Saturday, May 25th, 2013

Halkaan Ka Akhriso Shaxda Isku Aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadaan Iyo Natiijooyinka Tartammadii Hore

Published on August 5, 2012 by   ·   22 Comments  ·   10,338 views

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa shaxda isku aadka tartan cilmiyeedka bisha barakeysan ee Ramadaan ay warbaahinta Qaranka u qabaneyso degmooyinka Dalka ayadoo tartankana sanadkan ay taabagelineyso Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom.

Xalay ayaa waxaa si rasmi ah usoo gebageboobay wareegga koobaad ee tartanka ayadoo caawana uu si rasmi ah u bilaaban doono wareegga labaad ee tartanka.

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Bisha Ramadaan

No Taariikh

Magaca Degmada

Vs

Magaca Degmada

Natii.

 

WAREEGGA 1-AAD

 

1 20/07/2012 Degmada Qardho Vs Degmada Xamar Jajab 12-08
2 21/07/2012 Degmada Yaaqshiid Vs Degmada Goldogob 08-10
3 22/07/2012 Degmada Baydhaba Vs Degmada Cadaado 10-08
4 23/07/2012 Degmada Garowe Vs Degmada Cabudwaaq 12-08
5 24/07/2012 Degmada Taleex Vs Degmada Wadajir 04-12
6 25/07/2012 Degmada Howlwadaag Vs Degmada Xudur 20-04
7 26/07/2012 Degmada Waaberi Vs Degmada Dayniile 06-10
8 27/07/2012 Degmada Gaalkacyo Vs Degmada Shibis 12-10
9 28/07/2012 Degmada Boosaaso Vs Degmada Dhusamareeb 08-10
10 29/07/2012 Degmada Boondheere Vs Degmada Shangaani 12-10
11 30/07/2012 Degmada Baladxaawo Vs Degmada Xamarweyne 08-12
12 31/07/2012 Degmada Hodon Vs Degmada Baladweyne 16-06
13 01/08/2012 Degmada Dharkenley Vs Degmada Warta-nabadda 12-08
14 02/08/2012 Degmada Cabdulcasiis Vs Degmada Kaaraan 08-10
15 03/08/2012 Degmada Jawiil Vs Degmada Hiliwaa 14-08
16 04/08/2012 Degmada Balanbal Vs Degmada Afgooye 06-08

 

WAREEGGA 2-AAD

 

17 05/08/2012 Guuleystaha   1-aad Vs Guuleystaha   2-aad  
18 06/08/2012 Guuleystaha   3-aad Vs Guuleystaha   4-aad  
19 07/08/2012 Guuleystaha   5-aad Vs Guuleystaha   6-aad  
20 08/08/2012 Guuleystaha   7-aad Vs Guuleystaha   8-aad  
21 09/08/2012 Guuleystaha   9-aad Vs Guuleystaha 10-aad  
22 10/08/2012 Guuleystaha 11-aad Vs Guuleystaha 12-aad  
23 11/08/2012 Guuleystaha 13-aad Vs Guuleystaha 14-aad  
24 12/08/2012 Guuleystaha 15-aad Vs Guuleystaha 16-aad  

 

WAREEGGA 3-AAD

 

25

26

13/08/2012

 

Guuleystaha 17-aad

Guuleystaha 19-aad

Vs

Vs

Guuleystaha 18-aad

Guuleystaha 20-aad

 

 

27

28

 

14/08/2012

Guuleystaha 21-aad

Guuleystaha 23-aad

Vs

Vs

Guuleystaha 22-aad

Guuleystaha 24-aad

 

 

SIMA FINALE

 

29 15/08/2012 Guuleystaha 25-aad Vs Guuleystaha 26-aad  
30 16/08/2012 Guuleystaha 27-aad Vs Guuleystaha 28-aad  

 

FINALE

 

31 18/08/2012 Guuleystaha 29-aad Vs Guuleystaha 30-aad  

 

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                            +442035190460

USA & CANADA                                         +17124327760

 

 

 

Readers Comments (22)

  1. fiidow wadani says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuul JAWIIIIIL calanka hiiraan adaa wado ha dhicin dhisnoow guul degmadeenna cusub , nin yaroo nin weyn dilay ma aragteen , afgooye byyyyyy sanadka danbe boos ka raadso hadda jawiil ayaa ku lehe.

  2. Faysal bakay says:

    Si wanaagsan ayuu usocda tartanka waxaana taageyraya galkacyo waana mahad santihiin radio muqdisho

  3. Baa.shi.2009@hotmail.com says:

    Viva Afgooye

  4. masha allah, aad iyo aad ayan ugu mahad celinayaa Allah oo suurta galiyay in tartanka dhaco, intas kadib, waxan mahad gaar ah uso jeedinayaa RadioMuqdisho idaacadeeda iyo website-keeda iyo Television-ka qaranka, sida wacan oo tartankan ay uso diyariyeen, waa wax lagu farxo, oo dadka qiiro ku aburaysa, waxana rajaynayaa in sanadada danbe degmooyinka intaan laga badin doono, wadna mahadsantihin,

