Thursday, May 17th, 2012

Heesta Caawa “WAR MAAD NAGA TAGTAAN NAMA TAQAANIINEE” – DHAGEYSO

Published on May 19, 2011 by   ·   32 Comments  ·   8,129 views

Heesta Caawa  halku dhiggeedu waa   “War maad naga tagtaan nama taqaaniinee”, waxaa ku luqeynaya kooxda Heegan ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Waxaa miraha iyo laxanka leh Abwaan Cabdi  Bashiir Indhabuur.

keydka cajaladaha Radio Muqdisho waxay ku so xerootay 20.02.1978,

Qayb ahaanna Waa waddani, Dhageysi Wacan.

 

 

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Readers Comments (32)

  1. hassan yare says:

    ASC. salan kadib raadio muqdisho waxaa idin ka codsana ama idin ku baraarujina in aad ka deysan codka ak dhex yraayo hesah ee radiomuqdisho , waa hannti umada oo dahn wada leedahy soo cid gaar ah malahn soo waxa waa aqoon dari qofka ku fakiray sorry waa iga talo

    • c/shakur says:

      a.s.c walayaal marka hore aad ayan idinku amanaya hoshaan aad haysaan umadana ogaada inay taariqda idiin gale donto maxaa yelay dadki manta kudhiraday inay usoo gudbiyaan marxada dhabta ah ee dalka taal iyadoo aan ognahy xalada lagu jiro ogada inay tariqda idin shegi donto shaqalaha radiomuqdisho haka cajisina shaqada aad u haysaan umadina hiilo ayey ubahan tahay manta oo lagu faham siyo wacyiga jiro ilaah hadinku guleyo dadalka aad wadan ilahan cadawga ha idinka aman galiyo by chicago il u.s.a

    • xasan weyne says:

      xasan yare sxb waa wax caadiya in lagu dhexdaraa raadio muqdishu mise waxaa rabtaa in dadka bililiqada caadaystay inay si fudud uqataan lana ilaawo xuquuqda radio muqdishu codka jamhuuriyada somaliya waxaan la socon qof heeso leeyahay ayaa inta la qaato ayaanan qofka xataa laso hadal qaadayn lkn shaqaalaha radio muqdishu waxaan leehay waa dadaashene halkiina kaso wada

  2. siyaad says:

    waa salaamantihiin shaqaalaha radio muqdisho shaqada sidaas kuwada guubaabiyane bulshada gaar ahaan ciidamada qaranka waa inaad baabuur makaroofano kuxirtaan dabadeed aagaga dagaalga gaysaan si ay ciidamada niya wadaninimo ugasho markay maqlaan heesahaan wadanigaa intaa waa ikatalo mahdasanidiin

  3. ayub says:

    RM dadka waxaad u haysaan shaqo wanaagasan waxaadna nasoo xasuusiseen waqtigii aan eheeyn dad isku duuban oo sharaftooda iyo karamadoodu A\frica ugu sareeysay ilaahay waxaan kabarayaynaa in xoogeenii iyo shafteenii noo sooceliyo.

  4. wiil-qurbo says:

    cabdi bashiir indho-buur rabi naxariste jano allaha ka warabiyo waa abwaan wadani ahaa miraha iyo music is leh uu heesta saari jiray

  5. c/qadir says:

    ASC WAXAAN HALKAAN KAGA MAHATCELINAA FANAA NIITEENA SOMAALIYEET WAXAAN LEYAHAY MEESHIINA KASIIWADA NOOLAADA WILIGIINA WAA HEES QIIRATLE OO QAALIHA GUUUUUUUUUL

  6. ibrahim says:

    RADO MUQDISHO LOOOOOOOOOL

  7. muwadin says:

    horta radio muqdisho ma heesaha abwaan cabdi bashiir inbuur uunba yala mise farsamayaan radioga ayaan keydka radioga sifiican u dhex galin oo dhinac uun inga tusa

  8. midnimo says:

    masha alaah aad ayaan oga helay axsan wadani waa wadaniyad qiima wayn ku fadhida ilaah somali xaqa ha fahan siiyo

  9. ruqiyo says:

    alhabab ciidanka qaranka ma taqaaniine maa ka tagtaan

  10. abdil nasir says:

    igu horeyn waan salaamaya bahda radio muqdisho shaqo qaran ayaad heysaaan untii waxan rabaa iga codsi sida walaalkey iga oreeyay sheegay inaad heesaha qaranka codka ka dhax yeeraayo inaad ka dhaaftaaan waayo waayo heeso qaran ka dhaxeeya ummada soomaaliyeed oo dhan guubaabo fican waaye heesaha wada soo daaya laakin codka ka daaya mahadsanid

  11. Laashin Abtidoon Baahalow says:

    Ilaah naxariistii Janno ha siiyeee Abwaan Cabdi bashiir Indhabuur wuxuu ahaa Muwaadin Maskaxdiisa ugu hiiliyay Qaranka isagoo ahaa Abwaanka ugu heesha Badan Abwaanada Soomaaliyeed oo isku darsaday Miro Laxan, Miyuusig oo weliba si heer sare ah uyqaqaanay Qoraalka Nootada Miyuusigga, Heesihiisana waxaan ugu Jeclahay Heybad waxaad ku leedahay Dhulkaaga Hooyo , Abwaanka Ciddii Dilkiisa ka dambeysay Aakhiro iyo Adduun Hoyaad ma helayaan, waana la yaqaanaa Cadaabta Allaha ku wada guree !

