Monday, July 28th, 2014

Hay’adda culimada Soomaaliyeed iyo odayaasha dhaqanka oo soo dhaweeyay xukunkii ay maanta fulisay maxkamada ciidamada

Published on January 16, 2013 by   ·   4 Comments  ·   3,134 views

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo odayaasha dhaqanka ayaa si weyn u soo dhaweysay fulinta xukun toogasha ah oo maanta lagu qaaday Askar ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo geystay falal iskugu jira dil iyo kufsi.

Gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmad Salaad oo u waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in ay aad uga faraxsanyihiin in shareecada Islaamka la marsiiyo dadka fidnada ku haya shacabka  Soomaaliyeed ee ka soo daalay dhibaatooyinka ay ka  mid tahay colaada.

Sheekh Bashiir ayaa uga digay dadka caadeystay dilalka iyo kufsiga ay kula kacayaan gabdhaha Soomaaliyeed in ay ka waantoobaan waxa ay qabin shareecada islaamka.

Sidoo kale arinkan  ayaa waxaa taageeradooda ku biiriyay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo si weyn u soo dhaweeyay go’aankii ay maxkamada ciidamada qalabka sida ay saakay ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida.

Nabaddoon Axmed  Diiriye Cali ayaa wareysi siiyay  Radio Muqdisho ayaa dhankiisa tilmaamay in Odayaasha dhaqanka ay soo dhaweynayaan go’aankii maxkamada ciidamada isagoona intaa ku daray in arintan ay digniin u tahay dadka ku howlan dhibaateynta dadka shacabka ah.

Maxkamada ciidamada qalabka ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidamada qalabka sida kuwaas oo lagu helay falal ku aadan kufsi iyo dil.

Readers Comments (4)

  1. sidaan waaaye sida shacabku ku badbaaadi karaaa baryo dowlad laguma ahaaado waxaan jeclaan lahaa inaan xasuusiyo dowlada aduunka hormaray leesma baryo qofkastaa sharciga ayuu ka baqaa waayo hadii ow u hogaansami waayo ciqaab ayuu la kulmaa noolow ciidankeena sooqabtay denbiilayaashow

  2. yusuf omar says:

    waa wax lagufarxo in aan xaqqa laga dhuuman gabdhaha soomaliyeed in sharafkooda lagudheelo watahay waajibka lagahelaayo sidaan oo kale waxan leyahay halaguwana qaato si sharafka somaliyeed dib usoolaabto midkale waxan leyahay dad mas’uuliyiinta ah in iyane ay ogaadaan in xaqu uu malin dilaaci doono oo yeysan isdhihin wixii aad doontaa sameeya sharcigwa waad kasareysaanee somaliya waxalobahanyahay in ay xisaabtanto qofkasta si loosiiyo abaalkii ay gashay xumaan iyo samaan

  3. Masha,alaah maxkamadda ciidamada qalabka sida viva ninkii qof dumar ah kufsado toogasho waaaaaaaaaaaw ilaahow adiga mahad oo dhan iska leh markaad kufsaneyso nin walashiis ama ad dileyso majeceshahay in walashaa la kufsado ama ladilo Reer muqdisho hada nahay wan so dhawey neynaa xukun kaas horay usocda canshuurtana wan dhibeynaa amankena hadad suktaan labu jibaar diyaar insha,alah

  4. Abdi Abshir says:

    Mashaa Allahu waa howshii muungaab uu kulahaa markii aan shaqadeena qabsano hanala taageero waxa ay culumada iyo odoyaashu isku raaceen laakiin bulshada inteeda kalana waa in lasoo dhaweeyaa wixii amaanka guuud soo celinaya waa in wixii wax dila iyo wixii gabdhaha soo maaliyeed dhaafi waaya




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

salaada ciida

Madaxda Qaranka Oo Kumannaan Dadweyne Ah Salaada Ciidda Kula Tukatay Masjidka Isbaheysiga (Dhageyso)

Madaxda Qaranka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/Warka-Subax-28.7.2014.mp3"][/audio]
isbaheysiga

Muqdisho Oo Si Farxad Iyo Nabadgelyo Leh Looga Ciidayo

Iyadoo ay maanta tahay maalintii koobaad ee ciidulfidriga ...
unnamed

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa munaasabadda Ciidda hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed:-War-Saxaafadeed

Muqdisho, 27 July 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Barlamaanka oo shacabka u diray hambalyada ciidda (Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan ...
cabdiweli1

Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidda (Daawo)

Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, ayaa Warbaahinta Qaranka ...
unnamed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Ummaddiisa ugu hambalyeeyey munaasibadda Ciidda (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ...
ra isu;

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga

Muqdisho, 27, July, 2014…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Consultation Pictures (5)

