Thursday, May 23rd, 2013

Gudoonka Baarlamaanka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Xildhibaan Ka Tirsan Baarlaamaanka Oo Muqdisho Lagu Dilay…WARSAXAAFADEED

Published on September 22, 2012 by   ·   9 Comments  ·   2,920 views

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa mudanayaasha Baarlamaanka iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyey geerida Allaha u naxariistee Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo caawa Muqdisho lagu dilay.

Gudoomiyaha ayaa ugu horeyn ku bilaabay hadalkiisa “inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun kulu nafsin daa’iqatul mowt waxaan xildhibaannada Baarlamaanka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid Alle naxariistii jano ha siiyee Marxuum Mustaf Xaaji Maxamed oo baarlamaanka ka tirsanaa,runtii waa geeri xanuun leh,si gaar ahna waxaan tacsi ugu dirayaa eheladii uu ka geeriyooday marxuumka”

Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri “waxa uu ahaa muwaadin u istaagay ka qeybqaadashada samatabixinta shacbiga Soomaaliyeed iyo hirgelinta hanaanka Dowladnimo Xildhibaan Mustaf Xaaji Maxamed kooxo arxanlaaweyaal ah ayaa dilay xili uu kasoo baxay masjid uu kusoo cibaadeystay oo waajibkii uu Alle ku faralyeelay soo fuliyey,ayaga ayaase caawa dhib qawa”

“Waxaan u sheegaya Shacabka Soomaaliyeed in marxuum Mustaf uu waqtigiisa intaa ku ekaa laakiin hadaannahay xildhibaannada baarlamaanka ee u dhaartay dalka iyo dadka marnaba falalka noocaan ah nagama niyad jiben doonaan gudashada waajibaadkii aan u dhaaranay,weyna naga go’antahay inaan ka miradhalino go’aanka aan dowladnimadeenna ku xoojisaneyno,dalkeenana ku hormarineyno”ayuu hadalkiisa sii raaciyey Prof Jawaari.

Ugu dambeyntii gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari ayaa shacbiga Soomaaliyeed ka codsaday iney muujiyaan isku duubnidooda islamarkaasna ay ka qeybqaataan hormarka dalkooda ayagoo Dowladoodana ku taageeraya shaqadii ay u idmadeen.

Dhamaad

Xafiiska Warfaafinta Gudoonka Baarlamaanka

Readers Comments (9)

  1. bishar says:

    inaa lilaah wa inaa ileeyhi rajicuun alleha unaxariisto mustaf oo ahaay xibin kamid ah baralamanka somaliyeed gacantii dishay waa gacan kaxaqdaran isgana jinatul fardowsa allaha kawaraabiyo

  2. inaalilaahi wa inaala jaajicuun war yaa u maqan ummada somalia oo kooxdaan ka qabto wax garad waa dhamaaday

  3. A s c dhaman walaalaha Bacda salaaaam
    Inaa Lillaahi wa Inaa Illeyhi Raajicuuun
    Naf walbo wey go,aydaa markuu waqtigeyna dhamaado Dhamanten weynu Dhimaheynaa Adunka laguma waarayo Geeridu waa Xaq
    Marxuum mustaf Xaaji Alle ha Unaxariisto
    marxuumka Gacan ka xaq daran baa dishayee Janatu fardowso Alle haka waraabiyo
    waxaan Tacsi Tiiraanyo leh udirayaaa Dhaman Shacbiga somaliyed Iyo Marxuumka Eheladiisa waxaan leeyahay mustaf xaaji Sabar Alle ha Inaga siiyo Isagane Janatu fardowso Alle haka waraabiyo Anagane Gadaashiisa Eeba Nama fidneeeyo Aaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  4. إنا لله وإنا إليه راجعون

  5. c/ raxman yare says:

    inalilahi wa ina ilayhi rajicun alaha una xaristo mustaf xaji maxamed kuwi dilayne ilahay cadabta hakufogeyo waxan halkan codsi uga diraa madaxweynaha iyo hay adaha amanka in ay wax kaqabtan amanka wa bilahi towfiq

  6. Mohamed daud says:

    Innaa lilaahi waa inna ilayhi raajicuun allaha unaxariisto eheladi uu ka tagay Samir iyo iimaan allaha ka siiyo ameen

  7. abdi says:

    Inaa lilaah wa innaa ilayhi raajicuu. Qof salaad maqrib soo tukaday cishihiina uhdimanyahay oxalaal miirad ahaa oo fuurnadiisa reerkiisa ka biilanayay, wadankiisana horu markiisa ka shaqeynayay, hadaa dilkiisa janna ku helaysaan looba joogee!! Nin sheekh ah oo caabid ah yaa lagu ayaa lagu sheegay. Isga janatul firdow Allah ha geeyo eladana samir ha ugu badalo.. kuwii dilay miyaad rbtaa cidkale madhibaan. Ilaahow shabaab umadda ka qabo. Dhiigayna ey banaysteene, ilaahow iyaga isku salid…shartoodana naga kaafi

  8. Asc dhaman wan idin salamay madaxda Qaranka rum ahantii raligeya xumaa waa in aan laka nixin dhimasho dhimashadu waa xaQ cidne kama celin karto in aan low hakar baxo Qaran nimada si daacat ah aan wax u Qabsano somali wey daalantahay

  9. inaa lilaahi wainaa ileyhi raajicuun waxaan tacsi udirayaa dhamaan umada soomaaliyeed meel kasto ay joogto waxaan kaloon utacsiyeynayaa marwada madaxweynihii hore faadumo mustaf xaaji iyo sheekh shariif sheekh axmed iyo ehelka dhamaan waxaan leeyahay samir iyo iimaan ala haidinka siiyo asagana janadii fardowso ala haka waraabiyo aamiinnnnnnnnnnn




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
DSC03680

Soo Gudbi Fikir Iyo Su’aal Ku Aadan Waxqabadka Baarlamaanka Mudadii Uu Jiray Gudoomiyaha Baarlamaanka Ayaa Kaaga Jawaabaya “KULANKA JIMCAHA”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*