Wednesday, September 17th, 2014

Guddoomiyaha G/Banaadir oo kulan la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka

Published on February 21, 2013 by   ·   1 Comment  ·   1,785 views

Kadib kulan uu maanta kula yeeshay  xafiiskiisa duqa magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayey ku booriyeen dedaalka uu ka wado magaalada Muqdisho iyo sida uu uga dhigay meel wada ifeysa.

Odayaashani oo ka mid ahaa kuwii soo dhisay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay balan qaadeen in cid waliba oo ka soo baxda howlaha loo igmaday ay garab istaagayaan oo ay ammaan iyo bogaadin u soo jeedinayaa Duqa magaalada Muqdishana uu  yahay ruux gutay waajibaadkii ka saarnaa xilka uu u hayo Shacabka magaalada Muqdisho ku nool.

Odayaasha oo qaar ka mid ah hadalo u badan guubaabo ka jeediyay ayaa kula dardaarmay Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” in uu sii wado dedaalka iyo halka uu la doonayo magaalada Muqdisho.

Ugu danbey gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Tarsan oo ka hadlayay kulanka uu la qaatay odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay in ay casuumaaan odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed isagana uu gogosha dhigayo si loo dhameeyo inta mad madoowga jira waxaana uu magaalada Muqdish ku tilmaamay in ay tahay Caasimadii dalka hadii ay ammaan noqotana dalka oo dhami uu noqonayo mid wada ammaan ah.

Dhanka kale waxaa maanta xarunta gobolka Banaadir siminaar socday 15-cisho oo lagu baranayay nidaamka Casirga ah ee Computersadika ah loogu soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha dowlada hoose ee Xamar,waxaana shahaadooyin lagu gudoonsiiyay qaar ka mid ah shaqaalahaasi siminarka loo soo xiray.

Maxamuud Axmed Nuur  Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo soo xirayay siminaarkani ayaa waxaa uu uga mahad celiyay hay’adaha soo agaasimay isagoo ku tilmaamay horumar looga gudbayo culesyo jiray.

Bogaadinta iyo ammaanta ay maanta u soo jeediyeen odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed qaar ka mid ah ayaa waxaa uu imaanayaa xili maamulka gobolka Banaadir uu ku guuleeystay tilaabadii looga dhigayay magaalada mid wada ifeysa oo looga baxayay Mugdiga isla markaana dib loogu soo celinayay bilicdii ay magaalada Muqdisho lahaan jirtay Bari Samaadkii.

Readers Comments (1)

  1. Alle haku liibaano akhiro iyo aduun yadaba mudane tarsan mudane alle haku sharfo runtii waadna sharaftay hadii aannahay umada somaliyeed waa hubaal in masuul kasta alle wuu eegayaa shacabkuna wey daawanayaan waxan arkeynaa iftiinka kasoo baxaya magaalada muqdisho iyo horumrka ay kusii tilaabsatay iyo wadada qorxoon oo ay ku jaheysan tahay caasimada dalkeena waxaa muhiim ah in aan dhamaanteen aan hareeraha wada qabano si aysan dibnooga laaban allow hanaga celin wanaaga somaliyeey nabad guul guuuuullll




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Shirka Jubbooyinka

Qaramada Midoobay oo soo dhowaysay shirka dib-uheshiisiinta Kismayo

Kismayo, 17 Sebtember 2014 – Ku-xigeenka ergayga-gaarka ah ...
dhalinyaro

Tababar ku saabsan isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay degmada Hodan

Tababarkaan oo socon doono muddo labo cisho ah, ...
Muungaab Sawir Hore

Guddoomiyaha gobolka benaadir oo xarigga ka rajay xarunta Waaxda Koowaad ee degmada Shibis

[caption id="attachment_196901" align="aligncenter" width="640"] Muungaab Sawir Hore[/caption] Guddoomiyaha Gobolka ...
Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
jowhar

Maamulka degmada Jowhar oo walaac ka muujiyay fatahaadda Wabiga (Dhageyso)

Maamulka degmada Jowhar ayaa walaac ka muujiyay fatahaad ...
Maxaas

Ciidamada oo adkeeyay Amaanka degmada Maxaas

Maamulka degmada Maxaas ayaa ka warbixiyay ammaanka iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-17-9-20141.mp3"][/audio]
DSC_9117

R/wasaarha oo sheegay in 2015-ka Shabaab laga ciribtiri doono dalka

R/wasaare C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa sheegay in ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Barnamijka-Bandhiga-Waraysiyada-ee-Caawa-16.09.2014.mp3"][/audio]
DSC01585

