Gudiga waxbarashada Galguguud oo dowlada iyo hay’adaha waxbarashada ugu baaqay in ay dhisaan jaamacad
Published on January 14, 2013 by Canab · No Comments · 1,106 views
Iyadoo ay isa soo tarayso waxbarashada aas aasiga ah ee Gobolka Galgaduud ayna wax ka bartaan arday aad u fara badan ku waa soo u dareera dugsiyada hoose dhexe iyo sare ee hoos taga daladaha waxbarashada ayaa waxaa jirta in Gobolku uusan lahayn jaamacdo ardaydu waxbarashadooda ay ka sii wataan wana baahida Gobolka laga dareemayo ee waxbarasho.
Gudiga waxbarashada ee Gobolka Galgaduud ayaa hay’adaha waxbarashada iyo dowladaba ka codsaday in ay ku dadaalaan sidii Gobolka jaamacado looga hirgalin lahaa.
Gudoomiyaha gudiga waxbarashada Gobolka ahna maamulaha Iskuulka Ablaal faraciisa Galgaduud Cali Macalin Axmed ayaa sida ay u jirto baahida jaamaceed uga war bixiyey warbaahinta Qaranka xili uu ku sugnaa xafiiskiisa waxa uuna sheegay in gobolka ay ka jirto baahi dhanka waxbarashada Jaamacadaha ah.
Dhinaca kale Cali Macalin ayaa waxa uu sheegay in Gobolka Galgaduud uu dhinaca wax barashada ka dambeeyey gobolada kale ee dalka wixii ka horeeyey sanadii 2007 balse hadda wax wayn ay iska badaleen ayna ka socoto waxbarasho balaaran.
Baahida jaamacadeed ee ka jirta Gobolka ayaa imaanays xili sanadba sanadka ka dambeeya arday tiradoodu fara badan tahay ay ka qalin jabinayaan dugsiyada sare taasina ay kordhisay baahida loo qabo waxbarasho jaamacadeed.
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
WARKA SUBAX 18.6.2013
Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa boob u ...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa muddo Bil ah ...
Shirka dib u habeeynta waxbarshada dalka oo socon ...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish ...
Dadka soomaaliyeed ma yihiin dad la xukumi karo ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Madaxweynaha Cusub ee isbedel doonka ah ee Dalka ...
Dowlada Turkiga ayaa sheegtay in ay awood milatari ...
WAR HABEEN 17-06-2013
Ardayda jaamacadda Plasma ayaa maanta lagu talaalay xarunta ...
Iyadoo tartanka CECAFA Kagame Club cup lagu wado ...
Kulankan wadatashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay ...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Afrika ...
war duhur 17.06.2013
Wafdigan uu hogaaminayay madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan ...
Taliayah hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowlada Soomaaliya ...
Mas’uuliyiin ka titsan maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...