Friday, July 25th, 2014

Gudiga Arrimaha Bini’aadanida iyo Xuquuqul insaanka oo Maanta Booqday Qaar ka Mid ah Xeyaha Barakacayasha ee Muqdisho“SAWIRRO”

Published on June 22, 2013 by   ·   No Comments  ·   2,238 views

Guddiga arrimaha Bini’aadanimada iyo xuquuqul Insaanka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xeryaha Barakacayasha ee magaalada muqdisho.

Gudoomiye ku xigeenka gudiga xuquuqul Insaanka iyo arrimaha Bini’aadanimada ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Muuse Sheekh Cumar oo horkayay xubnaha guddigaasi ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in ajeedada kormeerkoodu uu yahay u kuur galidda xaalada nololeed ee Barakacayaasha ku nool xerooyinka Muqdisho.

Mudanayaasha ayaa kormeerkooda ka bilaabay xerada Barakacayasha ee loo yaqaano Sayidka kuna taala Beerta Daraawiishta ee degmada Howlwadaag iyagoo halkaasi warbixin uga dhageystay Gudoomiye ku xigeenka Kaamkaasi Sugoow Isaaq Maxamed oo sheegay in Kamka ay ku noolyiniin ilaa Sadex Kun oo Barakacayaal ah kuwaa oo aan heysan hooy ay ka galaan dhibicda roobabkii Muqdisho ka da’ayay saacadihii la soo dhaafay.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaa ku daray in aysan heysan cunto, waxbarasho iyo adeeg caafimaad, wuxuna xusay in aysan jirin wax gargaar ah oo ay heleen muddo ku siman labo sanadood.

Xildhibaan Muuse oo halkaasi ka hadlay ayaa barakacayaasha u sheegay in nolol xumada iyo daryeel la’aanta heysata ay u gudbin doonaan Dowladda si wax loogu qabto, wuxuuna ka dalbaday hay’adaha gargaarka inay gurmad la soo gaaraan dadkan danyarta ah.

Kormeerka gudigan ayaa imaanaya xilli barakacaayasha ay saameeyn adag ku yeesheen roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay magaalada Muqdisho,iyadoo ay u sii dheertahay dhibaatooyin kala duwan oo dhinaca nolosha ah oo ay hore uga cabanayeen.

Sequence 06.Still009

Sequence 06.Still010

Sequence 06.Still011

Sequence 06.Still013

Sequence 06.Still014

Sequence 06.Still015

Sequence 06.Still016

Sequence 06.Still018

Sequence 06.Still019Sequence 06.Still020

Sequence 06.Still017

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Waaberi oo Caawa u soo gudbay Wareegga ugu dambeeya ee Tartanka “Final”

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Waaberi oo ka ...
astaanta_qaranka11 ok

Warbixintii Labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed “War-saxaafadeed”

Mogadishu, 24 July 2014: Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
IMG_5216

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo la kulmay hay’adaha samafalka “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaale ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo tababar loo soo gabo gabeeyay

Tabarkaan oo  ay  si wada jir ah  usoo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-24.07.2014.mp3"][/audio]
4-70B4D5A4-1552850-480

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo marka magacooda la ...
baaq-nabadeed

Odoyaasha dhaqanka ee Gobolada Jubbooyinka oo baaq u diray dagaalada Caabudwaaq

Odayaasha dhaqanka Gobolada Jubbooyinka ayaa canbaareeyay dagaallo labo ...
unnamed

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014....Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ...
IMG_8154

Qoysas ku dhaqan degmada Hodan oo raashin afurin ah loo qeybiyay “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maalintii ...
ciidanka

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo kala dhex-galay maleeshiyo beeleed ku dagaalamay degmada Caabudwaaq ee g/Galguduud

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col. Sulub ...
DSC_0720

Madaxda Sare Ee Dalka Oo Ka Qeybgalay Aas Qaran Oo Muqdisho Loogu Sameeyey Xildhibaanad Saado Cali Warsame “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud,Gudoomiyaha Baarlamaanka, ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda amniga Qaranka oo Go’aano dhanka amniga ah soo saartay

Wasaaradda amniga Qaranka ayaa maanta go’aanadan dhanka amniga ...
DSC04941

Howlaha laanta socdaalka iyo hababka loo qaato Baasaborka Soomaaliga oo la balaariyay”Sawirro”

Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Generaal C/laahi ...
saado-cali-warsame

Warbixin ka hadleysa dilkii xildhibaan Qaran Saado Cali iyo gabar Soomaliyeed oo Al-Shabaab ay ku dileen Diinsoor

  Al-shabaab waxa ay dadka Soomaaliyeed ka dileen dad ...
toogasho

Maxkamadda C.Q.S oo maanta dil toogasho ah ku fulisay 4 kamid ah Argagaxisada Al-Shabaab”Sawirro”

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartan aad u adag oo Caawa dhacay iyo Tartamayaasha Degmada Cadale oo u soo gudbay wareegga afarta

Tartamayaasha Degmooyinka Cadale Vs Galdogob oo ka kala ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo u soo gudbay Wareegga Afarta “Semi final” Dhageyso

Tartamayaasha Degmooyinka Jawiil Vs Kaaraan oo ka kala ...
IMG_5056

Xubno Wasiiro ah oo ku sugan gobolka Hiiraan oo la kulmay beel ka mid ah beelihii dagaalamay “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
muungab

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shacabka uga tacsiyeeyay falkii lagu dilay Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna ...
AU

Midowga Afrika oo cambaareeyay falkii lagu dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame

Sii hayaha xilka Wakiilka gaarka ah ee Midowga ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha Baarlaamanka Federaalka ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-23.07.2014.mp3"][/audio]
saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax ...
President

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

Muqdisho, 23 July 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
IMG_8095

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin Afurin ah “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maanta ...
KAY

Qaramada Midoobay oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ...
saado-cali-warsame

Dowladda Maraykanka oo Cambaareeysey Dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame

 July 23, 2014 Dowladda Maraykanka ayaa si kulul ...
cabdiweli1

R.W Cabdiweli: “Xildhibaan Saado waxay ahayd wadinyad ay dadka Soomaaliyeed tabi doonaan”

Mogadishu, July 23, 2014…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Wafdiga Qaramada Midoobey ka socda oo la kulmay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdigan ka socda Qaramada Midoobey ee maanta gaaray ...
Muugaab2

Muungaab: “Muqdisho waxa ay u baahantahay Amni iyo Kala dambeyn” Akhriso

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan ...
IMG_3731

Wasiiro munaasabad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga “SAWIRRO”

Mogadishu, July 23, 2014-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-23.07.2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo xalay soo gaaray Semi final iyo afar degmo oo caawa balansan (Dhageyso)

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Boosaaso oo ka ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...