Guddoomiye Tarsan oo kormeeray qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir
Published on February 2, 2013 by Canab · 8 Comments · 1,586 views
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho oo ay wehliyaan Qaar ka mid ah ku xigeenada Gobalka ayaa maanta kormeeyay dagmooyin ka tirsan gobalka iyagoo u kuurgalayay xalaadaha amaanka, Nadaafadda iyo Dayactirka Waddooyinka.
Kormeerkan shaqo oo ay maanta ku tageen masuulintii ugu sareysa gobalka Banaadir ayaa eheyd u kuurgalida bilicda iyo nadaafada dagmooyinka gobalka Banaadir.
Duqa magaalada Muqdisho oo saxaafadda kula hadlay xaafadda Sanco ee dagmada Yaaqshiid ayaa balan qaaday in dayactir balaaran lagu sameeyay wadooyinka magaalada Muqdisho haatane ay socdaan.
Sidoo kale guddoomiyaha iyo ku xigeenadiisa oo ay wehliyaan qaar ka mid ah gudoomiyeyaasha dagmooyinka ayaa soo kormeeray dagmada Hodan halkaas oo ay ka socotay olole nadaafadeed iyo burburinta dhismayaasha sharcidarada ah ee ka dhisnaa dagmadaasi.
Kormeerkan maanta ay ku tageen mas’uuliyiinta gobolka Banaadir qaar ka mid ah dagmooyinka gobolka ayaa ah u kuurgalida xaaladaha dagmooyinka gobolka waxaana guddoomiyaha iyo mas’uuliyiintii la socotay dagmooyinkii ay booqdeen ka mid ahaa Yaaqshiid, Hodan, Warta nabada iyo dagmooyin kale.
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Hay’adda wada Hadalka Bulshada ee CCD ayaa xarunta ...
Kulankan oo ay ka soo qeyb galeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,haween ...
WAR DUHUR 18.06.2013
Ciidmada booliska Kenya ayaa magaalada Mombasa ku toogtay ...
Muqdisho, 18, June 20133…Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Waxaa 10:30 Barqonimo ee maanta magaalada Muqdisho ka ...
Waxaa goor dhow maanta magaalada Muqdisho ka furmay ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
maasha allah somalia ha is cfiso hana walaalooda insha allah hormar weynu gaari doonaa
gudoomiyada gobolka shaqo wanagsan ayoow haya meshiisa haka si wado aan dhihi lahay
Baarakallaah Tarzan allaha idiinku guuleeyo hawsha aad waddaan. waxaan kaa codsanaa in sida ugu dhaqsiyaha badan aad u hawlgelisaan xafiiskii dhulalka, si dad badan oo ka cabanaayo boob dhul oo hadda lagu haayo loo joojiyo iyo dhulalka sharciga been abuurka ah loo sameystay looga hortago. mahad sanidiin.
asc wa arin lagu farxo lakin godomiyaha waxan ka codsaneyna in ow ku dadalo sidi loga bixi laha cidamada ka la duwan gobal dhexdisa o lo daji laha milaha an dad ka daganeen sida cisaley xirada hilweyne iyo maslaxa iyo diganada dad ka ku yaryahay sida jasira iyo cilashaha biyaha gudaha magalada wa in ay daganadan o kaliya cidamada gobalka amnigisa qabilsan sida aya talo iga ah
gobalkana amnigisa ku suhmaya cidamada gobalka qabilsan dhanka amnigana wa in la basha o laga dhiga ila laba kun
Asc bahda warbaahinta qaranka waan idiin salaamay sanca xaafad maahan marka kale waa isgoys tan kale ne waxey ka tirsantahay dagmada kaaraan ee gobolka banaadir qormada iska saxa marka hore
Asc
salan ka dib howl galadda ka socda gobolka banaadir ee ah soo celinta bilicdii magaalada waa howl aad u muhiimsan oo ay wajahayaan maamulka gobolka.. waxan kaloo rabaa in aad fikir ahaan u soo jeediyo in laga faa’idaysto shaqaalaha tiradooduna badan yahay mushaarkooduna yar yahay ee wadanka ku sugan si wax wayn looga qabto hormarka wadanka guud ahaan gaar ahanaanna kan casimadda… wabillahi towfiiq
Thank you Tarsan, si fiican ayan u aqaanaa Tarsan waa nin wadani ah weliba la qabo dareenka reer muqdisho, waa meesha uu ku soo barbaaray, the right person in the right position, sidaa ayey xamar heer ku gaareysaa insha’allah
aaway sawaradii reer raadio muqdishu
qurba joogta la shaqeeya, sawir soo dhiga