Thursday, May 17th, 2012

Haweenka nadaafadda Dharkiinley oo qarax miino lala eegtay

Published on November 30, 2011 by   ·   11 Comments  ·   2,181 views

Qarax nuuca Miinada ah ayaa goor dhow lala beegsaday haweenka Nadaafadad ka shaqeeya  agagaarka suuq Liif ee Degmada Dharkeenleey.

Guddoomiyaha degmada Dharkeenleey Macalin Cabdulle Cali Hiloowle oo Radio Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in qaraxa lala beegsaday haweenka  nadaafadda, Guddoomiyaha ayaa sheegay in halka falku ka dhacay ay olole nadaafadeed ka wadeen haween Soomaaliyeed si ay u so celiayaan Bilicdi Degmada laakin waxaa lala eegtay Miino lagu qarxiyay

Waxa uu tilmaamay guddoomiyaha in ay ku dhinteen qaraxa illaa 10 ka tirsan haweenka halkaasi ku sugnaa, isagoo sheegay in dhacdadaani lagu xasuuqay dad masaakiin  ah oo ka shaqeenayay dan ummada Soomaaliyeed in ay tahay mid ay ku can bexeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Subaxdii hore ee saaka ayey ahayd markii dhagar qabe ka tirsan meleeshiyaadka Al-Shabaab uu weerar ismiidaamin ah  ku qaaday taliska ciidamada Xoogga  hasa yeeshee ciidamada Xoogga dalka uu Alle waafajiyay in ay ka hortagaan falkaasha foosha xun.

Wixii Warar iyo Sawirro ah Haka Fogaan radio muqdisho.net

 

Readers Comments (11)

  1. Fiyore says:

    Ina lilah wa ina ileyhi rajicun Alle ha unaxariisto eheladi & qarabadi ay ka geriyodena samar & iman Alle hakasiyo gcn kaxaq daran aya dishaye shababna ilahey umada haka qabto wa waxan naxaris laheyne dadkasna waxan Alle ugu baryeyna janadisa firdowsa ah inu kawarabiyo Amiin Amiin Amiin.

  2. Mr qurbo says:

    Inaalilahi wa inaaaa ileyhi rajicun alow u naxariso inta ku dhimatay qaraxa masakinta lala egtay inti ku dhawacantay alow boktoda u dhay wayo wa hawenki u dadaalayey nadaafadda alow u naxariso

  3. jamal007 says:

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun Allah u naxariisto haweenkaas ay xasuuqeen shabaab wa shahiideen waayo aygoo dalkooda wax u qabanyo ayeey dhinteen dowlada waa in ay amaanka si adkeysaa waayo shabaab markaan wa naf la caari wax walbo wa isku dayaayaan inasha ALLAH cxd wa guuleysnyaan in la tir tiro shabaab

  4. said ali says:

    inaa li laahi wa inaa ileehi raajicuuun tane ma dhoo dhineed ilaahoow naga qabo kuwaan qaraxyada naga daba wato aamiin lkn waxaa is waydiin leh miyeesan eheeen soomaali waxa sidaas u xasuuqaaya haween keena waa ognahay haweenka ka shaqeeynaaya nadaafada ayaga naftirkooda ama qaaarkood ayaa wiilashooda ku jiraan shabaab marka wa inaa ilmaheena ka celinaaa shabaab si aan uga bad baadno dhibaatana ilaahow intii dhimatay u naxariiso o jana fardow geey intii dhawac ahna caafi walhi waa arin xanuun badan hadii uu waalidka ilmaha tar biyeeyo uu u wacya geliyo howsha sidaan wa ka badalnaaneysaa lkn hadii canuga la dhaho may waaa uu iga caroonaaa hadii aantumo taasi wa qalad oo hadhow dhagta aya wax loogu sheegaya ee waaalidoow ilmaha fiirsada yeey idinka idin qarxine ilahow dalkeenoo nabad ah aamin walhi wa arin aaad iyo aad looga naxo aan la hilmaami doonin dhib badan horey ayeey ugeesteen lkn waxba waxbeey kasii daran yihiin oo horey ayaa loo yiri laqanyo hore laqanyo dambe ayeey kicisaa ee ilahow dhib kale ay soo wadaan umadeena ha ukeenin adaa ah kii wax bad baadiyee ilahow umadeena bad baadi aamin

  5. layaab says:

    waxaaaan aad iyo aaad uga xumahay dadka masaaa kiinta ah oo lagu hasuuqay qaraxaa walhi waa dhibaaato u soo hoyatay umada soomaaaliyeed ilaahooow towfiiqda nawaafaji aaamin aaamin

  6. Abdinoor says:

    Inalilahi waina ilahi rajicuun Ilahow janadi kawarabi gacan kaxaqdaran baadishaye ma ahan wax kucusub alshabab xasuqa masakinta iyo matada rabi waxan oga baryaya inu ubogadhayo kuwa dhawacmay kuwadhintayna samir iyo iiman kasiyo eheladii iyo qarabadi ay kageriyo deen alshabab alah kajasamariyo falalka naxarisdarada ah ay kusamaynayaan shacabka qaybi hiisa kaladuwan

  7. umayma says:

    inaa lilaahi wa inaa ilahyhi raajicuun waaa wax laga xumaada ilahayna maamooyinkan janadii fardoowso ha igu bishaareyo dadka waxaan samaynayaan alaha kasoo hanuuniyo waa wax aad xun qofkastoo islaam ah uu ka xumaado

  8. inaaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun wlhi waa arin naxtin leh ee ilahayoow naga qabo uwaad balaayo iyo baas alaha ku rido alshabaab hadii aan nahay uma muslin ah insha allaah waa iska arki doonaa bi idnilaahi kariiin

  9. farhiya ali says:

    alaha unaxariisto geerida ninba maalintiisa waaye oo waalaga siman ytahay lkiin cadaabta lagama sina ninwalba iyo camalkiisa marka dad aan waxba galabsan oo laxasuuqay iyo kiixasuuqay maxkamada alla wada sugeeyso shabaab xataa kii taageera waa ahlu naar wasqda

  10. S. says:

    WAA DHIIGCAB.. WACALADA.. HA LAGA QABTO UMADA.. DHAMAAN DHALIN YARO.. AAN GALNO MILLATY GA SOOMALIYA




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Shirjaraa'id Saxaafadda NEW YORK

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qodobadii Looga Hadlay Shirkii New York “DAAWO VIDEO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...