanaagsan hanaga qabteen sh/shariif waa nin daacad ah isaga iyo farmaajo walaahi
    hadaad la shqeyn weysiin somaaliya meeshii ay ka timid ayey u noqoneysaa.
    wabillaahi towfiiq

  12. wsm says:

    acw waa sax hadalkiino waana idinku raacsanahay ee bal aan isweydiino 550 dowladda yeela karta somalia waxaa lagu sheegaa 8,000,000 qaana waxayba yiraahdaan waa 5,000,000 marka dowladaha 80,000,000ayaan yeela karin ee horta ma leys weydiiyay halka ay noo wadaan

  13. daauud xaaji says:

    SCM.Waxaan marka hore salamayaa dhamaan bahda radio muqdisho, madaxdeeda iyo shaqaalaheeda, waxaan ilaahay idiinkaga baryayaa inuu idinku garabsiiyo hawsha aad u wadaan umadda soomaaliyeed. tan labaad, waxaan is weeydiiyaa saacad walba nimankaan sheeganayo baarlamaan inay yihiin, waxay u qabtaan umadda soomaaliyeed. iyo waxay u diidan yihiin waxqabadka dawladda iyo ciidamadda qalabka sida. waa wax lala yaabo. balse waxaan isku qanciyey inay gacan saar la leeyhiin nimanka dawlad diidka ah ee ku soo duulay dalka iyo diinta, sababtoo ah, haday dawlad doon yihiin kama soo horjeesteen wax qabadka dawladda iyo ciidanka qalabka sida,hadalkii waxaan ku soo gabagabeeynayaa hadaan nahay qurbajoogta soomaaliyeed ee jecel qaranimada soomaaliyeed in aanu ugu dulqaadan doonin falalka foosha xun oo ay wadaan baarlamaan ku sheegaas. umadda soomaaliyeedna ay arkayso. guuleeysta guuleeysta guuleeysta ciidamada qarankoow, iyo inta taageersaneey, wabilaahi tawfiiq.

  14. wadani says:

    asc waalayalwadkumahadsantihin guusha aadkasohoyseen kanasarten nabaddiidka waxana ilahey idiinkgaga baryeyna guul guul iyo guul inshalaah mahadsanidin

  15. abdi ismail says:

    mashalah mashalah mashalah allah mahada leh erya erya erya khwaraaijta wadanka u diide nabada

  16. Adde idow says:

    Acw salan kadib waxaan ku faraxsanahay hosha qubaabada iyo dhiragalinta cidamada HDS. Guuleesta guulesta kasaara dalka umad dhibka. Kuwan waa Dhiqle sida uu Marshale shegay ee ka feejignaada dibin daabada naflacaarinimada ay qabanqaabinayaan Khawarijta.

  17. maxamed says:

    Waa asalkii thans rm

  18. maxamed says:

    tirtira khawaarijta

  19. midnimo says:

    ilaah sida wacan ha inawada waa fajiyo hadaanu nahay somalina ilaah sidan sika fiican ha inoo yeelo xaladeenu waa aloow sahale

  20. umu anisaa says:

    asc waad mahadsan tihiin bahda RM ,
    soomaali baan ahey,,,,,,, waan kugu raacsanahey walalkey xildhibaanadu waa alshabab weji furan ma donayaan in dhibaatada laga baxo oo dowlad xoog leh la dhiso qas bey wadan ilaahey hana qabte mar labaad ciidamada qaranka guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul.

  21. farhan says:

    ilaahay waxaan ka baryaay naa in kuwa raba in ay kala daadiyaan dowlada ee lasoo taagan qodob hebal iyo qodob in uu qodobo iyo masaabiil kulul oo mid aan ka reebin hawada kaga soo daadiyo,dhibka uu wadanku ka dagi layahay maaha alshabaab oo kaliya,waa eeyda wada caloosha wayn ee ku naaxay dhiiga umada.

