Thursday, June 20th, 2013

HEESTA CAAWA HALKAAN KA DHAGAYSO

Published on April 21, 2011 by   ·   46 Comments  ·   13,869 views

HEESTA NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG WAXAA QAADAYA  Hobolalada Waaberi Miraheeda waxaa iska leh  Maxamud Cabdullaaahi Ciise Sangub Taariikhda .Qabasahda. 1974 Farsamada Digitaal  Cabdi wali 12.09.2010.

Waxaan ugu tala galnay in aad caawa bal dib u milicsataan taariikhdii heesaha Wadaniga oo laga yaabo dadka qaar in ay so xusuusin doonto waayo hore. dhagaysi haboon.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Readers Comments (46)

  1. gar-soor says:

    cajiib waaye!! waxay ka hadleeysaa waxa hadda taagan inay waligoodna jireen

    thank you R.Muqdisho

  2. c/wahaan says:

    Asc Hesta Caadi Ma ahan MMMMMMMMMMMMMM

  3. Maxamed jaamac says:

    Radiyo Muqdisho aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tihiin heestan qaaliga ah ee wadaniga ah. Waxanan idinka codsan lahaa inaad sidan oo kale noogu soo shubtaan heesaha wadaniga oo aan gebi ahaantoodba jecelahay. Waa markii ugu horeysay ee Radiyo Muqdisho sidan oo kale noogu soo shubto hees wadani ah.

  4. Maxamed jaamac says:

    Waad mahadsan tihiin waxaad codsan lahaa heesta wadaniga ah ee la yiraa WAA SU,AAL DADWEYNEE DHULKAN YAA ISKA LEH, dabcan dhulkeena Hooyo ayay u jeedaan. Fadlan waa idinka codsanayaa.

  5. Faarax says:

    Waa wadani qaali ah radiyo muqdisho waa ku mahadsan tihiin.

  6. Faarax says:

    Dhegaystayaashiina jecel wadaniga iyo jacaylka yaan la ilaawin.

  7. osman haji says:

    waan idin salamayaa dhaman shaqaalah warbaahinta qaran ka inkastoo aanan kamid ahayn dadka soojogay waayihii barqasooranta hadanwaxaan dareemayaa in waxbadan iga maqan yihiin markaan dhagysatay heestaan wadaniga ah

  8. Wadani says:

    Radio muqdisho shaqo fiican ayaad umada u haysaan dhanka wacyi galinta iyo
    wargalinta heestaan taariikh ayey iso xasuusisay

  9. Marka hore, salaan ayaan idiin soo diray, salaan ka dib waan idiin kaga mahadcelinayaa dadaalkiina warfaafineed. Midda kale heestaan waxaa lagu soo beegay shir madaxeedkii madaxda afrika, ee sannnadkii 1974-kii lagu qabtay goobta guriga ummadda ee magaalada muqdisho. Shirkaasi waxaa shir guddoominaayay Madaxweyne Maxamed Siyaad barre, xilligaas waxaa xor ahaa 38 dawladood oo afrikaan ah.

  10. Xilliga la alifay heesta Nin ku siray wax ku sheeg, waxaa waddamada afrika xor ahayd 48 dawladood, oo afrika ah.

  11. abassdheere says:

    Aad baan idiinka mahadcelinayaa xaasuusta.It really made me feel homesick. It reminds me when i was schoolboy in mogadishu. Though i’m 10 thousand miles away in California desert,somalia still lies deep in my heart.p/se keep it up.these songs are the only ones that left what was used to be “SOMALIA”

  12. xuseen says:

    waxba kama aqaan balsa waanku faraxsanahay aragtida wadankeyga oo dowlad leeh aan arko nolosheyda waana rajeynayaa

  13. abukar says:

    waxan so xasotay bari samd kii alla ninki nola marka nasib badnaye oo doladnimo macana somaliya waa aqliga afirca iyo aqonta africa lkn calfka waa halkisa nasibka aya nadiday mahad alla aya iska leh cidane waan u mahad cilneyna ani iyo inta ila mid ka ah thankz

