Gudiga farsamada ee ku howlan soo xulista Xildhibaannada cusub ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Dowladda cusub ee uu dalku yeelanayo ayaa soo saaray liiska magacyada xildhibaannada baarlamaanka.
Gudoomiyaha gudigan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in liiskan uu yahay mid sax ah islamarkaana ay hordhac ahaan usoo saareen waxaana uu ka koobanyahay 202 Xildhibaan ayadoo inta dhimanna dhowaan lasoo dhameystiri doono.
Hada websiteka radiomuqdisho.net wuxuu idiin soo gudbinayaa magacyada Xildhibaannada cusub ee uu gudigu soo saaray:-
BEESHA SHANAAD
1. Bashiir Maxamed Jaamac
2. Biibi Khaliif Maxamed
3. Burci Maxamed Xamza
4. C/raxmaan Cabdi Cusmaan
5. C/weli Ibraahim Sheekh Muudey
6. Caadil Sheegow Sagaar
7. Cabdinaasir M.Cali
8. Faarax Sheekh C/qaadir maxamed
9. Fahmo Axmed Nuur
10. Ibraahiim Saalax Dayfullah
11. Jeylaani Nur Ikar Sh. Suufi
12. Khadiija Maxamed Diiriye
13. Maxamed Axmed Keynan
14. Maxamed Cumar Dhalxa
15. Maxamed Maxamuud Xeyd
16. Maxamuud Maxamed Jimcaale
17. Mustafa Maxamed Cabdullahi
18. Shariif Maxamed Siidi
19. Shariif Maxamed Xasan
20. Xasan Ibraahim maxamed
21. Xuseen Maxamed Muuse
22. Yuusuf Maxamed Ismaaciil
23. Yuusuf Xeyle Jimcaale
DIGIL MIRIFLE
24. Aadan Ibrahim Dhaayow
25. Aadan Sheekh Maxamed
26. Aweys C/lahi Ibrahiim
27. Axmed Mayow Cabdulle
28. C/laahi Cabdi Garuun
29. Cabdi Macalin Aden
30. CabdiKaafi Macalin Xasan
31. Cali Aadan Xuseen
32. Cali Sheekh Maxamed Nuur
33. Cusman Libax Ibrahim
34. Cusman Mukhtar Maxamed
35. Dr. Ibrahiim Xuseen Cali Saalax
36. Dr. Muumino Sh. Cumar2
37. Dr.Khaalid Cumar Cali
38. Eng Maxamud Maxamed Bonow
39. Fadumo Nuur Maxamed
40. Fowziya Maxamed Sheekh
41. Ibrahim Cali Cumar
42. Ibrahim Isaakh Yarow
43. Isaaq Maxamed Cali(Riino)
44. Isaaq Maxamed Maxamuud
45. Isgow Derow Isaq
46. Khaliif Sh. C/laahi
47. Luul Cabdi Aadan
48. Maryan Macalin Isaaq
49. Maxamed Cabdi Cali
50. Maxamed Cali Xuseen
51. Maxamed Cusman Jawaari
52. Maxamed Kheyrow Maxamed Yusuuf
53. Maxamed Mursal Borow
54. Maxamed Rashiid Maxamed
55. Maxamud Macalin Yaxye
56. Maxamuud Cabdi Xuseen
57. Mayow Mustaf Xasan
58. Mohamed Nuuraani Bakar
59. Muna Ibrahim Abiikar
60. Mustaf Mukhtar Gudow
61. Nuur Cali Aadan
62. Saalim Aliyow Ibrow
63. Samaan Maxamed Sheekh
64. Sayid Cali Cabdulkadir Macalin
65. Sh. Shaacir Sh. Maxamed
66. Sharif Maxamed Cabdalle
67. Sharif Xasan Sh Aden
68. Xabiibo Maxamed Kheyr
69. Xasan Macalin Xuseen
70. Xuseen Cismaan Xuseen
71. Xuseen Maxamud Sh Xuseen
72. Yacquub Cali Maxamed
DAAROOD
73. A/weli Maxamed Cali Gaas
74. Abdi Barre Yusuf Jibril
75. Abdi Mohamed Ali
76. Abdirisak Osman Hassan
77. Abdiwahab Ugas Husen Ugas Khalif
78. Abdulahi Bile Nor
79. Abdulahi Haji Dayib3
80. Abdulaziz Abdulahi Mohamed
81. Ahmed Ismail Mohamed
82. Ali Ahmed Mohamed
83. Axmed Aabi Aadan
84. Bare Ugas Geedi
85. C/laahi Maxamed Ciise
86. C/raxman Xoosh Jibriil
87. C/waxid Cabdullahi Jama
88. Cabdi Cabdulaahi Maxamed
