Guddoomiyaha G/Sh/hoose’horjoogayaasha Shabaab Dooman ayeey ka raacayaan xeebaha Gobolka’
Published on July 31, 2011 by Mowliid · 5 Comments · 5,432 views
Maamulka G/shabeelaha hoose ee dowladda KMG ah ayaa sheeegay in xeebaha gobolkaasi ay ku soo bateeen horjagaal isugu jira ajaanib iyo Soomaali kuwaas oo ka baxsanaya dagaallada ka socda Muqdisho.
Guddoomiyaha gobolkaasi C/qaadir Maxamed Nuur ayaa Radio Muqdisho u sheegay in xeebaha gobolkaasi lagu arkayay horjoogayaal iyo maleeeshiyaad shabaab ah oo doonaya in ay Dooman halkaasi ka raacan xilliga habeenkii ah kadib markii ay ka soo carareen dagaallada ka socda Muqdisho.
Sidoo kale guddoomiyuhu waxa uu rajo xumo ka muujiyay barakacayaasha ay shabaabku sida qasabka ah ugu gureeen xero ku taala Lanbar 50 kuwaas oo uu sheegay inaysan shabaabku siinin wax raashin ah.
Hadalka guddoomiyaha ayaa ku soo beegmaya xilli maleeeshiyaadka Shabaab iyo horjoogayaashoodiiba ay inta badan isaga caraareen Muqdisho kadib markii ay ciidamada dowladdu la wareeegeen gacan ku heeeynta inta badan magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Alaah aruuriyo somana celiyo mardanbe al qawariji
asc waan idin salaamay bahda idaacada muqdishu o runtii dhiigooda u huray sida ay warka saxda ah u soo tabiyaan , waan ognahay in qawaarijta iyo kuwo u egba ay sidaas xaalkooda ku dhamaan doono , anigana waxaan ka mid ahaa dadka arinkaas hormuudka ka ahaa oo waxaan qeyb weyn ka qaatey ka leexinta dadka in ay qaataan aqliga jiran e qawaarijta iyo kuwo la hal maalo ay ku hayaan qaarada yurub. fiiro gaar ah siiyoo geediga hayanka ah oodaha ka sii fura
dowladena maxey u heli la dahay ciidamo ciidamo qab qabta gacan ku dhiiglayasha domaha ka racaya xebehena somaliya ayagoo layay dadkena iyo dalkena,,
maxeyse doladena ugu qasbi la dahay cidama ajnabiga ah ee joga xebehena somaliya iney qabtan howlaha eey dowlada u bahnatahay,,aniga waxan so jedi laha inan loo ogolan iney nabad uga baxan dalka gacan ku dhiiglayasha sida nabada ah uga racaya domaha xebaha dalkena,,
Dambiilayaasha khawaarijtu eed bay ka galeen ummadda iyo qaranka soomaaliyeedba iygoon waxba reebin waxay ummadda si naxariis darro ah qax,gumaad iyo rafaad ku dileen waxay ila tahay horta siday u baxeen ilaahey kuma soo celiyo soomaaliya intii soomaalida isku sheegaysay waxaa fiicnaan laheyd in maxkamad caalami ah la soo taago oo wixii qaranka dambi ka galay ha ahaadeen khawaarijtu ama ha ahaadeen dagaal oogayaashii hore ee qiiqa isku qarinaya oo waxoo dhan billaabay waxaa habboon dambigii ay galeen in laga abaal mariyo si aanay mar dambe u dhicin argagixiso dambe iyo dhuuni raac dagaal ooge dambe inuu ka faa,iideysto ummadda soomaaliyeed ee qarankooda jecel oo daacadda ah jaha-wareer in lagu rido iygoo u adeegsanaya qabiil iyo diin hadba kii ay ku beer laxawsadaan ummadda nabadda jecel waxaan tahniyad u dirayaa ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ee curdinka ah oo si geesinimo leh ka saaray khawaarijta godadkii ay ku jireen haddana waxaan leeyahay eryada mujrimiinta iyo ajaanibta u yimid baa,bi,inta qarannimada dalka iyo dadka soomaaliyeed waxaan ilaahey ka baryayaa mar walba inay guushu raacdo xoogga dalka soomaaliyeed ee geesiyaasha ah.guuleysta oo noolaada.
waan idin salaamay dhamaantiin. Anigu waxay iila muuqataa tobanaanka markab ee shisheeye ayaa diyaar u ah inay galbiyaan gacan kudhiiglayaasha shacabka cunay. Waayo waxay awoodaan in ay qabqabtaan si cadaalada loo horkeeno. XDS ayaa soo qaqaban doona insha allaah.