  14. axmed xuseen says:

    asc radio muqdisho waad kumahadsantihiin ee dadka qalbiga ayey maato kanoqdeen ubadiya heesaha wadanka kahadlaayo si ay ugartaan nabada markeei hore macankeeda ciidamada qalabka sidana heesaha gobaabibnta ushida xilliyada ay waajibadkooda kujiraan qaasatan oo ay cadowga afka afka usaaranyihin si ay usoo jesan ayna udareman hoosha ay umada somaliyeed uhayan iney kusaxan yihin mahadsanidiin guul wacan inti doolad doona ahaw maanta xaqi baa soo if baxay

  15. mbalazi says:

    AAWW//////////WAAD MAHADSANTIHIIN LAAKIIN SOMALIYA DHOOR AF AYAA LAGU HADLAA,WAXAAN DOONAYAA IN AAN DHAGEESTO HEESTA XABIIB AMIIN NMMTAAGA WAMBALAZI…………MAHADSANIODIIDN ….

  16. aad iyo aad ayaad umahad santihiin shaqaalaha iyo maamulka radiomuqdisho waan idinku mahad celinayaan sid wacan ee xilkasnimdaa ee aad soo dayseen heestaan iyo kuwa lamidkaaaaaaaa waxaan leeyhaay lab jibaara hawshaa uhaysaan umada soomaliyeed

  17. aweys says:

    scw maaxda shaqalaha farsamo yaqanada radiyo muqdisho waana ku mahadsan tihiin noogu soo dara barnamijkii yadii ka bixi jiray radiyaha noogu soo dara heesta sangub iyo wabari qabiga aa noogu qaboobe waana 1974 bshii oktobar codsiga noo tixgaliya byy scw

  18. umu anisaa says:

    asc wr wb bahda radio muqdisho sida weyn aad ugu adeegtan diinta dalka iyo qarankaba halkas ka sii wada wadaniyada iyo qaranimadii luntey sidii aan u heli leheyn ilaahayow noo adkee qarankeenii iyo dowladeenii TAYO oo aan aad u taagersan nahey ha noolaado madaxweyne sh shariif iyo reysalwasareheena qaaliga ah Mr FARMAAJO .
    faarax kkk waad iga qosliseyjaceylka yaa iloobi karo balse waqtigan heesaha jaceylka dib noogu dhig ahahahaha waayo nabadii iyo kala danbeyntii sidii loo heli lahaa baa lagu jira ka dibna heesihii jaceylka ayaan dhageysan doona in sha allaaah soomaaliya ha noolato ha noolato dowladeena TAYO.

  19. foos cabdi says:

    aaaaaaaaad iyo aaaaaaaaaad baad u mahadsanthihiin bahda warbaahinta qaranka,,,waxaanu idin ka dooonaynaa in aad kuwo badan page-ka noo soo saartaan,,,

  20. ahmed daacad says:

    RM waad ku mahadsantihiin waa hees qiiro iu xikmad leh waxaana indinka rajynaa kuwe kale waan filayaa keydkii adinkaa hayeee

    mar kale mahadsanidiin

  21. A. Abanur says:

    ASCWW,

    Salaan ka dib, waan idinku hambalyeynayaa Howsha balaaran ee aad ka qabateen dib u soo nooleynta Idaacadda iyo Guud ahaan Warfaafinta dalka hooyo, sidaa darteed, waxaan ka codsanayaa In Websaydka lagu soo daro Bog lagu soo bandhigo Heesahii hore ee Wadaniga ah ee Raadiyo Muqdisho Keydkiisa laga helo, si ay dadka u xasuustaan, una noqdo xusuus in dalku soo mareen dadwadaniyiin ah, ayadoo dhallinyarada maanta aan filayo in Nolosha ay tahay sida ay maskaxdooda ay ka helaan, loona baahan yahay in dib loo xasuusiyo in ayaga laga horeeyey, fikradihii wadaniyiintii hore dib loo maqashiiyo, sida heestan iyo heeso kale oo aan filayo in haddii ay maqlaan in ay ku baraarugi doonaan, sida qaarkooda ay ku soo sheegeen Commentigan asaga ah, waxaan filyaa in aad sidaasi iila garan doontaan haddii aad tihiin Madaxda Warfaafinta dowladda.