89. Dahir Haji Gelle Farah
90. Da’ud Abdikarim Sh. Omar
91. Dr. Abdulkadir Abdi Hashi
92. Hamza Sh. Husen
93. Hassan Abshir Farah
94. Isse Mohamed Ahmed
95. Mahdi Ali Osman
96. Maxamud Axmed Maxamud
97. Maxamed C/lahi Xasan
98. Maxamed Iidle Geedi
99. Mohamed Abdi Yusuf
100. Mohamed Ahmed Kulan
101. Mohamed Ismail Shuriye
102. Mohamed Sh. Aden Hirale
103. Mohamud Hayir Ibrahim
104. Muse Ahmed Ismail
105. Muse Hassan Abdulle
106. Prof. Mohamed Abdi Mohamed
107. Sacdiya Careys Ciise
108. Saciid Abdulahi Mohamed
109. Sadiiq Abdikariim Maxamed
110. Sahra Jama Ali
111. Siyaad Maxauud Shire
112. Xuseen Khalif Jama
DIR
113. Aamino Cumar Jaamac
114. Abdulaahi Hussein Ali
115. Abdulaahi Cisman Ducaale
116. Abdulahi Abyan Nuur
117. Abdulahi Cumar Abshir Cumar
118. Ahmed Dhimbil Roble
119. Axmed Aadan Axmed
120. Axmed Aadan C/raxman
121. Busharo Cabdi Diriye4
122. C/lahi Cisman Ducale
123. C/lle Xaaji Cali Axmed
124. C/naasir Gaarane Mohamed
125. C/qaadir Sh. Cali Ibrahim
126. C/qafaar Mohamed Oomar
127. C/raxman Maxamud Caateye
128. C/risaaq Daahir Maxamud
129. C/xakiim Ciise Guuled
130. Caashakoos Maxamuud Cumar
131. Cabdalle Boss Axmed
132. Cabdi Xaashi C/llahi
133. Cabdirahman Ahmed Suge
134. Cabdullahi Qayad Barre
135. Cadar Abdi warsame Isaaq
136. Cali Xasan Guyow
137. Cisman Cilmi Boqare
138. Dr Siciid Mohamed Ali
139. Dr. Ibrahim Suleyman Xaaji Nuur
140. Duniya Maxamed Cali
141. Faaduma Xasan Cali
142. Faduma Odowa Rageh
143. Faysal Cumar Guuleed
144. Gen Siciid Xasan Geedi
145. Ismaciil Xassan Jaamac
146. Jamaal Xasan Ismaaciil
147. Khadar Biixi Caalin
148. Khadra Ahmed Ibrahim
149. Mahad Cabdalle Cawad
150. Mahad Mohamed Ducaale
151. Maxamed Axmed Gurxan
152. Maxamed C/laahi Kaamil
153. Maxamed Cabdi Xayir
154. Maxamed Cali Xagaa
155. Maxamed Xasan Aadan
156. Prof Ahmed Ismail Samatar
157. Ridwan Hirsi Mohamed
158. Sahro C/qadir C/raxman
159. Saynab Maxamed Caamir
160. Xiis Hassan Aadan
161. Xiis Muuse Cawl Cali
162. Xuseen Arab Esse Xayd
163. Xuseen Cabdisalaan
164. Yusuf Dirir Abdi
165. Zakariye Xuseen Aare5
HAWIYE
166. A/qadir Cosoble Ali
167. A/raxman Ibrahim Ali
168. Abdirahman Kulmiye Hirsi
169. Abdisamad Maxamud Xasan
170. Abdulkadir Mohamed Aden
171. Abdullahi Jama Hussein
172. Amina Mohamed Abdi
173. Bashiir Addow Alassow
174. C/laahi Goodax Barre
175. C/laahi Maxamed Adan
176. C/qadir Sheekh Xanafi
177. Caasha Xaaji Cilmi
178. Cabdi Axmed Dhuxulow
179. Cabdisataar Sh. C/salaam Sh Xasan Barsame
180. Cali Nuur Xuseen Cali
181. Cali Yuusuf Cusman
182. Ciise Wehelie Maalin
183. Cismaan Maxamed Cabdi
184. Cumar Islow Maxamed Abukar
185. Cusman Xaaji Cali
186. Daahir Aamin Jeesow
187. Daahir Xasan Cabdi
188. Mahad Maxamed Salaad
189. Maxamed Abukar Islow
190. Maxamed C/laahi Xasan
191. Maxamed Hasan Ibrahim
192. Maxamed Maxamud Guure
193. Mohamed Ahmed Nur
194. Mustafa Sh. Cali Dhuxulow
195. Nadifo Maxamed Osman
196. Nuur Iidow Beyle
197. Qaali Axmed Diiriye
