Saturday, September 20th, 2014

Gudigii Ra’iisulwasaare Saacid u Magacaabay Qaban-qaabada Munaasabadaha 26-Juun iyo 1-Luuliyo oo Maanta Kulmay–WARSAXAAFADEED+“SAWIRRO”

Published on June 22, 2013 by   ·   1 Comment  ·   2,586 views

Muqdisho, 22, Jun, 2013.. Gudiga qaban qaabada munaasabadaha 26-juun iyo 1-Luuliyo ayaa maanta shir isugu yimid ay kaga hadlayaan qaabkii loo wajihi lahaa weynaynta maalmaha saldhiga u ah qaranimada Soomaaliya.

Gudigaan ayaa maanta waxaa shirkooda ku wehliyey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamud Axmed Nuur Tarsan ayaa markuu soo idlaaday kulankooda waxaa saxaafada ugu warbixiyey arrimhii ay ka wada hadleen Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gudoomiye u ah gudiga.

“Sidaad ogtihiin waxaa khamistii la soo dhaafay Ra’iisul Wasaaruhu magacaabay gudi loo xilsaaray qaban qaabada munaasabadaha kala duwan ee lagu xusayo maalmaha Xorriyadda, waxaa dowlada u qorshaysan inay u samayso dabaal dagyo aad u balaaran oo lagu muujinayo weynayta maalmaha Xorriyadda” ayuu yiri Wasiirku oo dhanka kalana xusay in looga baahan yahay shacabka Soomaaliyeed inay sameeyaan diyaar garow aad u sareeya calankana lagu xardho wadooyinka iyo meelaha ganacsiga.

Wasiirka ayaa dhanka kale sheegay in looga baahan yahay maamulada ka jira dalka iyo degmooyinka xorta ahba inay u istaagaan sidii loogu dabaal dagi lahaa maalmaha xorriyadda, waxaan muhiim ah in qof kasta dareemo wadaniyad una istaago weynaynta maalmaha Xoriyadda.

Ugu danbayntii wasiirka ayaa tilmaamay in 26-juun ay tahay maalintii gobolada waqooyi ay xoroobeen halka 1-da luuliyana ay xorrnimada qaateen gobolada Koonfureed sidaan Soomaaliya ku noqotay wadan hal calan leh.

 

—-DHAMAAD—-

IMG_0789

IMG_0784

IMG_0788

IMG_0785

IMG_0798

 

Readers Comments (1)

  1. masha,laah waa in lasoo dhaweya malmaha xuriyada somalia calnkeena qaaliga ah aanu jecel nahay waa in asaga oo kaliyaa uu ka lushaa dalkeena waa sumadii dalkeega hooyo aabe laga dajiyaa calamada kale wan jeclahay somalia waana ku faana somali inan ahay waa hadal kii gudoomiya brlamnka somalia prof: jawaari hadaan somalia joogi lahaa waxan ka taagi lahaa gurigeega ilaa ee ka dhamaato malmaha xuriyada insha,alah somalia awoofeda wesolaban doonta wali maanan arag dalkeega oo dowlad iyo kala dambeen leh balse ilahey waxan ka baryaa inuu ituso insha,alah mhdsnid radiomuqdisho




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

DSC02381

DAAWO SAWIRRADA:- Sida Jimcahan Loogu Damaashaaday Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/war-habeen19-09-2014.mp3"][/audio]
070

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Oslo kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Norway:-War-Saxaafadeed+Sawirro

Jimco, 19 September 2014 ......  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-19.9.2014.mp3"][/audio]
Muungaabb

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo soo xiray tartan Isboorti oo lagu qabtay degmada Boomdheere

Munasabad ay ka qeybgaleen Masuuliyiin ka tirsan maamulka ...
Dib U Dhiska Muqdisho 18

Tababar loo qabtay qaar kamid ah howlwadeenada ee ka howlgala Muqdisho

Tababarkaani  oo loo qabtay kuwaad  50  ruux oo ...
DSC02205

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay hirgelinta nidaamka federaalka (dhageyso+Sawirro}

Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho ...
RW-Cabdiweli-sheekh-axmed-1245