  12. Keyse Adde says:

    Dhamaan Shaqqalaha Radio mUqdisho waa Aan Salaamayaa Iyo waliba Fanaaniinta Qaranka Soomaaliya

    Heestani Waa hees aad u wacan Waxayna Fariin Uwadaa Cadowga Soomaaliya Iyo Kuwa Dabadhilifyada u Ah Taasi OO ah In Soomaali Ay KU tashatay In Ay Dalkeeda Dhisato CADAWGA SOOMAALIA HA DHOCO aamiin aaiin

  13. OMAR says:

    GUULESTA XOOGA JAMUURIYADA SOMALIA GOOYA GEEDKAY GALAANBA ,WARHOOY MAAD NAGATAGTAAN
    NAMATAQANIINEE , HORSEED HABEEN IYO MALIN
    GUUL JDS IYO XDS ,WAXAAN IDINKULA TALINLAHAA
    WADANKA YAYSAN DIB U DHIGIN BARLAMAANKA
    WASAQDA AH EE LA SHAQEEYA CADOWGA UMADA
    SOMALIYEED .
    KANA XUREEYA WADANKA KHAWARIJTA SH .
    GUUUUL SOMALIA.
    FROM OJA USA

  14. MYA says:

    HEESAHA WAAD KU DHEESHEEN SIDII HORE RADIO CODKA SHACABKA AY UGU DHEELI JIREEN AYAAD LA MID NOQOTEEN, WAR HEESAHA NUXURKA HA UGA DHEELINA, HEESAHAN RADIO MUQDISHO KALI AH MA LAHA UMADA SOMALI BAA LEH FADLAN XUSHMEEYA DHAGEYSTAYAASHA SOMALIYEED, WAA YAABE MA CODKA SHACABKA MIYAAN WALI DHAGEYSANEYNA YAAB YAAB

  15. maxed deeq says:

    asc:walalayaal anaga mahelno heesaha wadanigaa maxaa ku dhacay waxaana idinka rabnaa sida warka oo kale in aad nooga dhigtaan mahad sanidin

  16. wdani1 says:

    asc wr wb dhamaan waan idin salaamayaa shaqalaha radio muqdisho iyo shacabka somaliyeed oo dhan mel kasta oo ay joogaa salana kadib radio muqdisho aad ayan idin kugu amaanayaa howsha aad haysaan iyo sida aad dadka ubaraarujisaan lkn heesahaan aad sodaysiin iyo dadka aad ula jeedaan farqi wayn ayaa udhaxeeya waxaan umalaynayaa waad ifahanteen

  17. Dheeg says:

    Aad ayaan ugu farxay markaan dhagaystay heestan waxay isoo xusuusisay waayo waayo,

  18. maana says:

    waad salaamatihiin shaqaalaha raadiyo muqdisho, salaan ka dib waxaan idinka codsanyaa inaad soo deeysaan heestii hobaladda waaberi ee ahayd dhulka sow anniga malihi ee dhasha anniga malihi taas ugu danleeyahay ajaanibta nagu soo duushay.

  19. qarandoon says:

    ASCWW RADIO MUQDISHO ALLA HA IDIIN DAAYO HEESII AAN TAARIIKHDA KU LAHEYN HADAAD NOO SOO SAARTEEN

  20. Darwiish says:

    allahu akbar hees qiiro leh
    anigu somali waxaan ku ahay inaan cidna u madax lulin sida marxuum abwaan c/bashiir sheegay kuwa wax ka sheegaya wiilasha cadowga u baabac dhigay, allaha idiin tuso sanweynta afrikanka calooshood u shaqeysatayaasha maalin walba madaafiicda hooyinka iyo caruurta ku garaacaya allaha idiin tuso in aan meel uga soo wada jeensano

  21. abdulfatah says:

    asc dhaman uumada somaliyeed melkasta oo aad adunka kagala jogtan khasatan reer muqdisho waxaan ii dindhahayaa siiwada dadalinkina somalia qabiil waa dhamaday manta waxaan uu mahanahay waa dowlad marka somalia aan qaranimadeena isku istagno waxaan kalo halkan aad uuka dahniyadayna bahda radiomuqdisho wada dadalkina

  22. osman A says:

    WAH WAAH .
    hambalyo radio muqdisho
    Halkaas ka sii wada halganka dhiiri galinta wadaniyada iyo guubaabada shacab soomaliyeed .
    gaar ahaan taageerada xooga dalka soomaaliyeed.

  23. cali says:

    waxaan idinkugu tainayaa in aad iska dhaaf aan heesaha

  24. Guul Radio Muqdisho .. hees dhiiri gelin qiimo weyn leh .

  25. wadaniyadda says:

    caaaaadi maha ,habka cadowga loo dilo tariikh uleenahey , yah

  26. Ahmednuur says:

    Ar alshabaab maad naga tagtaan nama taqaniine.

  27. Ahmednuur says:

    aan kugu tuntee iyo turuq iyo hogaan tuurnimo ma yeelno.Geesiyaal tilmaaman baan taariikh u leenahay tabta cadowga loodilaa taariikh u leenahay.

  28. cabaas cabdulqadir says:

    AMAAD NAGA TAG TAAN MAN TAQAANII NEE RUNTII XILIGEE AY HEESTA SOO BAXADA WAXAA XILI TARIIQ MUDAN




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...