Kulan horumarinta Waxbarashada looga hadlayey oo Muqdisho ka dhacay

Ururka Wadaniga ah ee u Dooda Waxbarasho loo ...
MM

Q.M iyo IGAD oo dowladda ku ammaanay hirgelinta dib u heshiisiinta

Ergada ka qeyb-galeysa shirweynaha dib u heshiisiinta deegaannada ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-HABEEN-16.9.2014.mp3"][/audio]
Psdt

Madaxweyne Xasan Sheekh: “Dadka cabashada qaba waa in la soo dhoweeyo shirka Kismaayana lagu soo biiriyo” (Sawirro)

Kismaayo 16 september 2014-Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
DSCN0752

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Baydhabo Kula Kulmay Saraakiisha Ciidammada Xoogga Dalka Ee Gobollada Baay,Bakool Iyo Gedo “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
Sawir Hore

Shaqaalaha Dab-damiska ee gobolka benaadir oo tababar loo soo xiray

[caption id="attachment_145161" align="aligncenter" width="640"] Sawir Hore[/caption] Guddoomiye ku-xigeenka gobolka ...
DSC_9117

Ra’iisul wasaare Cabdiweli oo ka qeyb galaya xaflad lagu qabanayo Birmingham “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaaraha dalka iyo wefdi uu hogaaminayo oo ...
7

Bannaanbax lagu taageerayay howlgalka badweynta Hindiya oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Bannaanbax lagu taageerayay guulaha ay ciidanka dowladda Federaalka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-16.09.2014.mp3"][/audio]
Cawad

Mahad Cabdalla: “Kalfadhiga Shanaad ee baarlamaanka waxa uu furmayaa 20-ka bishan” VIDEO

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee barlamanka mudane Mahad Cabdalla ...
Sawir Hore

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah u furay shirweynaha dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
DSCN3344

Wasiirka haweenka oo sheegtay inay soo saarayaan sharciga ka hortaga xadgudubka jinsiga “VIDEO”

Wasiirka haweenka iyo xuquuqda Aadanaha ee Xukumadda Soomaaliya ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaalaha rayidka ee dowladda oo ka qeyb qaadanaya gurmad u fidinta dadka abaaruhu saameysay

Kulankaan oo ay isugu yimaadeen Agaasimeyaasha Guud ee ...
Xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha J.F Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ...
goodax

Wasiirka arrimaha gudaha oo Kismaayo gaaray

Sawir Hore Wasiirka arrimaha gudaa iyo Federaalka mudane Cabdullaahi ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-16-9-2014.mp3"][/audio]
PM

Ra’iisul wasaaaraha oo gaaray London

Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ...
jowhar

Kulan wada-tashi ah oo ka dhacay Jowhar

Qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka gobolka ...
Jajalaqsi

Maamulka degmada Jalalaqsi oo la kumay qeybaha bulshada

Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa kulan ...
Sawir Hore

Madaxweynaha oo ku sii jeeda Kismaayo

[caption id="attachment_204705" align="aligncenter" width="660"] Sawir Hore[/caption] Madaxweyne Xasan Sheekh ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
mi1

Gobollada iyo magaalooyinka Dalka oo yeelanaya cinwaan (POSTAL CODE)

Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraahim ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-15.09.2014.mp3"][/audio]
IMG_9962

Daawo Sawirrada:- Kulankii Madaxweynaha Dalka Uu La Qaatay Madaxda Warbaahinta Soomaaliyeed

Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada ...
DSC01882

Wasiirka Qorsheynta Dalka Iyo Isku Duwaha Q.M Philippe Lazzarini Oo Arrimo Kale Duwan Ka Wada Hadlay “Sawirro”

Wasiirka wasaaradda  qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga Xukuumadda Soomaaliya  ...

Tubta Toosan

Sheekh Nuur Baaruud

Sheekh Nuur Baaruud: Xamaasad iyo Jaahilnimo diineed ayay ku sifoobeen Al-Shabaab

Guddoomiye ku-xigeenka Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ahna afhayeenka hay'adda ...
Godane-150x150

Maxaa lagu xasuusan doonaa Axmed Godane ? Dhageyso

Toddobaadkii hore waxaa duqeyn diyaaradeed oo Mareykanku fuliyeen ...
Godane

Taariikhda Godane, Dhageyso oo akhriso

Shalay oo Jimco ahayd ayaa si rasmi ah ...