Kulan wadatashi iyo xog is weeydaarsi dhexmaray Wasiiradda Haweenka, Xildhibaanada iyo Ururada Bulshada Rayidka “SAWIRRO”

Kulan wadatashi iyo xog is weeydaarsi dhexmaray Wasiiradda ...
vlcsnap-2014-07-27-16h21m08s215

Deeq Zakaatul fidri ah oo maanta loo qeybiyay boqalaal ruux oo isugu jira agoon iyo danyar ku nool Magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Deeqdaan oo ay soo dhiibeen Qaar ka mida ...
Ciid

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in ay Bari Ciid Tahay

Wasaarada diinta iyo Awqaafta xukuumada Soomaaliya ayaa goor ...
astaanta_qaranka11 ok

Guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed oo la hirgeliyay (Dhageyso)

Madaxda sare ee dalka ayaa maanta ka qeyb ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-27.07.2014.mp3"][/audio]
Sequence 95.Still008

Hotel cusub oo laga furay Muqdisho “SAWIRRO”

Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ka hirgeliyay hotel cusub ...
vlcsnap-2014-07-27-13h55m13s116

Howlgallo balaaran oo ay sameeyeen ciidamada amniga oo lagu soo qabtay hub iyo rasaas “SAWIRRO”

Ciidamada amniga ee dalka iyo kuwa Nabad Ilaalinta ...
DSC01617

Agoon iyo naafo ku dhaqan Ximan iyo Xeeb oo deeq la gaarsiiyay “SAWIRRO”

Deeqdqan lacageed oo ay iska soo uruuriyeen Haween ...
DSC05566

DAAWO SAWIRRADA TARTAN CILMIYEEDKII XALAY EE LA SOO GABO GABEEYAY

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSCF3062

Gudoomiye Muungaab “Gabdhaha Soomaaliyeed Waa Udub dhaxaadka Bulshada” (Sawirro)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jeneral ...
DSCF3201

Muungaab Oo Maanta La Kulmay Guddoomiyayaasha Degmooyinka G/Banaadir Iyo Howlwadeenno Kale (Sawirro)

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Jenaral ...
DSC05592

Mas’uuliyiinta W/Warfaafinta Iyo Kan G/Banaadir Oo Xalay Degmada Kaaraan Uga Qeybgalay Dabaaldegga Guusha (Sawirro)

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna ...
Howl

Ciidamada Ammaanka Oo Saaka Howlgallo Ka Wada Xaafado Ka Tirsan Degmada Hodan

Ciidamada ammaanka iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgallo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-27-7-2014.mp3"][/audio]
Daljirka

Muqdisho Iyo Dadkeeda Oo U Diyaargaroobay Farxadda Iyo Damaashaadka Maalmaha Ciidul Fidriga

Diyaargarowgii ugu dambeeyay ee munaasabadda Ciidul Fidriga ayaa ...
calanka qaramada midoobay1

Q. Midoobay Oo Sheegtay In Kumannaan Qofood Oo Ku Nool Muqdisho Ay Cunto U Baahanyihiin

Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa (UN)  ayaa sheegtay in ...
DSC05567

Tartan Cilmiyeedka Ramadaan oo soo gebo geboobay, Yaase ku guuleystay “Dhageyso+Sawirro””

Tartamayaasha Degmooyinka Waaberi Vs Kaaraan oo ka wada ...
Golaha wasiirrada

Golaha Wasiirrada oo dib u habeyn ku sameeyey Safaaradaha dalka ee dibedda ku yaalla (Dhageyso)

Shirkan deg degga ahaa ee golaha wasiirrada Xukuumadda ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Cadale oo Caawa galay Kaalinta 3aad ee tartanka

Tartamayaasha Degmooyinka Cadale Vs Warta Nabadda oo ka ...
DSC05322

Madaxda & Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafita oo si wada jir ah caawa ugu afuray xarunta Wasaaradda “SAWIRRO”

Madaxda iyo Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa caawa si ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-26.07.2014.mp3"][/audio]
IMG_20140714_120953

Danjire Cali Ameeriko oo deeq lacag ah gaarsiiyay Qaxootiga Soomaaliyeed ee Dhadhaab ku jira “SAWIRRO”

Safirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire ...
unnamed (3)

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo sheegay in Imaaraadka Carabtu ay ka jawaabtay baaqii Xukuumadda “SAWIRRO”

Muqdisho, July, 26, 2014....Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Dad-barakacayaal-ah1

Deeq lacageed oo loo qeybiyay qoysas danyar ah

Deeqadani lacageed oo ay soo dhibeen gabdho Soomaaliyeed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-26-07-2014-.mp3"][/audio]
goodax barre

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Degmada Maxaas kula kulmay odoyaasha dhaqanka iyo Maamulka Degmada

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...