Saturday, May 18th, 2013

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Su’aallo Uga Jawaabay Shacbiga Ku Kala Nool Dalka Gudihiisa Iyo Dibaddiisa “Dhageyso+SAWIRRO”

Published on November 19, 2012 by   ·   3 Comments  ·   4,102 views

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari ayaa su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayadoo sidoo kalena uu gudoomiyuhu ka dhageystay shacabka aragtiyadooda ku aadan sida ay u arkaan qaabka ay xiligan u shaqeeyaan Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Mudane Maxamed Cismaan Jawaari oo marti ku ahaa barnaamijka Bandhiga Wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) ayaa waxa uu shacbiga fursad u siiyey iney su’aallo kasoo weydiiyaan qorshaha baarlamaanka uu ku shaqeyn doono mudada afarta sano ee soo socota iyo himilooyinka ay hiigsanayaan.

Ugu horeyn shacabkii kala duwanaa ee barnaamijka ka qeybgalay oo iyagu ku kala sugnaa dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa waxey Gudoomiyaha iyo Xildhibaannada Baarlamaankaba ku ammaaneen isbedelka shaqo ee ay muujiyeen waxaana ay shacabku bogaadiyeen in lasii dardar geliyo howlaha Baarlamaanka.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa mid mid uga jawaabay su’aallaha iyo aragtiyada ay soo gudbiyeen shacabka Soomaaliyeed ee barnaamijka sida tooska ah uga qeybgalay waxaana uu ugu dambeyntii shacabka ka codsaday iney mar walba usoo gudbiyeen afkaartooda oo aysan ka bakheylin talada ay u arkaan in dalka lagu hagaajin karo islamarkaana lagu gaari karo yoolka iyo rajada ay Umadda Soomaaliyeed xiligan hiigsaneyso.

Shacabkii kala duwanaa ee barnaamijka sida tooska ah Su’aallaha ugusoo weydiiyey Gudoomiyaha Baarlamaanka ee kala joogay dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa su’aallahooda waxey kusoo kala gudbiyeen Telefoonno,Emaillo iyo Facebook ayadoo barnaamijkanna uu qeyb ka yahay barnaamijyo ay Warbaahinta Qaranku ugu talagashay iney shacbiga Soomaaliyeed fursad ugu helaan si toos ah iney Madaxda ugu sareysa dalka ugusoo gudbiyaan fikirkooda ama su’aallaha ay tabanayaan usoo weydiiyaan.

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Jawaabaha Gudoomiyaha Baarlamaanka 18-November-2012

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Jawaabaha Gudoomiyaha Baarlamaanka 18-November-2012

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Seddexaad Ee Jawaabaha Gudoomiyaha Baarlamaanka 18-November-2012

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-


Yurub                         +442035190460


USA & CANADA       +14156550815

Readers Comments (3)

  1. muktar says:

    masha allah Mudane Gudoomiye , waan aragnaa shaqada wanagsan aad wadidi qer badan ayaa kuu dhafy

  2. maxamed deeq cabdi dhr xsan says:

    mansha alaah aad ayaan kuu tagersanahay noolaaw waligaa guul ayaan idin rajeynaa anaga ayaad na matashaan

  3. Ismail Ali Abukar says:

    Asc
    awalan waxan salamaya dhaman shaqalaha idacada radio muqdisho iyo agasimihisa sidisa oo kale waxan salamaya gudomiyaha barlamanka Prof. Jawari.
    Inta ka dib waxan ka codsanaya mamulka idacada radio muqdisho iney ino sameyan skype an ugala qeyb qadano dodaha iyo sualaha iyo in ku so gudbino afkartena wayo waxan nahay qurba jog somaliyed.
    wa mahadsantihin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013
DSC00193

Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo hirgelinta Federaalka”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
DSC09816

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Gaadiidka ee Baarlamanka”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
DSC09819

Daawo Sawirrada Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqday Baarlamanka Soomaaliya

Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
K-KOLEYGA_DEGMO-3

Xarunta maamulka degmada Xamar Jajab oo dib u dayactir lagu sameeyay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Saacid 11

R/wasare Saacid oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamanka Carabta oo booqanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (11)

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo booqday deegaanada Jawiil iyo Beergadiid ee g/Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
IGAD

Wafdi kasocda Igad oo lafilayo inay gaaraan magaalada Kismaayo kulamana la qaataan odayaasha deeganka.

Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo ee RadioMuqdisho

Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
caabudwaaq

Ganacsatada gobolka Galguduud oo dowlada Soomaliya ku amaanay ciidamada xooga ee ay ka howlgelisay gobolkaasi.

Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
ciidan xds

Kulan lagu soo dhaweynayay Ciidamo katirsan xooga dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay degmada Caabudwaaq .

Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
astaanta_qaranka13

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar been abuur ah oo lagu qoray Twitterka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
safaarada_004

“Daawo Sawirrada”Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo ku howlan sidii ay dib ugu soo celin laheyd caruur lagala wareegay waalidiin Soomaaliyeed

Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC01287

Ururo iyo shaqsiyaad bulshada wax u qabtay oo maanta Cadaado abaalmarin lagu siiyay”SAWIRRO”

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
IMG_8739

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD “SAWIRRO”

Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Astaanta kulanka-jimcaha

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Muqdishada Cusub

Munaasabad Lagusoo Bandhigayey Iskaashi Ay Jaamacadda SIMAD La Yeelaneyso Jaamacad Ku taala Malaysia Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi  cusub ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 17.05.2013
DSC09876

Madaxweynaha oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi ka socday IGAD “DAAWO SAWIRRADA”

Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Muuqaal kale oo Degmada Deyniile ah

Maamulka deegmada Deyniile oo ku boorriyay shacabka degmadaasi iney gacan ka geystaan nabadgelyada

Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 17.5.2013
Sawir ka mid ah ardaydii ku dhaawacntay qaraxa oo dhaawacooda garoonka diyaaradaha Aadan Cade laga Qaadayo

Qurbajoogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabaneysa oo sii kordhaya

Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
ciidan xds

Ciidamada XDS oo fashiliyay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab xalay kusoo qaadeen degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
howlgal ciidamada xds

Xaaladda deegaano ka tirsan G/Gedo oo ay ciidamada dowladu ka saareen haraadiga Shabaab oo saaka deggan

Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
xasan daahir

Xasan Daahir “Qilaafka ka dhaxjiro shabaab ma qarsoona waa cadyahay”

Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Kulankooda Golaha Shacabka

Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Kulan Ay Maanta Muqdisho Ku Yeesheen Uga Dooday Qodobo Dhowr Ah

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ...
astaanta_qaranka13

Dawladdu waxay ka xuntahay marin-habaabinta masiirka ummada Soomaaliyeed ee Jubooyinka…WARSAXAAFADEED

Maajo 16, 2013, Muqdisho Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 16.05.2013

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*