R/wasaare C/weli oo ku sii wajahan dalka Norwey

Dr, C/weli Sheekh Axmed R/wasaaraha dalka  Cabdiweli Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-19-9-2014.mp3"][/audio]
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyarada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
RW-Cabdiweli-sheekh-axmed-1245

Ra’iisul wasaaraha oo xaaladda dalka faah-faahiyey (Dhageyso)

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda  Federaalka Soomaaliya oo London ku ...
astanta warka

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-18.9.2014.mp3"][/audio]
GG

“Daawo” Guddiyada Barlamaanka oo kulan muhiim ah yeeshay

Guddiga-joogtada ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya kulan ay maanta ...
523141 (1)

“Ciidammada Soomaaliya oo ammaanka waddanka la doonayo in ay la wareegaan”

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka, ayaa sheegay in dowladda ...
10494443_1545862778976816_1766700669839211650_o

Daawo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Iskuulka Maxamuud Mire”Sawirro”

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Xassan ...
vlcsnap-2014-09-18-16h46m30s63

Daawo Ardey u fariisatay imtixaanka Jaamacadda Umadda Warbixin”Sawirro”

  Halkaan waa xarunta dhexe ee jaamacda umada soomaaliyeed ...
_DSC3037

Daawo Kusimaha Ra’isul wasaaraha oo ka qeybgalay bandhiga tirakoobka dadka Soomaaliyeed”Sawirro”

Munaasabadan lagu daah furayay bilowga sahanka tirakoobka dadka ...
taliyaha asluubta

Daawo Taliyaha ciidanka Asluubta oo dhagax dhigay xarunta agoonta gabdhaha ee ciidanka Asluubta

Taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo ay wehliyaan qaar ...
astaanta-warka

Dhageyso warka Duhur ee Radiomuqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-EE-RADIOMUQDISHO-18-09-2014.mp3"][/audio]
amaan

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya yaa maanta furay shir looga hadlayo amaanka oo ka dhacaya UK

Kulankan oo  looga hadlayay dhismaha ciidamada qalabka sida ...
SONY DSC

Soomaaliya oo dalka Turkey uga qeyb-gashay Bandhig Ganacsi ( Sawirro)

Kulankan oo ahaa mid Bandhig carweed ah kana ...
Wanlaweyn+amison4

Kulan lagu taageerayay howlgallada ciidamada oo lagu qabtay Wanlaweyn

Kulan lagu taageeraayay howlgallada Ciidanka XDS ay ka ...
dhuxulow 3

Wasiirka Warfaafinta oo Ammaanay doorka hoggaamineed ee UK

London, 18 September 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-18-9-2014.mp3"][/audio]
jawahir baarqab

Kulan looga hadlayay doorka haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
P1050508

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay xarunta Chatham House ee London(Sawirro)

Warsxaafadeed ....17,09,2014 ... Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa galabta waxaa ...
Rm

Wargelin: Barnaamijka islaamka iyo Bulshada oo berrito marti ku yahay Sheekh Cabdiweli Sheekh Rashiid Ibraahim

Dhammaan Akhristayaasha Radio Muqdisho, waxaa lagu wargelinayaa in ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-17.09.2014.mp3"][/audio]
vlcsnap-2014-09-17-16h40m03s60

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo tababar u soo xiray garsoorayaal “SAWIRRO”

Munaasabadaan tababarka loogu soo xirayay 50 garsoore oo ...
DSC05559

Dhalinyaro loo qabtay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda “SAWIRRO”

Tababar kor loogu qaadayo aqoonta dhalinyarada, ayna soo ...
DSC01910

Dhibaatada burcad badeedda oo laga hadlay “SAWIRRO”

Kulankaan looga hadlayay aragtida dhalinyarada Soomaaliyeed ay ka ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso: Wasaaradda Garsoorka oo soo bandhigtay fursado shaqo

Wasaaradda Garsoorka iyo arrimaha dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya ...
Jawaari

Guddoomiyaha baarlamaanka oo ku baaqay in laga qeyb qaato shirweynaha dib-u-heshiisiinta Koonkur Galbeed “VIDEO”

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed ...

Tubta Toosan

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...
Godane

Taariikhda Godane, Dhageyso oo akhriso

Shalay oo Jimco ahayd ayaa si rasmi ah ...