    Sidaa iyo Shaqo Wacan

  22. ismaahn says:

    Asc wxaan halakan ka slaamyaa dhamanba shaqaalaha raadiyo muqdisho waana ku mahdsnatiin hawsha aad u qabteen umadii halkaas ka sii wada,runtii umadaan dagaaldu daashadeen waxaay u baahnyhiin heesahii wadnaigaa ah iyo wacyi galin bal si u qalbiga daxlasystay u dhaqmi lahaa heesha wadnaiga no so dira

  23. abdulqaadir says:

    asclkum

    waxaa hambalyo udirayaa wariyaasha radio
    muqdisho iyo sida marwalba usoo gudbisaa
    nBarmaamishyada iyo kala duwan waxaa all
    a idinkaga baryayaa in dhibwalba ka badb
    aadan.
    codsi waa in aadguubisan dadka marwalba
    dhexdhexaadna noqotan.

    by Abdulkadir

  24. omar says:

    rageedi ayaa isku helay meesha

  25. ak says:

    saas waaye radio muqdisho codka dad masaakiinta ah oo aysan shbb dhibka ku haayaaan

  26. BURHAN DHOLEY says:

    somali ha nolaato hana waarto amiin

  27. mm.kuluc says:

    dhamaan shaqaaha raodiyo mogdisho waxaad kumadsantiin sida wanaagsan ee aad noogu soo tabisaan wararka dalkeena hooyo iyo waliba heesihii hore waayo waxaan kuxasuusaneynaa waayo waayo

  28. mohamed says:

    asc dhamaantiina waad ku mahadsan tihiin hadad tihiin bahda radio muqdisho sida aad ugu dhabar adeegesan howsha aad u hesan qaranka somaaliyed waxaadna isoo xasuusiseen waagii aan heesanay dowladii dhexe iyo kaalintuu uu kulahaa tvga qaran barnaamijyada heesaha wadaniga waxaana idiin leeyahay wada howsha una hiliya dadka iyo dalka somaliyeed

  29. jaamac, AWDALSTATE says:

    Sidan oo kale noogu wada. waxaan ka jeclaan lahaa in barnaamij khaasa loo sameeyo xusuusta radiyo muqdisho. Aad baan ula dhacay wadanigan. waad mahadsan tihiin radiyo muqdisho.

  30. Hassan Deeq says:

    Runtii waa hees aad u qiiro badan oo waxyaaba badan oo waxyaaba badan oo h hadda taagan ka hadlaysa.
    Thanks Radio Muqdisho

  31. AYANLE says:

    maaaaaanshaaaaaaa allah
    somalia dareenki wadaniga aya dib uso noladay waxan rajaynaya in somalida wax fahan to oo danteda garato R MUQDISHO THNKS FOR UR WADANI SINGS AND WACAYI GILINTA BULSHADA SOMALIA ISRAACADE NINKI CADAW LASAFANOW SILICBAA KU DABAYNE SIDA OGOW

  32. admin says:

    waa mahadsanitihiin Dhammaan dadka fikirkooda dhiibtay, Waxaana ku dadaalaynaa in aan idin Qancin Doono insha Allaah

  33. waan idiin mahad calnayyaa adinka oo dhan

  34. xasan maxamuud says:

    Waa erayadii Abwaan Maxamad Cali Kaariye Allah ha u naxariisto.

  35. caasho cumar says:

    allaaaaaaaaaaaaah waa adduunyo heesta waanba ka dhargi waayey,,,, lkn waxaaaaaaaan la yaabanahay sidaa somaalia ay afrika ugu doodo jirtay iyo sida maanta iskadaa in ay u doodaani kuwoo badani ay ka shaqeynayaaaan bur burinta somalia,,,,waaaaaaaaaaa adduunyooy ku bartay,,,

    salaaama dowladda iyo dadka somaloyedba
    adinkana mahadsanidiin radio muqdisho

  36. cali says:

    radio qaranka 100% waad mahadsan tihiin sidan ookale dhaxtal inoga dhiga hesa wadiga ah qalbiga aya u bahan

  37. nuux jaamac says:

    Fadlan wadaniga noo wada. Radiyo Muqdisho amaan ayaad mudan tihiin. joogto ayaan jeclaan lahayn.

  38. nuux jaamac says:

    Waxaa ku jira wadanigan boqorkii codka iyo boqoradii codka,iyo saynab cige iyo fanaanada kuwaan ugu jeclayn. mar labaad fadlan noo joogteeya ama u sameeya qayb wadaniga dhagaystayaashiina jecel qaybaha kala duwan ee idaacadda ee fursad u helin inay toos u dhagaystaan. ama facebook-ga.