198. Sacdiyo Cumar Sheegow
199. Samira Xasan Cabdulle
200. Shuriye Mumin Afrax
201. Xasan Macalin Maxamed
202. Yuusuf Geele Ugaas
Waa arin lagu farxo in dalka gudihiisa xildhibaanadii nametelaayay lagusoo dhiso
Ilahay somalia mid haka dhigo waxa inoo muuqata waa rajo fican lkn dadnimadii somli laheyd ayaan ubahan nahay wayo somalia waxay ahayd taariqda waa og tahay ilahay hanoso celiyo kala danbentii aan kuso bar barnay inta inoso gudbisay warbixin radio muqdisho aad baad u mahadsan thn
Maaasha ALLAH wa war wanaagsan Gudiga Farsamada Soo Xulista Xildhibaannada Baarlamaanka Shaqo wanaagsan ayuu qabaty wana ka dhabaayay balantii inkasto filyao in wax ka dhiman yihiin liiska waraakan website badan ayaa laso orday wana aamini waynay Mahadsandiin radiomuqdisho in aad no xaqiijiseen ……….
Dumarka 32 melahaas ayaan uga jednaa liiskan, inta hadhey Oo dhami må qaybtii dumarkaa köerna waxa hadhey Waa 73 keliya, dumarka tiradii loo qoondeeyeyna 50 meelahaas ayaa dhiman, uns maleynyo hadii tirada dumarku ku badnaan waydey liiskan dheer iney liiska yar ee hadhay ay ku badnaanayaan
Aad iyo aad ayaan idiinkugu hambalyeynayaa sida wanaagsan ee aad ugu dhabar adagteen hawshaan
Asc bahda warbaahinta qaran,inta kadib aad ugu farxay markaan arkay aqbartaan waxaa alle uga baryaa inuu ku aadiyo codkooda kii wadanka uhorseedi lahaa horumar iyo nabad waarta (aamiin)
Wr wb wlh tani wa arin lagu farxo umana jeedno dadki ku liitay dhanka aqonta iyo siyasada ee kuraasta baarlamaanka iska sharixi jiray 4 no reason insha Allah waxan Alle ka baryeyna in Aqonyahanadan cusub ey maqaalka dalkena wax ka badali donan In Shaa Allaah.
Inshalah sanadkan manta ah waxaa ku guuleysanaya , sheekh shariif sheekh ahmed , wayo isaga ayaa u soo halgamay magalada muqidsho isagana xaq u leh oo u soo dagalamaya, anigu waligeyna muqdisho ma arag lakin fikirka ah waxaan tageersanahay sheekh shariif ha lagu ceeliyo 4sano ee soo socda , wayo xaq ayuu u leeyahay , cida doonta ha hadashee sheekh sarifow soco
Al xamdulilaahi marka 1aad mahadu alle ayay usugnatay 2aad waxan mahad balaaran ucelinayaa gudiga sooxulay xubnaha barlamanka somaliyeed kana saray kuwii dhiiga somaliya cabay wana kufaraxsanahay horumarinta soomaliya 3 Gudiga waxan kacodsanayaa in nalaga ilaaliyo caadaqataha kaligii cunaha dhaqanka Ceebeyay somaaliyana illahay hakadhigo midii isracda oo dalkeda wax uqabata aamin
Maasha allaah waa arin lagu faqxo indalka gudihiisa lagu sooxulo baarlamaanka cusub ee dalku yeelanayo waxaan leeyahay waa guul usoo hoyatay umadda soomaaliyeed
Asc radio qaranka aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay xildhibaanada lagu xulayo soomaali gudeheeda ayna shuruud tahay aqoon iyo inuu dinbi umada kagelin guul alx, runtii ma arko dagaal ooga yaashii aduun waaتلك
ألايام
Alle ayaa mahad usugnaatay allaahaso suurtagaliyey in barlamaanadeena ku dhexdoorano dalkeena gudihiisa, sido kale waxaa mahad celineena gudiga isku hawlay shaqada adag.