  22. maxed deeq says:

    asc:bls waxaan idinka vodsaneeynaa dhageesiga heesya waxaad nooga dhigtaan sida warka oo kale

  23. Suldaan Nabadoon says:

    Ummadda Soomaaliyeed waa in dantooda laga hormariyaa danaha gaarka ah. Dowladda Soomaaliyeed waxeey dhaantaa oo ka duwantahay dowladdo badan ee dalkeena soo marey. Sidaas owgeed, Baarlamaanka waa in uu Alle ka baqaa, luggooyo iyo jilaafona u dhigin Rajadaan Ummadda Soomaaliyeed fiirsaneyso. Wa Billaahi Toowfiiq

  24. maxed deeq says:

    asc: waxaanu idinka baryeenaa shaqaalaha idaacada in aad nooga dhigtaan sida hada aad u soogalisaan warka caadi ayaan u dhageesanaaa lkn heesaha wax aan kadhageesano majiraan maxaa yeelay waxaa uu kuu xawilaa meel kale lkn warka markaad ku dhufataa waa caadi qeer ayaan i diin rajeenayaaa guulesta khawaariijta filinkooda waa the end yaan laga harin bye

  25. somaliboy says:

    walaahi waa iska qiirowday anigoo aan mudo dhagaysan heesaha somalia radiomuqisho alla maxad heesa qiima badan keediseen, hala erya hala erya cadowgena insha allah, marka dagalada socdan iyo subixi aroortii habenkiii heesahii waya waya markan axmarta la dagali jirnay shacbiga reer xamar haloo shido insha allah

  26. shacabka says:

    waxan ku faraxsanahay inta intiinaba si aad isku raacdeen in dowlada la taageero waxaa la gaaray waqtigii shacabka warkooda meel marka noqon lahaa. waxaa u sheegayaa mid walboo rabo dantiisa gaarka inuu ka hormariyo mida qaranka isagoo ku dhuumanyaa shacabka dhaxdiisa way dhamaatay taas dadka soomaaliyeed waa kuwan is raacay oo ogaday ninka qaldan sii wada bulshoy

  27. wadani says:

    fadlan heestaan haloo daaro ciidamada gagaalka furunta jooga

  28. ak says:

    saas waaye dowlada waa dowlo soomaliyeed allahu akbar

  29. hamaza says:

    erya erya erya waxay ka turjumaysaa gumeysi la eryay …. ok soomaliya waxay iila muuqataa inaan hada dib ugalnay gumeysi ku waas ku hadlaya magaca islaamka oo si khaldan u fasiray kuwaasoo ku wata dana gaar ah….. marka waxaan oran lahaa erya eryaa eryaa nimankan laga keenya afgaanistaan aan umidowno maanta waa maalintii 15may oo ay dhalintu bilawday halgankii xornimda bibaeen marka waxaan dhihi lahaa aan dib ubilowno halagnkii syl
    eryaa eryaa eryaa

  30. ansaar says:

    asc soomaalay mahad allaa leh nabadgelyana rcw dushiisa ha ahaato taqwada rabbina hala xasuusto ciidamada dowlada waxa laga rabaa kelya adeeyg joogtaa hadii kale maalin rid maalina soo rogmo hormar ma keeyneyso meeshaad ka tagtaan waa tabteedii ee halmar dhexda xirta ee xoreeya hodan holwadaag iyo wardhiigleey guushu weey idlaaniye inta quruntay waa intaase

  31. mohameddhere says:

    waan idin salamay shaqalaha radio muqdisho waxaana leeyahay cxds guul guul Alla idin la jira

  32. osman aden says:

    waawow raadio muqdisho.
    waa hees cajaaib ah , oo xasuus fiican mudan.
    balse waxaan leenahay halugu fuliyo kuwa neceb danta somaali.

  33. moo says:

    xasuusta waa lagama maarmaan mahad oo dhan alaah u sugnaatay asagaana ka baryaynaa nabad iyo hormarka umada somaliyeed

  34. wadani says:

    aad ayaad u mahad san tihiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...