  39. salaan sare dhamman shaqaalaah radio muqdisho waxaan idin kugula dardaarmayyaa inaad iaali saan ra’yi kala duwnaan shaha soomalida kan wax dhisaayo mayya kan wax kharibaayo waxaan umaleeynaa fursad ayuu helay ninkii madax looga dhigay meeshaan oo kale maxaa yeelay waa furaha dowladda iyo umaddaa 3,5 milyan oo bannaanka joogta dhammaan tood ma wada xuma boqolaal ilmeeyneeysa ayaa jirta waan u mahadcalinayya wazeer jaamac aad ayaan kuugu hanbalyeeynaa becouse waxaad tahay huggaanka hadeey xumaan laheed waan ku eedeeyleeheen hadan waa inaan sheegnaa waxa aad tahay waxaa la yaab leh in la aaminyo ayadaha qur aan ka ha oo dhahaayo(inna kheyra ma’ista’jarta al qawiyyo al amiin
    taas waxan ulajeeda qawiga waxaa loola jeedaa xirfadda u leh waxan yaqaana marka wazeer jaamc waxaan maqlay inuu yaqaano oo eey shaqadiisa tahay dhalinta adiga kula shaqeeysa iyo adigab dhaamantiin salan islaan nimo iyo mahadcalinba waan isiin soo dirayyaa .

  40. amiin yare says:

    sc waxaa noogu sameysaan DOWNLODING si aaan markasta aan u dhageysano heesahaan waxan

  41. Abdullai says:

    aad baan u mahadsantahay, halkaana ka wadaa dadaalka iyo guubaabada ummada

  42. suad says:

    waw waw waw san aya loo heesa hadii kale ha leeska seexdo camal…somali sidaan hadeybo murti u leeyihiin maxaa u diiday inay is maa mulaan ….qof agteeda fadhiyo aya waxa uu yiri…somali murti waa ledahay maa mul malahan

  43. somali gurl says:

    lOV RADIOMUQDISHO WAX ATAHIN MEESHA KALIYA AAN MAANTA KALA SOCONA RAJADA SOMALIYA,ALLAH IDIN GARAB GALO AMEEN. RADIOMUQDISHO……

  44. Laashin Abtidoon says:

    Saaxiibayaasha Raadiyo Muqdisho, Heesaha noocan oo kala waa Hanti ma guuraan ah waxaan ku faraxsabahay inaan ka mid ahaa Ardaydii dugsiyada ee Gadaal ka jiibineysay Waxaana Halkaan ka xusayaa Almulaxan Ismaaciil Cabdi (Bilkeyd) Great Saxophonist oo dhisay heestan laxankeeda iyo Miyuusigga iyo Afarta Fanaan waa seynab Cige , Salaad Darbi, Boqorka Codka Tubeec iyo Boqoradda Codka Magool.
    Al-Ustaad Cali Rooble Raximuhu llaahu ayaa ahaa Music Conductor keenii, Halka Saciid Xarawo uu ahaa Banad Leader and Lead Guitarist .

  45. kidshe says:

    walhi dadki alifaay hestaan hadii aay seytahay ugu istaagi lahayen uma somaliyed waxaan maleyna in aay adun kan an jogno manta wax cusub kusoo kordi lahayen heestan aad ayaan u jeclahaay

  46. waxaa hambalyo udirayaa wariyaasha radio
    muqdisho iyo sida marwalba usoo gudbisaa
    nBarmaamishyada iyo kala duwan waxaa all
    a idinkaga baryayaa in dhibwalba ka badb
    aadan.
    codsi waa in aadguubisan dadka marwalba




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Aabe cumar

Aabe Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Wiilkiisa Oo Ku Xiran Talyaaniga Daawo Video

Aabaha dhalay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 15 ...
DSC01675

Daawo Sawirrada Meydadka Dhagarqabayaashii Shalay Galay Xarunta UNDP Oo Saaka Halkaasi Laga Qaaday

Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
galgaduud

Shirkii Looga Hadlayay Aayaha G/Dhexe Oo La Soo Gebagebeeyay

Shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay aayaha gobolada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 20.6.2013
AL-Shabaab14

Dagaal Culus Oo U Dhaxeeyay Maleeshiyaad Ka Wada tirsan Shabaab Oo Xalay Ka Dhacay Baraawe