Sido kale wanku faraxsanahey baarlamanka cusub waa arin lama filaan ah oo ka.imday somaalida loogama baran madaxdii hore ee somalida in dorasho lagu sameeyo wadanka gudahiisa somaliya hanoolaato somaliya guuuuul
Wadmahadsantihin bahda qaranka sidaad shacabka ugu adegtaan ilah ha idinkugu adeego intas dibaded gudiga xulista shaqo weyn ayey qabten weynak kumahadsanyihin lkn(fg)madama mustaqbalki somaliyed ay gacanta ku hayan cadaalad ha sameyano dad tayo lehna mesha hakenano wadna mahadsantihin
BARAVO!!!!!!! GUDIGA FARSAMADA . SHAQO CAJAA’IBA AYAAD INOO QABATEEN HADII AAD MOORIYAANTII/KOOXO DIIMO KU QARAABANAYA AAD INAGA QABATEEN.MAHADSANADIIN XILKIINA GUDATEENA BARLAMAANKANA HA LA ARKO!!!!!!!
masha allah wlh waa wax lagu farxo lkn waxan aad ugu sijeclalahey in laso dhameystiro maxj yelay waqti gaban aya haray wlh qurba jogta dhan waxey sugayan waa dorashada quf walba wuxu leyahay waxan suga dorashada marki dowlad cusub dhacdo ayan wadanka aada insha allah dorasho lagu farxo aya dhaceyso in sha allah waxan sugnaba wa dorashada illahow ninka wadanka wax ka qabankaro wa sh.sharif sh. Ahmed wlh maxa yelay wali shabab ma dhaman ninkas nin an ahena ma anfacyo ragas wcs la argi done qufki so baxo
Asc waa arin lagu farxo xildhibanada la soo magacabay.iyo habka loo soo xulay waa mid macquul ah.dowlada wanagsan ALLAH ha ka dhigo
Asslm.
Waad ku mahadsantihiin howsha aad Soomaali u qabateen, waana idiin kugu hamb naqayaa khaasatan HOGAAMIYE KOOXEEDYADDII in aad meesha ka saarteen, waxaan idin leeyahay halkaa ka wada…. Mhd
aad baan ugu faraxsanahay ee barlamaanki soomaaliyeed xulidiisa ay ka dhacdo xamar lkn waxan Alle ka baryayna inuu towfiiqda na waafajiyo (amin)
Waa guul aan ku farxi karno in soomaaliyo si xur ah isu doorato waliba dalkeeda gudihiisa iyo doorasho xur ah
masha alaah waad ku mahsantihiin shaqada aad qabateen waan fahmi karanaa aniga dadka ila midka ah mana ah mid fudud arinta kale oo muhiimka ah oo aad sameyseen dadkii dagaal ku hogaaminayay somaliya oo aan meesha ka muuqan masuul ayaa idin saaran somaliya manta gacantiina ayeey ku jirta in aad ka saartaan maamulkeeda tuug rabo calankeen iyo ciideena magaceena kursi uu helo ama lacag yar uu ogeeyn in uu calfa doono iyo kale sidaa awgeed hayeelina raga raba in aay cadaadis idin saaraan soo loo fuliyo dantooda gaarka ah waan idin baryeeynaa fadlan yaan naloo celin gacan cadow oo somali nala sheeganayo fadliga ramadaanka jasakuma laah badbaadiye wadankiin iyo dadkiin iyo magaciina saan dareemayo rag wax iyo dumar waxaad tihiin dada waxabartay fadlan wad ciida iyo calanka iyo dadkiin maantey idiin baahanyihiin ee kataga tariikh wanaagsan ubadka bari looga sheekeeyo mahasanadiin
waa arin lagu farxo lakin waxa dhiman xogay lo bahnay in manta ey liiska so gudbiyaan
asc dhamaan umada somaliyed mel kasta ayjogan wan salamantahin radio muqdisho adinkane sido kale wa arin fcn
waa arin farxad leh in soomaaliya maanta ay ka gudubtay ku meel gaarka una gudubtay dowladnimo, sinaan, cadaalad iyo hormar dhinacyo badan leh. waxaana kula dardaarmeynaa haddii aan nahay shacabka soomaaliyeed in xildhibaandan cusub ay muujiyaan mas’uuliyad wadaniyadeed.