  5. Abdinasir says:

    Alle aya mahad leh,oo suurto galiyay inlaqabto tartankan.
    Dagmadeydane Howlwadagne Guul aya urajeynaa.Sidi horay loogu bartayba

  6. Somali says:

    Mahadsanid radio muqdisho dagmadayda waa gaalkacyo viva gaalkacyo

  7. asad abdirizak says:

    MARBA HADAY AQOON TAHAY GAALKACYO U DAA

  8. mar hadee tahay aqoon guud u daa karaan

  9. Xasan daahir says:

    Cajiib Awguuriyo G.Hiiraan Degmada JAWIIL ayaa matalaysa hadaan nahay Reer Hiiraan JAWIIL ayaan garab taaganahay waxaana urajeyneynaa inay 12/08/2012 Habeenka ay Isniinta soo galeyso ay kabadiao Afgooye una soo gudubto W_3aad inshaa ALLAAH

  10. Xasan daahir says:

    Ma dhabaa Aqooni waa dadaal mise aqooni waa xusuus mise waa kaydkaada maal waxaa macquul ah inay tahay Kasmaal iyo yaa maali jiray

  11. mahadsanid radio muqdisho iyo sntv sanadkan wa sanadki rer hiiran jawiil aya calanka u sido jaranow jawiil guuleyso adaa kuleh afgoye dardar.

  12. hooyo somali says:

    ASC maalin walba wadankeena iyo dadkeena horumar bay sii gaarayaan maasha allah tartanka gobalada aad iyo aadbaan uga fiirsadaa tvga qarankeena sntv iyo radio muqdisho mahadsanidiin hadaanahay qurba joogta UK waan xiiseena eenagudara anagana tartanka sidaas xaqmaahan all gobalada tartamaya waxaan leeyahay GOOD LUCK.COMOOOON XAMARJAJAB

  13. All Galgaduud says:

    Aqooni waa aqoon waana wax lagu farxo in ay dalkeena hooyo aqoontu wado gaarto isagoo dalku 21 sano dhibaato ku jiray. Dagmadeydu waa Dusmoreeb waanan u diyaarsanahay tartanka. We are the head of galgaduud region and We hope success insha allah.

  14. Waxaan aad ula dhacsanahay qaabka wacan ee warbaahinta qaranka ay u wado tartanta waan soo dhaweynayaa waxaan ahay taageerayaasha Degmada Dayniile
    Guul Guul Guul

  15. Degmada dayniile guul ayaan u rajeynaa

  16. farta says:

    dayniilee waa dagmada ugu aqoonta wanaagsan dagmooyinka gobalka baraandir marka guul guul guul dayniile

  17. Ilyaas farey says:

    Mahadsanid radio muqdisho mar hadey tahay wuxu aqon caabud waaq uda

  18. siraaj says:

    allah ayaa mahada iskaleh oo suura galiyay tartankan kadib radiomuqdisho ,horseedka gobolka shabellada hoose afgooye ma ilowdeen inay tahay degmo aan waxba kadhineen aqoonta maadi iyo diino intaba , waxaan sida magaceyga u ogahay inaan biyo ookale u cabi doonno jawiil hadii aynu nahay afgoye ,hadaba dhageyso caawa iyo tartanka iyo guushii geesiyaashii sh/hoose ee deg;afgoye

  19. Xasan daahir says:

    Allaa weyn oo mahad leh raadiyo muqdishoow cadaalad ayey muujisay wayna ku mahadsan yihiin dhanka kale tartamayaasha Degmada JAWIIL ee G.Hiiraan dadaal badanaa oo Asluub badanaa waxaan urajeynayaa Guul Guul Guul. JAWIIL waxay kutaalaa meel istiraatiiji ah waa meesha isku xirta Gobolada Waqooyi Bari,Gobolada W.Galbeed,Ethiopia iyo Gobolada Koofureed, sidoo kale Gobolka Hiiraan oo ay Deg.JAWIIL kutaalo waa Gobolka ay ku dhasheen ama waxkasoo barteen Dhamaan Aqoonyahanada,Siyaasiyiinta iyo Dadka magaca iyo Taariikhda kuleh Soomaaliya…..

  20. Radi muqdisho iyo Tv-ga Qaranka waan umahadcelinayaa Degmada JAWIIL iyo tartamayaasheedana Guulbaan urajeynayaa

  21. dayniile says:

    dagmaba dagmee dayeehe waa diyaar dawaalaheeyga viva dayniile

  22. ikraan says:

    waxaan umahad celinayaa radio muqdisho iyo tvga qaranka deeyniile guusha waa xagiina




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

haween

kulan looga hadlayay dhibaatooyinka soo wajaha haweenka uurka leh oo lagu qabtay dalka koonfur Africa.

Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna  soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
IMG_3804

Shirkii Madaxda IGAD oo lagu heshiiyey in Dowladda Soomaaliya ay qabato shir lagu dhisayo maamulada Jubooyinka. SAWIRO

Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Astaanta_Barnaamijka_Nasashada

Dhageyso Barnaamijka Nasashada Todobaadka Radio Muqdisho

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
DSC00223

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho habeenkii oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha,Su’aallana Uga Jawaabay Shacabka Gudaha Iyo Dibadda “Dhageyso+Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*