Iska horimaad xooggan o u dhaxeeyay maleeshiyaad ka ...
madiina

Xaalada Caafimaad Ee Dhaawacyadii Shalay La Dhigay Cisbitalka Madiina Oo Soo Hagaageysa

Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
mareykanka calan

Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso Ee Shalay Lagu Qaaday Xarunta Hey’adda UNDP

Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Boqashada_baarlmaanka_belgium

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdigiisa Oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Dalka Belgium “SAWIRRO”

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
IMG_9525

Riwaayad lagu wacyigalinayey dadka Muqdisho oo la soo bandhigay “DAAWO VIDEO+SAWIRRO”

Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
sawirka wasiirka

Maamulka Puntland oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixisadu ay ka Geysteen Xarunta Hay’adda UNDP

Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
DSC04640

Madaxweyne Xasan: Al Shabaab Waxey Dhib ku Hayaan Shacabka Mana Naga Leexin Karaan Howlaha Nabadeynta–WARSAXAAFADEED

Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
ban-ki-moon

Ban ki Moon oo Cambaareeyay Weerarkii argagaxiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho

Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

WAR HABEEN 19.06.2013
IMG_7735

DAAWO SAWIRRADA:-Shirweynaha Qaran ee Waxbarashada oo Maanta Galay Maalintiisii Labaad

Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
DSC06099

DAAWO SAWIRRADA:-Weerarkii Argigixisonimo Ee Ay Maanta Fashiliyeen Bartilmaameedkiisa Ciidammada Qalabka Sida

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_0633

Ra’iisul Wasaare Saacid “Qaraxyada Fulaynimada Ah Nagama Hor Istaagayaan Dib U Soo Celinta Nabadda.”“SAWIRRO”

Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
kay

Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Weerarkii Argagixiso oo Maanta Lagu Qaaday Xarunta Q.M ee Muqdisho:-WARSAAFADEED

Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Annadif

Midowga Afrika oo Cambaareeyay Weerarkii Argagixiso ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada Muqdisho.

Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
DSC05683

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Q.M Uga Tacsiyadeeyey Weerarkii Argigixiso Ee Maanta…. WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

WAR DUHUR 19.06.2013
saacid

Ra,iisulwasaare Saacid oo Cambaareeyay Weerarkii Argagaxisada ahaa ee Maanta Lagu Qaaday Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Sequence 06.Still008

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka oo Faahfaahin ka Bixiyay Weerarkii Maleeshiyaadka Shabaab ku Qadeen Xarunta UNka ee Magaalada Muqdisho

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
DSC01626

Mashaariic Ururka Iskaashiga Islaamka uu ku Dhisayo Iskuulo oo Maanta Muqdisho Laga Bilaabay“SAWIRRO”

Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421154

War Deg Deg ah:-Ciidamada Qalabka Sida oo Soo Gabagabeeyay Howlgalkii Xarunta UNka.

Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya  ayaa goor dhow ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Ciidamada Qalabka sida oo Gudaha u Galay Xarunta UNDP

Ciidamada qalabka sida  ayaa gudaha u galay xarunta ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah:Qarax Goor Dhow ka Dhacay Xarunta ay UNDP ku Leedahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Galgaduud

Bulshada Ku Nool G/Galgaduud Oo Soo Dhaweeysay Shirka Looga Hadlayo Aayaha G/Dhexe

Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
IMG_7595

DAAWO SAWIRRADA:- Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Maalinitii Labaad Ka Socda Muqdisho

Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Galmudug-Logo

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Deeq Lacageed Gaarsiisay Caruur Habeen Ka Hor Aabihii Dhalay Uu Dilay Hooyadood

Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 19.6.2013
astaanta_qaranka13

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qaban-qaabineysa Shir-weyne Qaran Oo Looga Hadlayo Ammaanka Dalka

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Dhalxa5

Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamanka F.S. Oo Qaahira Uga Qeybgalaya Shirka Baarlamaannada Carabta

Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
shir qaran

Shir-weynaha Qaran Ee Waxbarashada Oo Galay Maalintiisii Labaad

Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...

Tubta Toosan

TubtaToosan Logo

Barnaamijka Tubta Toosan Hal-Abuurnimada Soomaalida

 Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
TubtaToosan

Sidee loo heli karaa saxaafad xor ah oo mas’uul ah?

Soomaaiya  sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
TubtaToosan1

Barnaamijka Tubta Toosan talo ka dhiibo-DHAGEYSO

Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...

*