asc dhamaan umada somaliyeed meel kasto oo eey joogaaan sln kadib waxaa mahad iskaleh allaah swt oo maanta inoo kasay inaan wadan keena doorasho ku qabsano walibana aan haatan xubno baarlamaan aan kusameysanay taasna micnaheeda waxuu kadhiganyahay inaan usoo baxna banaan oo aan dowlan noqonay waana so dhwey nayaa sacada ka hor waxaan walwalka qabay ar amaa dowlad la aan dhacdaa oo barlamaanka lasoo dhamestiri waayaa 20ka agooto ka hor lkn ha dowlad la aan madheceyso oo waxaan helnay gole sharci dejin oo ah barlamaan waxaana umeynaa inaan kasoo gudubnay caqabdihii ugu badnaa ee somali oodhan horyiiley waxaana ilaahey karajeynaa inaan kusoo noqon doono kursigeenii caalamka aan kulaheyn inshaa allaan
Masha’allah ad ayan ugu faraxsanahay in la so dhiso xildhibaanadii la sugayay gudiga farsamada ad ayaad u mahadsantihiin xildhibaanada cusubna waxaan dhihi lahaa howlo badan ayaa idin horyaala ee guda gala Radio Muqdisho adinkana ad ayad u mahadsantihiin howsha ad qaranka u heysaan.
mashaa allaah wlh caadi ma ahan
Way mahadsan yihiin guddiga farsamada sida ay ugu dhabar adeegeen hawshooda ayna ugu guteen si daacadnimo ah. waxaan ka garan kartaa xildhibaanada cusub waxaa ku jira rag ruug caddaa ah oo aqoonyahano iyo siyaasiin waana kuwa maanta Somalia dhibta ka saaraya.
Waan ku faraxsanahay maadaam laga reebay hogaamiye kooxeedyadii
Hoyoyinka xaquqdoda halasiyo tani cadalad ma,ahane. Away hawenka dorka ay kulahayen o garayey ila iyo 85 xubnod ma intan ayey ku,egyihin wa yab
waa guul usoo hoyatay soomaaliya ilaahoww guul ka dhig
WAXAA LA YIRI WAR LAHEL TALO LAHEL Waxa aan ula jeedaa mar hadii la soo gudbiyay liiskii magacyadda xildhibaanada
eebow waamahadaa eeboo waamahadaa runtii waa arin lagu farxo waxa noo muuqda ifa faalo guud iyo mar kale in aan dhulka kakacno insha alaah guul guul (aaaaaa mmm iiii nnnnn)
Ac ciid wanaagsan dhamaan umada muslimka qaasatan umada soomaaliyeed.Waxaan qabaa su,aal yar qofki taqasus ku eh arimahaas.
Qof ma isu soo sharixi karaa jagada madaxweynenimo isla markaasna maka mid noqon karaa xildhibaanada cusub.mahadsanid
Asc runti odayasha howl ficn ayey qabten lkn waxan qaba in lagu soo daro hogamiya kooxedki dalka so maray that is my idea
asc waan ku faraxsanahay ka guurista kumeelgaarka waana ka xumahay ku dhaqanka 4.5 oo ay asal ka dhigteen hoganka dalka waxaana ugu baaqi lahaa in laga guuro 4.5ka waa kal
mad u taagan hab cunsuriyad ah