Guddoomiyaha Degmada Warta Nabadda oo dhalinyarada ku boorrisay in ay ka qeybqaataan horumarka dalka
Published on January 11, 2013 by Mowliid · 2 Comments · 2,342 views
Maamulka degmada Warta-nabadda ayaa sheegay in dhalinyarada maanta ay yihiin kuwii bedeli lahaa jiilka cuslaaday udub dhexaadna ay u yihiin horumarka dalka ayna umidoobaan sidii ay uga shaqeyn lahaayeen amaanka guud ee caasimadda dalka.
Marwo Deeqo C/qaadir Guddoomiyaha degmada Warta Nabadda ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ku boorrisay in ay gacan ka geystaan xasilinta dalka iyo nabad ku soo dabaalidiisa iyadoo ku guubaabisay in arimahaasi ay kala shaqeeyaan dowladda.
Sidoo kale guddoomiyaha ayaa xusatay in xilliga dhalinyarada ay tahay marka ugu haboon ee qofka looga faa’iideysan karo maskax ahaan iyo muruq ahaanba, waxeyna tilmaantay in lagama maarmaan ay tahay in dhalinyaradu ay wax bartaan maadaama horumarka dal walba uu ku xiranyahay hadba sida loo horumariyo aqoonta dhalinyrada.
‘’Dhalinyaradu waa kuwii bedeli lahaa madaxda dalka hadeey noqdaan kuwo xil kas ah, wadaniyiin ah isla markaana sare u qaada aqoontooda, waxaana idiin rajeynaa inaad ka fogaataan waxyaaba xun xun sida qabyaaladda’’ ayeey kula dardaarantay dhalinyarada Deeqa C/qaadir guddoomiyaha degmada Warta Nabadda.
Marwo Deeqo Gudoomiyaha Warta Nabadda ayaa kula dardaarantay dhalinyarada in ay u istaagaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen horumarinta dalka, kana hortagaan wax kasta oo liddi ku ah wada jirka iyo dowladnimada ummadda Soomaaliyeed.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Waxan salamayaa dhamaan shaqaalaha radio muqdisho iyo gudomiyaha warta nabada deeqo c/qaadir runtii aad bey iixanun jisay talada marwo deeqo waxan dhihi karaa waa masuul maskax saliim ah kujirto hadii aan nahay dada burburka kubar baartay walalyal ruuxa bini aadamka ah hadii uu san wax baran ma ahan bini aadam ma ahan xawayaan qofka jahilka ah magaranayo shaqsiyadiisa waxa u wanagsan cid kalaba yuu wax tarin waad aragtaan maanta dhalinta jirta in ay wax badbaad shaan waxaa uga fudud in ay naftooda qarxiyaan waxaana sabab u ah jahli marka walalayaal shalay hadii aan aragnay sida wax loodilo maantana aan barano sida noo wanagsan aduunka iyo aakhiroba ..ilaahow nawaafaji jidka toosan
ASALAAMU CALAYKUM DHAMAAN SHAQAALAHA RADIO MOGDISHO. MARWO DEEQO WAADNADEEQDAY WALAAL TALO WANAAGSAN QABYAALADU WAA JAHLIGA QODABADIISA MIDA UGU HOOSAYSA OO WAXAY KALA QOQOBTAA LABO HOOYO WADA DHASHAYEE ILAAHAY MUJTAMACEENA HAKA DAAWEEYO MIDA KALE WAAN KU FARAHSANAHAY DAGMADEYDII IN AAD GUDOOMIYE KATAHAY WARTA NABADHA WALIGEED HORMUUDBAY AHEED EE HALKAAS KASII WADA WADHIIGLAY WASAARAD WAAYE INTA KALE WAKAALAD WAAYE WASHITONA WAABABWAAYE GUUL WACAN